site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garaad Abshir oo Somaliland xirtay........KHALAD

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Garaad Abshir oo Somaliland xirtay........KHALAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdinur

Tuesday, September 12, 2000 - 01:42 am
Waa marka hore'e in qabiil magiciisa la sheego khalad kuma jir haddii aan si aan habboonayn loo isticmaalin.

Aniga oo ah dhulbahante ayaan waxaan u arkay dhacdada ka dhacday Berbera dhowaan ee ahay xidhiddii la xiray Garaad Abshir Saalax in ay ahayd mid aan haboonayn.

SABAB:

Waa marka hor'e is hortaag la is hortaago xorriiyada ama afkaar dhiibasho waa astaamihii uu caanka ku ahaa xukunkii khaldanaa ee ina soo maray. Sidaa awgeed in dowladda isku magacawday "Somali Land", ay sameeyaan wixii ay iyagu ka caban jireen waa mid aan arkay khalad.

Waa marka labaade, Garaad sidiisaba waa nin madax ah oo dad (bulsho/qabiil) soo doorteen. Sidaa awgeed marka bulsho/qabiil kale sabab la'aan ku qabsadaan Garaad waxaa dhalan kara iska hor imaad labadaa bulsho ah. Iska hor imaad nooca doonaba ha noqdee wax aynu maanta u baahanahay ma aha.

Qoraalkayga yaan loo qaadan mid ku salaysan qaliil jeclaysi ama qabiil necayb. Waa mid ka turjumaay sida aan arkay arrintaas iyada ah.

Waa dood furan. Maaddaama ay adag tahay akhirka maqaal dheer ayaan jeclahay in aan yar yareeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxejis

Tuesday, September 12, 2000 - 02:51 am
Cabdinuur,

Waxaad sheegtey waa hadal aad uqurbadan, laakiin iska hor imaadkii aad kadigeysey waakan dhacay oo Hawd waxaa lagu xirxirey oo lootaxaabey Jeelka kuyaala Magaalada Buuhoodle 12 nin oo ah Isaaaaq ama "Somaliland" hadba kaad utaqaano.

Marka Ninkii cigaal ahaa wuxuu rabey wuu heley oo waakaas oo maanta Isaaaq iyo Dhulbahante waakaas iska hor imaadey.

Abtiyaal waxaan raali kama aanaan ahin ee raali kanoqda qaladka Habar awal ee kagashey Faarax Garaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAJECEL

Tuesday, September 12, 2000 - 04:36 am
to abdinu iyo gar xajis

ugu horayntii iga gudooma salaan tan labaad aniga habiye darod iyo isaq toona ma,ahi laakinn aad iyo aad ayaan idunku raacsanahay arintan dhacday waana wax lala yaabo ceeb weyn ayaana kasoo gaartay cigaal,

halkan waxaan kala hadlayaa dadka isaqa ah ee hurdo ee aan wali fahmin ujeedada weyn ee uu cigaal leeyahay,waxaan aamin sanahay in uu idinku sameyaya walina sameynayo mental abiuse wali ma maqashay heestii ahayd (STAND UP FOR YOUR RIGHT) SO ISAQ PEAPLE I BELEAVE THERE IS NO WHAT YOU CALL SOMALILAND AND PRESIDENT CIGAL WE ARE ALL SOMALIANS AND WE HAVE TO CARE AND RESPECT EACH OTHER, lajecel1@yahoo.com

Regards
lajecel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Tuesday, September 12, 2000 - 05:02 am
Wow meeshan oo kalaa sharaf leh sida sharafta leh la isigu jawaabyo halkaa ka wada .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoor

Tuesday, September 12, 2000 - 05:05 am
Ifraah Kuuntadaada usheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Tuesday, September 12, 2000 - 05:25 am
idoor sorry you are not my type

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-ogaadeen

Tuesday, September 12, 2000 - 06:10 am
Aad iyo aad baan oogaxumahay arinta ay falayaan iidoor, xaq umalaha in iidoor xirto ciduu doono, soomaalina way istaqaan cid kastana qabiil ayuu kadhashay,dhib danbane dooni mayno, hadayse dhacdo waala ogaan doonaa ciday udarnaato. intaas kadib, waxaa doonayaa walaalahay dhulbahante inay samarka badiyaan, arintan ma'fududo meel fog ayay taabanaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas

