site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA SABABAY INAY GABDHAHEENA AJNABIGA UJILICSANAADAAN!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAXAA SABABAY INAY GABDHAHEENA AJNABIGA UJILICSANAADAAN!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURSAL

Wednesday, September 13, 2000 - 03:47 am
WAA SUÁAL AAN ISWAYDIIYEY ANIGOO KALIGAY AH,WAYDIIYAYNA SXBDAYDA,AANAN JECLAADAY INAAN RAÝIGIINANA OGAADO,MAXAY KULA TAHAY SXB/SXBAY ADIGANA.
ANIGA WAXAY ILA TAHAY INAANU NAHAY DAD JAAHILIIN AH MARKA LOO FIIRIYO JINSIYADAHA KALE,WAXAAN ULA JEEDAA WAAYO ARAGNIMO LAÁAN.
WAXAAN DAGANAHAY EUROPE,WAXAN MAALIN WALBA ARKAA HANOQOTO SUUQA,GOOBTA SHAQADA GABAR SOMALIYEED OO UQUSHUUCSAN NIN AJNABI AH,MARWALBANA JECEL INAY RAALI GALISO DAN KASTA OO UU RABABA.
WAXAAN KALE OO ISHA KU FIIRIYEY GABDHAHA AJNABIGA AH EE KALE HANOQDAAN KUWA WADANKA LEH AMA AJNABIGA JOOGA EEKALE,WAA DAD LEH ARAGTI KADUWADAN TAN GABDHAHEENA,HADII AY XUMAAN UBAREERAAN WAY SAMEEYAAN.WAXAAN TIJAABIYEY ANIGA LAFTIGAYGA INAAN ISKU DAYO INAAN LASHEEKAYSTO GABDHO AJNABI AH ISKA DHAAF WAX KALEE HI XITAA LA IMA DHIHIN,ANIGOO SOO KOOBAYA WALAAL ADIGA MAXAY KULA TAHAY,HANA U ARKIN INAAN XUMAYNAYO GABDHAHEENA SOOMAALIYEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA

Thursday, September 14, 2000 - 07:29 am
TO:MURSAL
WAA SUÁAL LOO BAAHNAA INAY IS WAYDIIYAAN RAGEENA SOOMAALIYEED EE MEELAHA KU QAYILAYA,
ANIGA FAISA AHAAN WAXAY ILA TAHAY IN RAGU SABABAY INAAN RAACNO NIMAN AJNABI,WAAYO NAMA SIIYAAN TIXGALIN TALAQABO IYO TAAN LAQABINBA MARKA ARKA RUNTA INAAN IDINKA MAARANAY OO AAN RAG LAWAAYEEN.
WAXBA BADAWNIMO HA USAARIN WAA ULA KAC CAD OO AAN UBAREERNAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADAW

Sunday, September 17, 2000 - 11:59 pm
WAR MURSALOOW ISKA ILAW MEEL KASTAY RABAANIIN HAKA DHACAANE WHO CARES U GIRLS GO HELL WE DONT CARE WHOM U DATING WITH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, September 28, 2000 - 11:07 pm
waxaay aniga ilatahay naagaha somali dadjira maba aha lakiin wagii hore ee gurbada lagu xusbaa aad ayey uraacijireen lakiin hada waxay arkeen ajanabiga markuu lasoo tuntu inuu soo burinaayo cidqaadatana weywayeena kuwadanbe hada xooga waa caqliyeesteena

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Saturday, September 30, 2000 - 02:40 am
yaa idin raba waad hurudaan ee hur dada ka kaca dhinackasta o o oooo aad ka tihiin o+o = O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil

Sunday, October 01, 2000 - 09:03 am
Bismilaah. Marka hore Mursal mid aan iraahdo: Walaal naaguhu haday arkaan nimankii oo wax walba samaynaya oo ajanabi raadsanaya ayagana sidoo kale ayey samaynayaan. Dhaqan uma lihin in wiil soomaaliyeed uu gabar soomaaliyeed uu aduunyo iyo aakhiraba seejiyo. I'm talking about....Khamro cabida, sinnada, night club-yada amaba aywada noqdaan boyfriend and gal friend and Visa versa. Sidaas ayaa kaliftay in gabadhu raadsato niman ajanabi ah hadii ay tumasho doonayso. Iyadoo rabta inaysan ceebteeda usoo bandhigin shacabkeeda. Laakiin xaqiiqdu waxay tahay intay u fakaraysay shakhsi ahaan oo rabtay inay ceebteeda kaliya qarsato waxay ceebaysay Umada soomaaliyeed oo dhan. Sida ayba hada naagaheena looga yaqaan magaalada Toronto: Cheap and clean. That says all. Waxay rajaynayaa in mursalow uu mowduucaagu taa kusoo ururo. Marka xiga waxaan jeclahay inaan Faiso mid iraahdo. Hadii aad ragii ka maaranteen tumashana diyaar utihiin Why do you have to be so cheap? Maxaa kalifay kii idin fiiriyaba inaad lugaha ukala wartaan? Taas waxay daliil utahay eraygii ahaa waayo aragnimo la'aan ee walaalkeen kor ku xusay. Taas oo ah sharmuutonimo inaan caado ulahayn diinteenuna kasoo horjeedo. Rag iyo dumarna ay sinadu xaaraan katahay. Sidaa daraadeed waxaa samaynaysaan idinka iyo ilaah ayey idinka dhaxaysaaye ee ogaada inaad sharaftii Shacabka ay gacanta idinku Jirto. Rag iyo dumarba waxaan ubaahan nahay Sharafteena iyo diinteena inaan ilaalsano. Each one of us is an ambasador for his Diin. Ogow gaaladu dhaqankeena ayey la socotaa oo daawanaysaa sidaan u dhaqmayno. Ama ayaga aan raacno ama hana raacaan. The choice is ours. Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lover Boy

