site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIA OO MALES ZINAAWI SHEEGAY IN ETHIOPIA KA BAXAYSO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): OGADENIA OO MALES ZINAAWI SHEEGAY IN ETHIOPIA KA BAXAYSO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADAALIYE

Tuesday, September 12, 2000 - 09:08 am
Sida lasheegayo ciidmada gumaysiga Ethiopia ayaa lasheegay inay ka baxayaan dhulka somaliyeed ee ay mudada badan gumaysanayeen

Kadib markii dhib mooyeen wax dheefa Ethiopia kasoo gali waayey dhulkaasi sidaasna waxaa sheegay Meles Zinaawi Priminster ka Ethiopia oo yidhi waa xaq inaan cidna cid gumaysan qarnigan 21aad
Marka su'aashu waxay tahay ma gooni ayey u istaagi sida DJibuti mise somaliweyn ayey dhinac ka raaci
Anigu waxay ilatahay inay somaliweyn dhinac ka raacaan.

Bal qof walboow fikradaada ka dhiibo

Qore Saadaaliye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGA

Tuesday, September 12, 2000 - 10:36 am
MAYEE GOONI AYAY ISU ISTAAGI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali-weyn

Tuesday, September 12, 2000 - 10:44 am
waligeedba riyada wadaniga soomaaliyeed waxay ahayd in shanta soomaali lasooceliyo, soomaaliweyn waa riyadeena. waxaana ilaquman in soomaali aykudarsamaan si aan ugaarno ujeedadena aheyd (soomaali weyn).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warandhaab

Tuesday, September 12, 2000 - 12:50 pm
GARDEN OGADEENIYA ay xorowdo waxay ku darsami soomaaliya wax shaki ahna kama qabto soomaaliya waxayna u arkaan walaalahood waxayna ugu darsamayaan si shuruud la aan ah sababtoo ah ogaadiya waa dhul soomaaliyeed oo gumaysi haysto qabiil soomaaliyeed oo aan dagina ma jiro warsangari iyo abgaal mooyee marka hadaan nahay dadka daga ogaadeeniya waxaan aaminsanahay soomaali wayn dhib wuu kala gaari karaa laakiin yayna dhicin in soomaali laka googooyo ee dhibka dhaca ha lagu xaliyo wada hadal iyo walaaltinimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ODAY SOMALIYED

Tuesday, September 12, 2000 - 08:06 pm
ASALAAMU CALAYKUM W. W.

Adeerayaal khayr Allaha idin siiyee anigu waxay ila tahay inay ku darsami dhulwaynaha somaliyed
Taasna shaki kuma jiro waayo dhulka iyo dadka somalinimadu kasoo bilaabatay kuna danbayso waa dhulkaas somaliyeed ee Ogadenia loo yaqaan sidiaasuu Awoowgayna ii sheegay Aabahayna dhihi jiray anna aan idinka idinku leeyahay Ninkii dhaqan wanaagsan raba dhankaa ha u bato(S/Galbeed) waxaad ka heli somali ka xiqdi iyo xasad yar tan dhulalka somalida kale degta.

Nabad iyo Caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Wednesday, September 13, 2000 - 02:21 am
Adeer Allahaw kheyr ku sii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duulaaye

Wednesday, September 13, 2000 - 02:54 am
aar dadoow hala is jeclaado walaal lahaye aar aniga wax i weydiiya hana la is raaco dhinac walba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirwac

Wednesday, September 13, 2000 - 05:12 am
soomaalida dagan ogadenia ayey arintaa utaalaa, ayaga ayaana goosandoono aayahooda cida ay raacayaan, jabuuti ama soomaaliya. waxaase aniga ilaquman inay jabuuti raacaan iyaga oo ee gayo dhibaatadi qabsatay reer soomaaliland, waxaan ognahay dhibki kudhacay reer waqooyi, sidaadarteed kubiira jabuuti ayaan idin dhihi lahaa, mustaqbal kane soomaali hakubiirto jabuuti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalaerye

Wednesday, September 13, 2000 - 06:00 am
waa ila qumantahay in ku darsanka somaliya laga fiirsado laguna cibro qaato somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AA-AWEESKA

Wednesday, September 13, 2000 - 07:14 am
Yaaqeeyto haddaaba xoogaa leer ah aan filoonaa haddii ay Somaliland iyo Puntland naga go'aan, ilaah ha gooyo kuwaaseeto.
Unuka makabixi karno Ogadeenyo iyo waxeey tahiba in Soomaliya ku soo biirto, mugoo meeshiina naga jooga sii rabtiin u istaaga, xataa haddii eey idinka wareerto Jabuuti ku darsama laakiin Koonfurta Soomaliya ma idin qaadi karto, idinkana aboor camal aa tihiin waana na feenfeeneesaan, sidii dagaalkii 1977 Qaxootigiinii sameeyeen.