Tuesday, September 12, 2000 - 06:18 am
Barkad iyo Habar awal aqoon la'aan ayaa kala heysata! war maad joojisaan qaldaannimada aad wadaan qolyihiinaan habar awal?, walee waa la arki doonaa waxa dhici doona. Hadana 12 nin ayaa u xiran siideyta G Abshir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 12, 2000 - 07:06 am
Saaxiibayaal dhulbahante waa reerkii murtida soomaalida laga soo isla markaana fardaha lahaan jiray, wadaninimiduna aad bey ugu dheertahayoo marna ma ogolaanayaan wadan la kala goofooyo ama ku farxa ama ka naxa,markay dagaal noqotana iidoorow waan isnaqaan oo leys keen bari maayo.
Si degdega garaadka u soo daaya waana digniintii ugu dambeysay hadii kale dabacayuunow
dib haka caban ogow qof walibana inuu qof wada maraya qabsan sano.
NB:Waxaan nahay ragii cali dhuux iyo Ismaaciil mire ka dhasheene ha ilaawin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil hayaag

Tuesday, September 12, 2000 - 07:17 am
Reer shixisaxaaqow saaxiibayaal garaadka noo soo daaya oo weliba si degdeg ah sharaftiisiina ugu soo celiya anagu ma nihin qudhunland ee waxa nala yidhaaha Daraawiish oo weliba sifiican ayaad noo taqaanaan,wax Soomaalinimo ka hooseeyana Ingiriiskan aad ilaaha u heysataan ayaan ka diidnay.Ogaada qof waliba inuu qof meel maraya qabsan karo oo aqalkiisa maxkamad ku soo taagi karo, markaa saaxiib daba cayuunow kala baro reeraha aad u libaaxeyn karto iyo kuwa kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanaag

Tuesday, September 12, 2000 - 07:23 am
Wiil hayaag wel said:

Walee inaad nin rag ah tahay.

Idoor wuxuu samey karahayo ma ey jirto. 12 nin ayaana loo hayaa, marka hade xaalku waa saas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER HAWD

Tuesday, September 12, 2000 - 08:52 am
cong's all of you sanaag,ugaas,anon, Abdinur. and all my brothers nd sisters of dhulbahante people anaga waa nala yaqaanaa idoor falax falaxdiisana meel xun bay ka tuuriyee soo ogaada. Murtida halka aad ku soo koobteen hadii uu cigaal ogaan lahaa ma buusan xireen GARAADKA, Waar isaaqow waa anka iyo idinka. Hada waa na taqaaniin oo waa daraawiishtii, ILAAHEY baa igu og hal mar baynu idin xaaqi oo bartiina lagu diimi.Ee ha isku kaaya dirinee GARAADKA soo daaya hadii kale xabad xabad baan idiin tooganayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Tuesday, September 12, 2000 - 11:21 am
war imisaan laheyn dhulbahantoow kahar isaaqa!! imisaan lahayn soomaaliland waa isaaqa oo cilmiyeysan!!! markaas saad kadhaman weydeen oo marne magac uyaal meel idinku sheegaan marne idin xirxirtaan,(hal kasto meeshey isdhigtaa lagu qalaa)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadaad

Tuesday, September 12, 2000 - 11:35 am
Ka daaya Qabiilka meesha oo isla yaaba doodiina shega iyadoon Qabiil ku jirin Garaadkana waa in la soo daaya 12 ee ••••• ee Buhoodle ku xidhana waa in la sii daaya oo dadku sidaa ku kala nabad galaa Anigu waxaan ka Imi Nawaaxiga Buhoodle l;aakiin ma jecleysan nimankiinan Qabiilka ku qoraya meesha bal eega dadka kale sida ey wax u qoraan aad bey u yar tahay qof qabiilkiisa meesha ku qoraya ee qof walbaa waxuu ka hadlaa mawduuca oo doonayo inuu ka hadlo Its Time to stop please.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGADEN2

Tuesday, September 12, 2000 - 11:39 am
DHULOS WAABAD HANJABAYSIIN. WADH-WADH.
WAAR BARYOOTAMA OO WAXAAD TIDHAAHDIIN

REER SHEEKH ISAAQOW ABTAYAALOW GARAADKA NOO SOO DAAYA. ILLEEN WAYNU OGNAHAY OO IIDDOOR ISKAMA WAABIN KARTIINE NIMANKII DHABAYACO EE MAJEERTEENA WAX IDIIN QABAN MAAYAANE.

WALLEE XAALADDIINU WAA:

UMMAD DALKOODII
LOO DIIDAN YAHAY.
UMMAD DADKOODII
DUSHA LAGA RARTAA
LA DULMAYOO
LA DUUDSIYOO
XAQOODII LAGA DAFIRAY.

