site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IS ABDI-QASIM SALAD-HASSAN GUY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): IS ABDI-QASIM SALAD-HASSAN GUY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Smell the coffee

Monday, September 11, 2000 - 10:41 am
It is a know fact that he was chosen by the president of D'jabuti. He was chosen after spending a close door meeting(if you know what i mean) with the Jabuti president. Morover, bear in mind that, he hesitated when his wife inquired, why was his behind wet when he finished the meeting with Jabuti Presindent? Ask your selves. Stay tune for more de-classification of Abdi-qasim salad hassan's classified files.


Truth be told

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Monday, September 11, 2000 - 10:50 am
gay not a guy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 03:29 pm
walaalayaal anigoo welli sii wada mowluuceygii baan waxaan dhihi lahaa in dadkii hore ay aad inooga wanaagsanaayeen xagga galmada oo hataa waqtiga la isugu tagayo waxey ahayd habeenkii saqda dhexe oo feynuuska la isu gaabsan jiray oo aan gabadha ama qofta dumarka ahi aan cowradeeda la arki jirin oo ninkana xubintiisa galmada ayan xaaskiisa waligeed ayan arki jirin oo qolkoo mugdi ah sidii iyadoo la is dabagurayo ama uu tuug reera gurigood u soo dhacay uu ninka naagtiisa iyadoon ka warqabin maxalka saxiixa ah oga tagi jiray ama gudaha ha ku hubsado ama banaakiisaba ha ooga daadtaan oo ceeb bey ahayd inuu ninka ka codsado in naagtiisa hataa ay labada xubin ay isku aaddiso oo haddii ay gacanteeda ay gaadhanna xubinta ragga gabadha ama xaaska todoba goor bey iska dhiqi jirtay sidii iyadoo najaasa taabatay ama eey iyo doonfaar ay gacanteedu taabteen maalinta cad lagamaba wada hadli karin arrin ku saabsan galmada oo ninka haddii afkiisu ay soo dhaafto wax ku saabsan arrinka galmada waxaa loo qaadan jiray inuu khasiis yahay oo aanan waxba isku falayn haddii gabadha afkeeda uu soo maro wax ku saabsan arrimmaha galmada iyana waxaa loo qaadan jiray sidii iney tahay qof sharmuuta ah oo aan waxba ka xishooneyn Habeenkii markii ay shanqarta yaraato oo dadka dariska ahi ay wada seexdaan oo ilma iyo cunnug dhaqdhaqaaqayaa aanu jirrin dabadeed baa odayga ku soo gudi jiray xaaskiisii uu iska yeelayo sidii tukke meel sharqan badan wax ka jeedaalinaya iskana ilaalinaya bal in dadku ama iyada xaaskuba ay ku soo baraarugto oo ceebtii ahayd ay gondahiisa ahaato buu soo yara taaktaaksadaa oo si xirfadi ku dheehantahay faraqa guntiinada (hadda maahan gadhxirka) dacal yar ka qabtaa oo yaraha jiidaa sidii guntin sirikheed la furayo, buu haddana inta soo dhawaado oo duluca gorgoraduna meel baasoo la qabtuu leeyahay buu gacanta ku doondoonaa isagoo iska ilaalinaya bal in gacantiisa gaadho bowydyaheeda ama meel jidhkeedaasi ka mid ah si ayan u soo kicin ama ayan ugu qaban waxan uu xadayo, duluca kolkuu dabciyuu waxoogaa si aayar ah dhinac isaga soo salaxaa sidii inuu dhinac jiifo oo ku dhaqaaqaa inuu guntiinadii kor u soo guro oo gorgoraddiina gabbi ahaan isugu keenno meel aanan xuduntiina aanan gaarin kana saraysa inanta bowydyaheeda iyo baryaheeda, intaa kolka odayga xaal u marayaa waxaa qufax iyo riiraxyo ka wareega islaan inanta Eedadeed ahoo ,Darrinni ay u taal labada siriir dhexdooda ku qabsan qolqolka dhinaciisa shishe waa meeshii ay ashhuumadu yaaleyne, beryahaanba reerka ku marti ahayd oo sidii iney wax la socoto ama ay leedahay waaryaaya maxaad sameyneysaan, is rogrogta oo neef neefsata , buu odayga wuxuu usugaa labaataneeyo daqiiqadood intay xasaradu kala dagi oo dabeed shaqadii mar labaad bilaabaa oo casharkii halkiisii ka wadaa iyo dulucii inanta uu sii yara gujiyo bal iney wuxuba meesha ka baxaan, Isagana si aanu waxba la socon si is yaraha qaafin ah macawiista ilkaha ku sii qabtaa oo waxiisii oo iska diyaar ah u maxal raadraadiyaa oo iyana haddeey soo kacdo waxeey iska dhigtaa sidii ay welli hurdo xoog badan ay ku jidho ayba riyooneyso intuu ka dhameysto,
oo kolkii uu dhameystana si degdegsiiya ahi u qabto halak isaga sariirtu u tiilay oo labaduna ismayan arag subaxii oo waa laba qof aanan waxba sameyn oo sharaf leh aanan waligood waxba sameyn oo wixi waxaas sameeyana waa wax ceebeysan ,