Marka ani talo waxaa iga ah nin walboow naftaa nabigaa ummadaa, Habberrghidir xataa waa ku qalqaalineenaa haddii oo mudug iyo Gaalgaduud la go'eeyso oo Habberrghedirland u baxsaneeso, alxamdulilaah lee ahaa, nimcatulfashuuq Faradheer la'aantood.

AA-AWEESKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse

Wednesday, September 13, 2000 - 07:51 am
waa calaacashoo timo ka soo baxeen in ogaden xornimo la siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qodqod

Wednesday, September 13, 2000 - 11:21 am
aweeska, adiga maxaa tahay markaad leedahay faradheer? habargidin xamar inay waxkuleedahay ma'ogid miyaa? adiga bundhubow ayaa tahay meel aad sheegan karto malaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Wednesday, September 13, 2000 - 11:23 am
kayse, inteyrabto haqaadatee ogaadeen way xoroobi, kanaxoow nafta waa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAAWI

Thursday, September 14, 2000 - 12:05 am
TO; A. A. AWEYS Adiga yaad ahayd xageedse dagtaa Habardir dhulkeedaad degtaa cagaha dhig
Waryaa horta soo baro afka aad rabto inaad ku hadasho Dabshide xun oo naar afuufa waligaa xataa horta koonfur ma'aragtay iskadaa ku noolaansho iyo u dhalashee war goosta hadaad rabtaanoo nooga baxa meesha dadkaad isku diraysana daaya nimankiin aad moodo Dacawada sumaysan

KEYSE

Kursiga kaduul adiga ma xaasidnimo heer kaa ah baad la habaartami adiga oo kale aduun iyo aakhritoona maliibaano waayo xaasaid ayaad tahay kan u xuna waliba Ogadenia waa walaalaheen hadii Ilaahay siiynayo xornimo maxaad ugu diidi waa dhul somaliyeed iyo dad somaliyed oo dhibane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamhamle

Friday, September 15, 2000 - 09:23 am
ham ham ham hum hum hum him him him hem hem ehm axmaaro baxdaye nawadiya dhulkana dib haloogu ham hamleeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AfJawaanle

Friday, September 15, 2000 - 07:49 pm
Ogaadenn oo nagu xoroobay xagee lagayn wuba na qabsane war hanagu xoraynina waa siduu hoaray u sheegaye Priminister A/risaaqe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali77

Saturday, September 16, 2000 - 07:38 pm
mar hadaad horowdaan somali iska ilaaliya annaga reer somaliland ah yaa dhibkoodi naga hadhi laayahaye agtooda hasoo marina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Tuesday, September 19, 2000 - 03:26 am
gaalada allaha jabiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaaliyad

Thursday, September 21, 2000 - 02:20 am
to somali77
doqonima ku haysa soomaali ma qeysamto ee noo daa walaalhana ha nugu soo darmadaanee
to keys waryaa xaasidsanidaa ma sidaas baad soomaali ku tahay walaalahaa oo xobaya ayadan ku faraxsaneyn miya waa lagugu qasaaray
ogaadeeya ha xaroodo galaadana ha jabiyaan
shanta soomaalidana ha isku darsanto rabiyoooow naga aqbal ducadaa yurubaan ka tageynaaaye
soomaaliya ha midoodo ha ismaamusho maanta
iskaac waligiin ha kala tagina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Saturday, September 23, 2000 - 01:20 pm
soomaaliweyn hamidowdo.
nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dadaaaaa

Thursday, October 05, 2000 - 09:00 am
guuuuuuuuuuul guuuuuuuuul iyo xoriyad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Lander..lol

Thursday, October 12, 2000 - 10:23 am
Salaan,

Dhulka lagu sheego SomaliGlbeed qabiilba in buu ku leeyay. Dhuloska wuu dagaa Garxajis wuu dagaa Arab , iyo Habar Awal, Ogaadeen ama Absame, markaas waxay noqon doonto waa sidatan.

Ogaadeen ayaygay jirtaa intay dagaan halkay gayn lahaayeen..oo u badan waxii Qoraxay ka hooseeya .

Isaaaqa waa shaki laaan inay ka dagaan inta ugu khayr badan Galbeed laba calina is waydiin mayso oo somaliland ayaa lagu biirayaa.Jijiga = Ciidagale, Wajaale = Reer Samatr +Reer Gadiid, laga bilaabo Caglibaax ilaa iyo Waxa ka hooseeya Awaare ilaa halky dagaan BahXwaadle, waa dagaan Habar yoonis.. intaas rag baa waa hore dhiig u huray. waanaa dhul isaaqq ama diida ama ogalaada.

Cidii raacaysa soomaaliweyn ayagay jirtaa laakiin hadaan ahay nin dhulkaa ku dhashay anigu waxanu kuu biiraynaa..dhulka hooyo ee Somaliland.

Nabadeey ..ka naxaw nafta waaa..gaalo iyo islaam ayaanu u kala baxnay..ee ogaada taas.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.