WAAR RAG TALAA LAGU OGAAYE TASHADA.

NABADIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

InaBeydan

Tuesday, September 12, 2000 - 12:07 pm
Ninkaagan OGaden sheeganaya waa hadaad tahay hadal aan fiicnayn ha la iman meesha IIdoorna 12 baa ka xidhan reerka aad sheegetyna 1 nin baa ka xidhan markaa reerka aad sheegatey waxba ka sheegim maayo oo waxaa fiican in qofka hadalkiisu qiimo U yeelo ee war fiican meesha la kaalay marba Afaray yar ha soo qorin aan waxba kuu tarayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

realy ogaden

Tuesday, September 12, 2000 - 12:32 pm
TO:ogaden2

awowgaa la naar war hanagu dirin dhulbahte waa walaahaygee idoor gaal ahoo madow baad ahayde shego cidaad ku abtirsatid ogadenkuna ma dhahaan NABDIINE ee dhulbahtow taa ogada waa wixii yahuuda ahaa ee wasaqda ahaa war idoorow intaa candhada dhulka ku hayseen baa somali dowlad samysatay waxaan maqlayay idoorkii oo marqaansan baa usoo socda new york war nili aqoonsan mahayee aayar somali dhinac ka raaca wax yohow gaalda jecel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo

Tuesday, September 12, 2000 - 12:34 pm
ogaden2, ninka sheeganayo waa iidoor doonayo in uu is ku diro walaalaha ogaadeen iyo dhulbahante, watch out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

InaBeydan

Tuesday, September 12, 2000 - 01:03 pm
RealOgaden iyo Kismaayo waan fahanay Nacaska isku sheegay Ogaden2 waxuu yahay suurtoobimaysana in halkan Ogaadeen iyo Dgulbahante isku caayo ee taa la socda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Tuesday, September 12, 2000 - 01:08 pm
TO:buuhodle

Reer hagar hilba u qal haku daba hashleyeene walee waa geesiyaal reer abtigay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugule

Tuesday, September 12, 2000 - 03:02 pm
TO:ogaden2

Doqomadii duufka lahaa ma hadalayaan war wax yohow jaajuska ah bal xorooba intaydaan dad dhul leh afka ku taagin oo mowqif yeesha niligu yimaado maxaad dhulos ka caayi waxaan waqooyi soo tagnaa INA CIGAAL oo sadex nin oo ogaaden ah gacanta ugashay dawlada ithopia lana dilay aad xitaa wax ka odhan waydeen SNM watii ragiina xiniyaha iyagoo nool ka goyn jiray ee maxaad ka hadli WAX YOHOW KOOMBADA DHEER KU DAWARSADA hadii labo shilin manta lagu siiyo abahaa baad soo dili saas darteed baad KENYA iyo ithopia idiin USE garaysaa markay aragtay inaydaan mowqif niliigu yimaado inaydaan lahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugule

Tuesday, September 12, 2000 - 03:04 pm

Tuesday, September 12, 2000 - 03:19 pm
SUGULE.

heeryada gumaysiga ee ku saaran iska rog marka hore intaadan dhaladka ogadeen wax ka sheegin.
ha isku dayin inaan cinwaanka sheekada bedesho ood ogadeen u bedesho. ogaden iyo somalida la deggenba dawlad ayaa gumaysata idinkase qabiil ayaa idin gumaysta.

waar qolooyinkiinan isku sheegi ogaden ee u hiilinaya dhulbahante maxaad iskaga lugoynaysiin yixiriinta aan caqliga lahayn lama taageeree ee kolla dhabayaco waso kolla iiddoor. miyaydaan arag sida forumska dhexdiisa ay nacasiinta harti idiinku caayaan.

dhulbahantaha badankood waa ilma xaaraanyo isaaaq gabdhahooda uu la geerashayn jiray ka dhalay.

nabaadiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEYSAWE

Tuesday, September 12, 2000 - 03:36 pm
ANONYMOUS LOL LOL LOL!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
YOU ARE THE REALLY OGADEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali Dhuux

Tuesday, September 12, 2000 - 04:01 pm
Nimankiinan Ogaadeen ma inaan weyl kale idiin dabraad doonaysaan....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYID KA

Tuesday, September 12, 2000 - 04:15 pm
DARAAWIISH TEYDAAY IMAAD IGU CAASISEEN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANAB

Tuesday, September 12, 2000 - 04:21 pm
WAA AQURI SAMAAN CAGDHEER IDOOR U HIILINAYSA

