Gabar Boosaso. | Wednesday, September 13, 2000 - 07:00 am Deg-deg ku taga Parlamanka cusub ee Somalia. Haddii kale dumarka Boosaso ayaa idin garaacaaya. Rag la idin soo diri maayo. Somaliland waxaa idiin bixiyey gumeysigii Wales. Illeen Cardiff ayaa joogtiin. Waxaa ku faaneysiin magac gaal idiin bixiyey. 10 sanno ayaad ku celineyseen waxaan nahay dowlad madax banaan. Cidna idinma aqooonsan. Israel xataa waa barrrideen. Yahuuddi waa idin inkirtay. Marka u qorta warqad T. Blair ee ku dhaha siddaan: " Mr Blair waxaan nahay ilmihii awowgaa Somaliland u bixisey, ee na aqoonso". |
run sheeg | Wednesday, September 13, 2000 - 10:12 am Gabar Boosaaso true! true! true! Cardiff? yes, that cold, sleepy sea swept town on the north side of stupid brit kingdom. yah, they are still hopeful but they should know better. war cidna is aqoonsan maydo ee hadii aad nabad rabtaan adinka iyo butaanolandba ku soo biira nabad raadinta, dhaqaale noolenta, caruur u gargaarka soomaali ay ku jirto maanta. adinkaa burburiyey bucrco habeen madow sanadkii 1988 adinkoo drug over dose ah. silly bustards. haw**# in aad wax la qaybsato waa xaal cad oo aan ka noqosho lahayn. nabad my north cousins/countrymen and sick north east half brothers |
Reality | Thursday, September 14, 2000 - 10:21 am I have had a chance to read your message and i must say you have a long way to go. Somaliland people are enjoying peace and significant economic growth over the past 10 years. All the primary schools has been reopen, fortunetly the first ever somaliland university have been open in Hargeisa. It has very strong army, the police is working. We have achieved all these above mentioned and many more while you still killing and looting each other. So my advice to you is to stop killing each and learn from somaliland. God bless somaliland. |
Anonymous | Friday, September 15, 2000 - 07:44 pm Big time liar! Liar! The first University in post civil war Somalia has been successfully opened in Awdal.The Idoor University is not opened yet.The whole idea behind Idoor an university has been motivated by jealousy towards Amoud University in Amoud/Awdal/Somalia. |
ahmed | Friday, September 15, 2000 - 09:16 pm bal hadey hal jaamacad fureen ama wax dhisteen good on them cid ka xun miyaa jirta laakiin nacebbka iyo cadowtinamada kuligood indho tirtay waa maxey princeple malaha dadkan waa gypsie waa qaldaamiin qarnimo waxba kam oga oo soomaali weey baraty awalba waxey xamar u yimaadeen waxey aheeyd in ay degaan o ku raaxeystaan ka dib markii la fahmay in aysan qaad mooyee iyo af dheeri iyo cay iyo jahwareer iyo meel u socdaan iyo meel ay ka socdaan cidna aqoon ayaa soomalidii kale u bixisay qaldaan waana cadahy maanta naaneestaas kam fuqi doonta iska ilooba qaldaan laan in uu dal noqdo ee waxan hadaan nahy soomalida koonfureed noo cadaatay in aan soo dhaweeyno walaalhayaga kale e soomaliyeed ee ingriiska xariijinta na dhex dhigay qaldan meeshuu doono ka ka baxo ama cirka ha u duulo ama dhulka ka galo no one cares. |
Amadeou | Saturday, September 16, 2000 - 06:48 am gabar boosaaso iyo ahmed; Bravo! Walaahey waad iga qosliseen. Muddo badan ayaan lahaa dadkaasi soomali ma aha ee aan iska dhaafno laakiin badan ayaa u maleyn jirey inay qabyaalad iga tahay. Laakiin Allaa mahadleh in somaaliyi wada aragtey xaasidnimada, xinka, af xumada, faanka beenta ah iyo gumeysiga ay ku hayaan dadka kale ee soomalida ah. Dadkan waxaa indha tirey soomali naceyb. waana jiran yihiin hadal badani yaanu idinka khasaarin. thank for sheding some light on those fucked-up iidoors. Amadeou. |
zaylici | Saturday, September 16, 2000 - 02:58 pm They are nothing but classless haters of everything Somali.Let them enjoy themselves and call whatever they want the area between Hargeisa and Burao.The non-Isaak majority in the north are more than happy to join their brethen in the south.I am warning the new government not to reward this troubled people and not forgive them, regarding what they did to our people, when they were down. It is hard for all of us to quench their inflated egoes.They failed to convince anybody to show what is the difference between northerners and the southerners. |
Anonymous | Sunday, September 17, 2000 - 09:52 am waan qosley aad baad u mahadsan tihiin |
Burco | Thursday, October 26, 2000 - 01:26 am To: dhamaan dhakaxun Waxaan idiin sheegayaa inaanu nahay indhihii, somaliyeed,Waanu ognahay in somaliya anay Aduunnka wax laqaybsanikarin Issaaq la"aantii Likiin Issaaq waa idin diday. somali odhan buu, sidii nagaha u isticmalaya. Markaa waxaan idiin sheegaya, inaydaan isku dirin. yaanu idiin isticmaline. |