Tuesday, October 03, 2000 - 04:34 am
reer baadiya badownimo wasakhnimo dhilanimo ayaa uguwacan naagaha somaliyed waxaanse hada ogaadey in naagaha somalida ay yihiin naagaha ugu dhilaysan uguna badowsan dunada. anigana meeshood hayga joogaan intaan dhilo luhaga ka guguban aroosi lahaa waxaa la ii qaatay mid cadoo nadiif ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 03, 2000 - 09:40 am
problemka dumarka soomalida ah iney u bateen iney raacaan gar ajanabi waa la og yahey taasna waa mid walwal ku heysa waxgaradka soomaalida rag iyo dumarba laakiin waa suaale ma xaqbaa inaad dumarka soomalida oo dhan ceydaan godob baan idinka tirsanayaa


aniga waxaan diidey dad badan oo ajanabi igana rabey mustaqbal waayo waxaan u arkaa iney muhiim tahey inaan dhaqankeyga ku joogo waayaabe ma xaqbaa kuwii aan dartood dadka kale u ddiidey iney saa u ceytamaam

godb baan tirsanayaa maanta laga bilaabana wiil soomaliyeed oo dhan walaalsan maayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariid

Tuesday, October 03, 2000 - 11:25 am
TO:ANON:

walaal xaalqaado,anigu walgay doodan kamaan qayb qaadan,laakiin waan akhristay dhowrjeer,mana fiicna in dhamaan,gabdhaha soomaaliyeed lawda caayo,sabata oo ah qaar badan oo fiican ayaa jira oo aad adigu ka mid tahay.kuwo xun ayaa iyaguna jira,laakiin taasi soomaalida oo qudha keli uma aha.aduunka oodhan,umad kastaaba waxay leedahay gabdho fiican iyo kuwo xunxun.markaa walaal,sidaa aad u diiday ajanabiga weligaa u diid,wakhti aan dheerayn ayaad heli doontaa wiil somaliyeed oo ku jecel oo mustaqbal kula dhisa.
markaas walaal aniga oo ku hadlaya dhamaan magaca wiilasha somaliyeed ee xishooda ee wax iskufal,ee dadkooda ixtiraama ee ku faana gabdhahooda quruxda badan.waxaan ku siiyay xaal uu qiimahiisu aad iyo aad usareeyo.

peace + looove

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 09:07 am
to fariid

walaal mahadsanid awlba waa ogaa iney dadku isku mid ahey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARIID

Wednesday, October 04, 2000 - 09:21 am
TO:ANON:

WALAAL ADIGAA MUDAN,SOO DHAWOOW,WAXKASTA WAAN KULA GARABTAAGANAHAY. WALAAL SOMALI BADAN OO FIICAN BAA WELI JIRTA,MARKAAS HA DHAGAYSAN KUWO TIRO YAR OO XUN XUN OO MARKA AY SHAQO LA'AANTU KA BADATAY,GABDHAHA CAAYA.


PEACE & LOOOOOVE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zahra

Saturday, October 14, 2000 - 05:25 pm
WALAAL FARIID AAD AYAAD UMAHAD SANTAHAY WAAYO UMA AADAN HADLIN SIDA RAGA XUNXUN U HADLAAN OO MEEL UGA DHACAY GABADHAHA SOMALIYEED KOLAY WAXAY INIGA ILA TAHAY INAY XATAA CAAYEEN HOYADOOD GABDHAHA WALAALAHOOD MAXAAYEELAY IYAGABA WAA GABDHO SOMALIAH NIMANKAA XUNXUN WAXAY AAQIRKA KU DANBAYNI NAAG XUN OOAJAANIB AH OO GUBTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zahra

Saturday, October 14, 2000 - 05:28 pm
WALAAL FARIID AAD AYAAD UMAHAD SANTAHAY WAAYO UMA AADAN HADLIN SIDA RAGA XUNXUN U HADLAAN OO MEEL UGA DHACAY GABADHAHA SOMALIYEED KOLAY WAXAY INIGA ILA TAHAY INAY XATAA CAAYEEN HOYADOOD GABDHAHA WALAALAHOOD MAXAAYEELAY IYAGABA WAA GABDHO SOMALIAH NIMANKAA XUNXUN WAXAY AAQIRKA KU DANBAYNI NAAG XUN OOAJAANIB AH OO GUBTO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.