HORTA MAGCYO BADANAA

OGADEN2
ANONMOUS
HARGAYSAWI

MARBA MAGACA SOO BADAL IDOOR AF KU DHOGARLE DHULBAHANTE CALANKII IDOOR WAKII KU GUBAY LAASCANOOD DHEXDEEDA MAXAAD QAADI IDOORNA ANGAA DHAMYNAY BURCO KALIYAAN KAGA DILANAY 10000 KUN MAXAAD U AARSAN WAYDEEN WAA IDINKA INTAA KA CAYTAMAY NET

QOFKAN WAA IDOORKII MESHA GABAYDA KA CAYTAMI JIRAY OO MARKUU BORING QADUU DAROODKA SOO DHEXGAALAA SUU ISUGU DIRO SUU WAX U QORAAN AQAAN EE BAL U FIIRSADA/WARYAA MARKAA DADKA KU SOO ASBAXDID EED BEER AAD KA DHARAGTID KUU SAARAN COMPUTARKA AGTIISA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARGEYSAWE

Tuesday, September 12, 2000 - 04:36 pm
ANAB, RAGA KADHEX BAX NAYAAAAAAAAAAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ColBeydan

Tuesday, September 12, 2000 - 05:10 pm
Xiniinyo meeye raga Buhoodle ku xidhan soo daaya oo rag iska dhiga Ninbaa loo xidhay 12 ee ceyda ka daaya netka mee rasaasey mee rageedii Mise HAYE iyo BADWEYN baad idiin galaa Ileyn weyne is naqaane Qolyahan kale waxba internetka haku faanina Margaad Guduubrsi oo umada soomaliyeed ugu wanaagsan ku duusheen oo dumarkoodii iyo maatadii kaleyseen oo mas'uul ka yahay Ina Tuur maxaad xagan bariga ugu soo duuli weydeen ? Jawaabta waa ogtihiin FARDOJAAN baa laga baqayaa iyo COl Beydan Weynu is naqaanaa oo walaahaya ee faanka kala fadhiista Internetka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar jeclo

Tuesday, September 12, 2000 - 05:27 pm
Habarjeclo.

Dhulbahante abtiyaal waxaad tihiin somali-land ee ha maqlina garaad xunoo laba wajiile ah oo mandheera loo taxaabay iyo ogaadeen meelay qabsadaan la'
Dhulbahante warsangeli waxba kama qabo inay iqabtaan hadaan qaldanahay, laakiinse Ogadeen,•••••• "smoke my dickman"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaamoow

Tuesday, September 12, 2000 - 06:13 pm
ar xaa qabsadhay cidii dhulbahante ahayd? isaaqa lul!!!!!! brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SEATTLE WASHINTON

Tuesday, September 12, 2000 - 06:21 pm
DHAMAAN WAXAAN LA HADLAYAA DHALINYARADA DHULBAHANTE RAG IYO DUMAR WAXAANA RABAA INAAN XASUUSIYO IN MAANTA DHULBAHANTE YAHAY DADKA UGU
SHARAFTA IYO SUMCADA BADAN UGU WADANI SAN MARKA LOO EEGO QABAA ILDA KALE WAXAAN TUSAALE KA SOO QAADAN KARAA HANTIDII WADANKA UU LAHAA OO AYA WALI GACANTA KU HAYAAN QABAA ILADII LA DAGANAA IYO DEEGAANKOODII OO AAN XABADI KA DHICIN IYO DIIMADA
AY DIIDEEN IN MAANTA SOOMALI LA KALA GOOYA IYAGOO
TAAGEERAYA SHIQSI WALBA OO SOOMALIYA HADII UU WAX U QABANAYO WADANKEENII SOOMALIYEEED
HADABA MAANTA HADII AYNU NAHAY DHULBAHANTE
WAXAA NALA GUDBOON HAL TALO OO AH IN INA CIGAAL IYO XULIFADIISA AYSAN DAGAALKA DHEX OOGIN
DHULBAHANTE IYO ••••• SI CIGAAL AY UGU HIRGASHO
ARINTII AY DOWLADAHII GUMAYSIGA ISTIC MAALI JIREEN EE AHAY ( QAYBI OO XUKUN)
WAXAAN IDIINKA DIGAYAA DHAMAAN ••••• IYO DHULBAHANTOOW NABADU WAA QAALI EE YAAN LA SHIDAN
DAB IYO DAGAAL CUSUB IYO BUR BUR KA DHEX DHASHA BEESHAAS

