CURIOUS | Tuesday, September 12, 2000 - 03:46 pm I AM EAGER TO KNOW IF DHABAYACO AND HARTI ARE THE SAME? IF SO WHAT IS THE MEANING OF DHABAYACO? |
buaale | Tuesday, September 12, 2000 - 04:11 pm curious, saaxiib waxaan umaleynayaa in ay isku mid yihiin, ood ooguyeerikartid kaad rabto ama kii kuufudud, micnuhuse saaxiib waxay iila egtahay wax dhabarka la'oo gaaban, I am not sure, what dhabayaco does mean. |
HARGEYSAWE | Tuesday, September 12, 2000 - 04:21 pm WARYEE WAA WALAALO HARTI IYO DHABAYACO, WAXASE LOOLAJEEDO DEE WAYDII NIMANKA OGAADEEN EE BAXSHAY LABADAN MAGACBA, AYAGAA OG WAXAY OOLA JEEDAAN. |
ogaden | Tuesday, September 12, 2000 - 05:27 pm idoorna yaa baxshay?maxayse tahay |
LOL | Tuesday, September 12, 2000 - 06:55 pm to ogaden iidoor waxaa baxshey SAYID MAXAMED ABDULLE XASAN waxayna tahay naagtii dhashey wiilka adoon aabaheed u shaqeyn jirey baa rimiyey markaasaa aabaheed ula tagtey oo tiri aabo wiil baan dhaley suu odagii amakaagey oo yiri naa yaa kaa dhaley sey tiri aabe meher kuma dhalan sayidkii baa maqlay oo yiri naa IIDOOR dheh , micnahuna allow ii doori wiilka .... lol tan dhabayaco sayid kii baa yiri hada ka hor intuu ka yaabay harti oo idil: WIXII HABAR MAJEERTEEN AH IYO HALA MASH NAAGAA LEH. WIXII HABAR XABUUSHEED AH IYO HOOGEY DUMAR BAA LEH GAR HUNGURIYO HABAR YOONIS IYO HIRIR NIN JOOGAA LEH. CIISAHA BAQTIGA IYO HAQEY MIDGAAN BAA LEH . HURAALE ALI JAAMAC IYO HURUF DAMEER BAA LEH. WARSANGELIGU HAYBTIISA IYO HOROR DUGAAG BAA LEH |
warsangali | Tuesday, September 12, 2000 - 07:09 pm doqon ogaden beenta daa dhaboyaco waxaa baxshay dhulbahante waxaana layirahdaa majeerten xaguu kuyaal ma taqaan suuqa ogedenka laga iibin jiray doqon ma waaye waa hargaysa |
tana ma jirtey | Tuesday, September 12, 2000 - 07:26 pm naa warsan geli ma tihidee sheegato yahay xaqiir nimada daayoo orodoo bahalka suyuciisa sacabka saar raggu yuu kula yaabineeeee hadal horaa loo dhameeyee |
xaamoow | Wednesday, September 13, 2000 - 11:05 am soomaaliyey day aryaa warsangaleey maqabiil magaciisaa? hadey tahayna yaas gala, hawiya ama daarodka ama isaaqaa? |
B.M.W. | Wednesday, September 13, 2000 - 05:31 pm ku: all somalis war cayda daaya oo alle u baalta oo cay waxba ku kala helimeysaan Ee yeeysan Aakhiro idin seejin waa iga iyo waano isxasuusin alle ka cabsinamo. By-bye B.M.W. |
B.M.W. | Wednesday, September 13, 2000 - 05:36 pm ku: all somalis war cayda daaya oo alle u baalta oo cay waxba ku kala helimeysaan Ee yeeysan Aakhiro idin seejin waa iga iyo waano isxasuusin alle ka cabsinamo. By-bye B.M.W. |