site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ISSAAQ, MAJEERRTEN & HABERGHIDIR/SACAD waxeey nooga horyimaadeen sidii aboor camal ee in ilaahey naga qabto Soomaaliyeey aan ka duceysano

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): ISSAAQ, MAJEERRTEN & HABERGHIDIR/SACAD waxeey nooga horyimaadeen sidii aboor camal ee in ilaahey naga qabto Soomaaliyeey aan ka duceysano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calanka

Wednesday, September 13, 2000 - 07:42 am
Waxeey rabaan in ay naga dhaadhacsiiyaan dowlad aysan iyaga maamulkeed haayn ineysan soconeynin, inagoo og lugooyaddii ay Soomaliya u geeysteen teer iyo markii xornimadda la qaatay, aniga dadkaas waa iska uumiyey sida mingiska camal idinka maxaa ka tiraahdeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji

Wednesday, September 13, 2000 - 08:06 am
Waryaa calankoo, calooshu kaa soo dhacday. Huuro waynay oradoo soomaliga soo baro. Halkaasay teer teer leedahay. Cabdow daroorimaha deriskaa ka celi ninkii tiisaba daryeelaa tukale ku dara. Waa xaarka cesho.


Qufac wayne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 08:30 am
calanka stupidyahow jooji aflagaadada waad af dheertahay,magaca calanna beddel si dhaqso ah calankana meel ha uga dhicin kudaafad yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maki

Wednesday, September 13, 2000 - 08:37 am
ninkii Dab dhaha ma afkaa guban somaaliyeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaamoow

Wednesday, September 13, 2000 - 11:33 am
calan, walaalkey arintaaneyto aniga inbadan aa kafikiray nooh, dadkaan aasheegtay waana waa loohooyaan hadii goosteen xataa wali waana qasooyaan, aduunka waxaa kacodsaneenaa in dadkaaseyto iyo land land gooda la'aqoonsado si aa ooga nabad galno lee, anaga kool aa iskagajirnay nooh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawaale

Wednesday, September 13, 2000 - 12:43 pm
marka runta loo sheego ayuu sidii gabar gashaanti ah ayuu nooh,nooh.... guraa, war afkaad rag ku taagtay maad ku cad goosatid, mida kale calan baad isu bixisay, ma taqaan cida calanka u soo dhimatay?, waxaan hubaa inaad tahay dhashii kuwii talyaani u jaajuusi jiray, sidii salaad boy jaajuus talyaani, wiilkiisana juujuus afweyne, ee dadka ashraafta ah afkaada ka dayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 08:11 am
Waryaa xayawaan kaagan isku bixiyay calan, maxaad Sacad kumaagtay, samada in wax laga soo tuuro mooyee wax looma tuuro sacadna waa samada hadaad tiraahdo habaarna ogow in uu adiga kugu noqonayo.Mida kale badal magaca calan ruufiyaan yahow. Miyaad se xasuusataa governo Sacad amaba laguu sheegay.Mise madaxweyne nimadaa kula weyn qaado gabigeeda oo ku sharaxo guryaha Matabaan garoore. Pease after all!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOWLAD

Thursday, September 14, 2000 - 08:46 am
To: Anonymous. Listen aad baan uga xumahay inaan
is cayno waana is naqaanaa ee aan kala xishoono oo
arin yeysan gaarin heer gobal ilamna aha ninkaan xayawaanka ah inuu yahay ciduu sheeganayo ee ha fududaan ina adeer oo cadowgu naga faaiidaysan
hana kusoo qorin mardanbe meelahan oo kale gobolada ay awliyadu degto hana fara gashan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calanka

Thursday, September 14, 2000 - 01:40 pm
Calan ma isqarsho, Digill iyo Mirrifle allaha nooleeyo, waxaan soo baxday inaan nahay maskaxda Soomali, waana isku keenay Soomali faradheer.
Aqyaarta hala isdajiyo dowlad Qeeyr qabtaa soo socoto. ani waa fahmaa reactionkiina laakiin runtaan sheegay

Calanka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.