Wednesday, September 13, 2000 - 02:28 am Walaalayaal Sidey idinla tahey caadadan soo jireenka ah, maxaa nagu kallifey in an sameyno, mala joojin karaa? bal ka dhiibta raýigiinna. Aniga waxaan qabaa in layska daayo sideedaba! waayo waa caado xun oo caafimaad daran. Walaalayaal mayska deynaa??!