dhudi | Monday, September 11, 2000 - 11:44 am Dhulkan ay degaan majeerenku sidee buu ku noqday waqooyi bari waa koonfuta bari weeyan, aniguse yaabaye waqooyi bari miyayna ahayn togdheer sool iyo sanaag.Dadka juqurafiga ku wanaagsan baan figradan u soo jeediyay |
keenadiid | Monday, September 11, 2000 - 12:11 pm "JUQURAAFIGA KU WANAAGSAN" = MAJEERTEEN |
ifraah | Monday, September 11, 2000 - 03:01 pm dhudi waa saad shegtay amba waan yabanahy inaabti |
Xoogsade | Monday, September 11, 2000 - 04:27 pm Arliga aad sheegtay waxaa la yidhaa BARI... |
Anonymous | Tuesday, September 12, 2000 - 02:52 am jeography-ga wali maa aadan fahmin, north east iyo north western hadaadan kala fahamsanayn |
Jiidali | Tuesday, September 12, 2000 - 02:57 am Sool iyo sanaagba waa Waqooyi bari, togdheer kuma ey jirto wiil yahoow ama gabaryahay. Bari iyo Nugaalna sidoo kale waa waqooyi bari Juquraafi ahaan. |