site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa ila Qaba in Gobolwalba Wasaaradda ku habboon la geeyo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Yaa ila Qaba in Gobolwalba Wasaaradda ku habboon la geeyo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Tuesday, September 12, 2000 - 01:17 am
Maxaad ka qabtaan raýiga ah in magaalo walba oo ku haboon lageeyo wassaarad ku habboon, oo aan magaalo madaxda kaliya aan lawada keenin wasaaradaha oo dhan. si loo joojiyo xaq darrada iyo isboobka iyo caddalo darrada.
Kawarrama haddii Hargeysa lageeyo wasaaradda hurumarinta iyo waxwada qabsiga (lacagaha mucaawinada lagu helo), tan beeraha la geeyo Marka ama Baydhabo, tan gaashaandhigga Balatweyne, tan xoolaha Guriceel, tan warfaafinta Laascaanood, tan dalxiiska Zaylac en so on. Kulli waa mitaal oo kali ya.
Arrintan suurto gal ma noqon kartaa??? makeeni kartaa caddaalad ah xagga shaqaaleynta? sideed u aragtaan raýigeyga??

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.