site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADAX WEYNAHA KU MEEL GAARSIINTA EE SOOMALIA(ABDIQAASIN)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MADAX WEYNAHA KU MEEL GAARSIINTA EE SOOMALIA(ABDIQAASIN)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Tuesday, September 12, 2000 - 05:05 am
Dear president

Aniga oo ku hadlaya magaca bulshada soomaliyeed meel walba ay joogto waxaan ku leeyahay hambalyo tan labaad waxaan kuu sheegayaa sida aad la socotidba in ay masuuliyad tan ugu wayn uu ilaahay qof bini aadam ah u dhiibo in ay ku saaran tahay oo lagaa doonayo sharaf tii iyo aaminadii aan kugu aaminay in aad dalka iyo dadkiisaba wax ugu qaban doontin adigoo u shaqaysanaya tii ilaah iyo tii dalkaagaba,

waxaan kaloo kuu sheegayaa masuuliyadan ku saaran in ay amaano kugu tahay amaanada waa wax aad u culus oo lagaa doonayo sidii laguugu dhiibay in aad u heysid hadii barito lagaaga soo baahdana aad u celisid iyadoo aysan dhicin waxyaabihii taariiqiga ahaa ee wadankena ka dhacay,

ilaahay hakula garab galo bulsho weynta soomaliyeedna waykula garab taagan yihiin,aniga sowda ahaan hadii aad u bahaan tahay lataliye amaba personal secratery diyaar ayaan u ahay in aan wadankii ku soo laabto aniga oo u leh qibrad una heysta shahaado shaqooyinka aan offer gareeyay, waxan kaloo ku hadlaa afar luuqadood oo muhiim ah, any comments you are most welcome.
sowdamoalin@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bayaad

Tuesday, September 12, 2000 - 05:14 am
Masaas ayaad umadowdahey abaayadiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Tuesday, September 12, 2000 - 05:35 am
to bayaad

waa suaal sax ah mudana in lagaaga jawaabo maya walaalo sidaa uma madoobi ee waxaan ahay gabar aad u cad una qurux badan lakiin magacan waxaa laiigu bixiyay reer aabahay ayaan ugu madoobahay, oo aabahay wuuba naxay markaan dhashay soomalidana agtooda waxaan ku jiraa dadka ugu cad cad, waxaan rajaynayaa in aan suaashaada kaaga jawaabay.mahad sanid,

Regards sowda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheege

Saturday, September 23, 2000 - 09:24 am
yaa salaam warqadan baaban kahelay verry good idea and hope he got it

I agree with you!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 09:28 am
waaw waaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asha

Wednesday, September 27, 2000 - 05:57 am
ku meelgaadh uma bahana in la hamlyeyo waxa loogu dhiibay inu dadkiisa la gariwaayey u dajiyo ee cashaqay dawladnimo madaxweynaha laftiisa ayaa danbiilaha waayo lacagtaa lagu soodoorday halku kakeeney gancasatadu lacagtii aye soo sameeystey ay isku sharaaxey marka miyu u qalma hogaamiye su'aashu wa miya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Thursday, September 28, 2000 - 08:23 am
dear asha

adiga oo iga raali ah kuma aanan fahmid waxa uu ra,yigaagu yahay marka walashiis marlabaad soo qor oo noo sheeg ula jeedada aad kor ku soo qortay kolay aniga ma,aanan fahmin qof walbana sidaa ayaan filayaa hadii uu af soomaliga kugu adag yahay ku soo qor English .

thanks sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 05, 2000 - 06:29 am
WAR MAXAA MEESSHA KA SOCDA BYYYYYYYYYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.