BY SEATTLE WASHINGTON

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawade

Tuesday, September 12, 2000 - 10:23 pm
war dadkani maskax xumaa. war toban sano baynu dagaal sokeeye ku jirney oo dadkeenii baabi'inaye mindheen taas wax ku qaadan maysaan.

maxaad kala wadaan ••••• iyo dhulbahante ama ••••••• oo dhan dadku waa walaalo wax la kala geeyona ma aha markaa ina cigaalna cid uu dan u hayaa ma jirto walaa ••••• walaa ••••••• nimanka dhulbahante ee raga xidhayna iyaguna qalad bay sameeyeen markaa khalad khalad laguma saxo ee waxan qabyaalada ah ee aad wadaan iska joojiya dadkiiniina wax wanaagsan ugu yeedha.

nin waliba wuu ogyahay ninka garaad xidhay inuu doonayao inuu dadka iska hor keeno markaa arinta runta ka sheega oo iska daaya dadka aad isku diraysaan.
habarjeclo iyo dhulbahante weligiinba ninkale hub haysugukiin dhiibo waan ugaan waxaad ka heshaan( idinkaa aabihiin ku wasi oo abti iyo inaabti is wada dili)

till next time peace u all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Thursday, September 14, 2000 - 12:45 am
ALL.
ninkastiba ha hadlo taariikhdii dib u raaca
h/jeclo aa guumaysata dhulbahante.
dhulkiinii h/jeclo aa idinka qaaday ayaa deganaa
CAYNABA waa dhulloos waxaa ka kacshayH/jeclo
ma ilawdeen gabaygii SALLAAN CARRABAY arrinkaas
ka yiri,hadda aqri ha ooyine.
Heegaali kama qayliseen hogo kaliileede
goortii aan halkanba kaa eryaday baad
hawd u cararteene,caynaba hadhuub kama daraan
hogo kaliileede ka hulleele hagar aadankii
hoobalayn jiraye,adiga uunbaa hinaase iyo
ujilan haawis iyo ceebe haadaa qabiiliga ISAQQ
hibo ilaah siiye, hibo ilaah siiye.
maantana ceerigaabo waxaa idinku dulaysta gadhweyn iyo muuse abokor.af ka noolayaal
cid wax aad u jaajuustaan dhammaatay sidaasaanu
u xirxiri garaadyada war GARAAD tol maanu lahayn
dhulbahante waxaa ku filaan oo cayrsada
REER DAAHIR(RAGGEEDII).
haddaad s/land diidaan waan idin xaaqi hadeer
waan idin sasabaynay in s/land aad ogolaatiin
haddii aad diidiin badda ayaan idinku guri
REER DAAHIR kelya aa idinku filan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag

Thursday, September 14, 2000 - 06:17 am
Isaaqow abtiyaal ku noqda taariiqda dhiig iyo dhalashaa naga dhexeysa intiina reer bariga ah. Waxa ilaahey nagu ogyahay ma jeclin xumaantiina,idinkana abtiyaal ciladi idinkama dhamaato,Ogaada hadalkeygu waa wamaage baqdin ma aha, abtiyaal habarjeclo iyo garxejisow ciise muuseiyo iyo gunta jibriil Abokor aad baan isagala weynahay ismana dhaqan naqaan,markaa abtiyaal anaga iyo dugaagan nakala gura oo garaadka dhaqso haloo soo daayo ama ha fisheen karbaashkii haya oo kale. Ogaada anagu ma ogolin mana naqaan waxa loo yaqaan Qudhunland oo majiraan waax igu kaliya anigoo shan maqsina helaya inaan galo mid hal maqsina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, September 14, 2000 - 08:16 pm
Bismillaah. Warnimanyahow dagaal wiilkuma dhashee wiil baa ku dhinta. Waayahaan danbana caruurtii iyo haweenkii ayaaba ku dhinta. Haaweey aan ilaah aqoon ayaana qurunkaa bilowday; oo waliba maalin walba ku faanta. Marka waxaan idin leeyahay arintani waxay ka dhaxaysaa maamulka labada gobol ee shacbigu dabka uu lawareegayo hadamiyo. Mid ayaan oran Soomaalinimada walaalahay dhulbahante waxaa daliil u ah halyaygii weynaa ee Cabdi Bille Cabdi. Hoogamiyayaasha Soomaaliyeed hadii ay lahaan lahaayeen laba nin oo Bille oo kale ah waxaan hubaa in arini saas ay dhaami lahayd. War Nabad qalbiga ka doondoona, kuligeen.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.