Galmada casrigana dib ayaan idiinku soo gudbin doonaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Monday, September 11, 2000 - 03:38 pm
saaxibow waxaan inta loga hadlin aa kntee xaa jira, hada waaba bilowdee wax ma iga shegi kartaa hoos udaga waa fahan taan umalaynaa xaaskaga igu dhibtay waxaas ana ilaahan ka cabsanaa inaa sameeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigale

Tuesday, September 12, 2000 - 06:06 am
KAFFE URAAYE!

WAXAA SHAKI KU JIRIN IN AAD LAGA ROONE TAHAY!!!

Adiga waxaad is weydiisaa, maxaa kuugu qasbey in aad ku fekirto wax wasaq ah. Yaraantada maa lagu fuuley? Marqaati maa ka aheyd markii war xuma tashilka aad baafineyso ey dhacdey. Wasaqdan aad ku hadleyso waddammada reer galbeedka ey ka dhacdaa, marka waxaa cad in yarantaada lagu fara xumeeyay.

You are so worried about being gay, well maybe you are.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soyanloyan

Wednesday, September 13, 2000 - 05:21 am
Dear reader

It's a no no thing so say some no sense about a well respected man that he is a gay.! As somali citezen you have the right to say something about the system but you have no right what so ever to assult an indeviesaul.SO stop assulting you ESL students who you don't know how to write a word such as guy and what he met was gay . stuipts.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 01:27 pm
SALLAANTA RABI IGA QAADA MUSLINOW,KA DIB WAA YAABAY MARKAAN AQRIYEY WARKAAN.
IYADOO AY XAAARAAN KA HOR AYBA CEEB TAHAY IN LAGU SHEEGO NIN MUSLIN AH (AMABA KAAFIR)WAXUUSAN AHAYN

MARKA TAAL WAXAY CADDAYN U TAHAY WUXUU NOO SHEEGAY MADAXWEYNAHA KMG J.SOMALIA DR,ABDULKASSIM SALLAD HASSAN WUXUU KHUDBOOYINKIISSA GAAGAABAN KU YIRI"LABA JIIL AYAA DHUMAY 10KA SANADEE BURBURKA SOMALIA" MARKA WARKIISA WAXAA IGALA MUUQDA IN UU MADAXWEYNAHA MEEL DHEEL WAX KA ARKO TAASNA WAXAY CADDAYN U TAHAY IN UU YAHAY NIN WAAYO ARAG IYO RABBI YAQAAN YAHAY.

MARKA NINKII RA'YI GAN KA SHEEGAY AMA KU TILMAAMAY WAX CEEB AH WAXAAN GARAN KARNAA IN UU YAHAY 2 DII JIIL LA YIRI WAY DHUMEEN NINKAAS MEESHUU RABO HAKU NOOLAADEE KOLEY ANIGA INTAAN JIRAY KILMADDA GUY AMA GAY (QAAR BAA BA U TOOSINAAYA)
SOMALIA KUMA AAN MAQAL.

MARKAA ILAAH U BARYA IN UU KUWA LUMAY XAQQA TUSIYO

SALAAMU C/KUM W/RAXMATULAAHIW/BRKATU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liqaaye

Tuesday, September 19, 2000 - 07:30 am
To Coffee uraaye:
waryaa nacasyahow raba in uu ESL halkaan ku barto jooji aflagaadada hadii aad ciil kaqabto dowlada cusub oo aad larabtay cidihiina aadna weysay ciida cantuug ama ismerji. tankale wax aan soomaalidu dhaqan u laheyn hakeenin goobta hadii uu khaniis jiro that's only U mana aad tihid teen age ee hadaad soomaali taqaan sida loo qoro car iigu soo jawaab xayawaan yahow uraaya.hadaad tahay nin wax garanaya kuma aad hadasheen waxa aad sheegtay. mida kale ogow in la'aqrinaayo gaalo iyo muslin ha ceebayn soomaalida hana kuciyaarin magaca calanka iyo umada.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.