site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABDILAAHI YUSUF (FEEDHO YARE)OO MAANTA KU GEERIYODAY KENYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): CABDILAAHI YUSUF (FEEDHO YARE)OO MAANTA KU GEERIYODAY KENYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEYSE

Wednesday, September 13, 2000 - 08:21 am
Waxaa manta ku Geeriyooday magaalada Kenya Cabdilahi Yusuf isagoo mudo laga joogo sanad ka hor beerka laga bedalay oo mid xoolaad loo gashay .Waxuu in labo week ah si xun ugu jiranaa Gaalkacayo kadibna si degdeg ah loola soo cararay lana geeyay carigaa Kenya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Wednesday, September 13, 2000 - 10:34 am
Marxuumka Ilaah ha u naxariisto. Jaahiliintana Ilaah ha unaxariisto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-Kismaayo

Wednesday, September 13, 2000 - 11:04 am
war xoolo yahay xooluhu dhalay cabdulaahi yuusuf ilaah buu leeyahay, waqtigii loo qorayna wwuu dhiman.laakiin waxaa kaa maqan in ay jiraan kumanaan kale oo abdulaahi u dhigma ama ka sii sareeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 03:09 pm
alla ma runtaa baa . show wuxuu ka naxay dowlada cusub iyo somaliweynta saa wadnaha looga soo booday kolkuu arkay in xabsi iyo maxkamad sugeyso arinkiina farihiisii ka baxay .
alaha u naxriisto , wixiis ahaayba usi lee ma sugaayo maxkamad tii as ka naxay tii ka weyneed. inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PURE-KISMAAYO

Wednesday, September 13, 2000 - 03:29 pm
m-kismaayo, magaca noodaa oo labax boosaaso iyo meel daran. mardabane ha'unoqon waryaa.okey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 07:26 pm
c/laahi yuusuf ma dhiman laakiin waan jclahy in uu dhinto waxaana ahy ina adeerkiis....fasahaadkiisaa baty daa ...dadku haka raaxaystaane
TO:PURE KISMAAYO
SAAXIIB ADIGUNA HA ORAN BOOSAASO IYO MEEL DARAN BOOSAASO MEEL DARAN MAAHEE WAA MEEL KHEYRE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIMAN

Wednesday, September 13, 2000 - 11:09 pm
DUGAG YOHOW DUGAAGU DHAELEN MIYADAN OGEYEN IN QOFWALIBA DHIMAN DOONO, MAXAAD KAGA DIGANEYSAN QOOF DHINTEY. IIF IYO AKHIROTOONA ILAHEY IDINMA NAXARISTO WIXI KUDIGTA DADKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Wednesday, September 13, 2000 - 11:26 pm
salaan dhamaantiinba

C/laahi yusuf haduu dhinto iyo hadii kalaba kolay wuu dhiman lahaa Ilaahay ayaana naftiisa haya tiina iyo tiisana way simantahay marka yaan wax wayn laga dhigin kaligiina ma aha kuwa badan oo ka dhibadan ama lamida ah ayaa jira reer walbana waa laga heli in lamida ama ka dhibadan

To: M-Kismaayo

Sxb sheego dhulkuu Cllaahi yusuf dagaan nacasyohow idinklana Kismaayo ayaad moodaa in la idinku sixraye qaacan saf safan ayaad dagtaan marka janada kismaayaad ku riyootaan mar danbe yaanan kaa maqlin adiga iyo kuwa kulamidka ahba.

Pure Kismaayo

Br Boosaaso meel daran ama xun ma aha ee haku sheegin xumaan waa dhul somaliyeed oo wanaagsane

Sorry guys if I offended anyone of you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, September 14, 2000 - 06:47 pm
Alla kaysow naxdin waynaa. Waxaa lasheegayo ma maqashay..... ninkii ina yusuf ahaa ilaah mahadii waa noolyahay. Alla xagee galin futo qarmuunayde?
Bal afkaagu inuu wax dilo hala arko gabar yahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.