site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Kismaayo yaa leh(dad ka leh waayo)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Kismaayo yaa leh(dad ka leh waayo)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Wednesday, September 13, 2000 - 08:53 am
Dad ka magaalada leh wax ka dheereeyay dad ka sheeganaya. Maxaqbaa siidan? Maanta waa dhamaatay is xaqiraad dawlada cusubna waxan ka codsanay naa in dad sheegata dhulalka aysan lahayn nagaqabato.


mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baajuun

Wednesday, September 13, 2000 - 09:18 am
bashi adiga yaa leh kismayo bal noo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lacag

Wednesday, September 13, 2000 - 09:22 am
anaa leh waxaan ka iibsaday morgan lacag doolar ayaana sii yey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baajuun

Wednesday, September 13, 2000 - 09:25 am
lacag aa kee baad ahayd shilin mise kafane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Thursday, September 14, 2000 - 10:34 am
dad ka dagan ayaa leh. NOT soo galootiga sheeganaaya. Dowlada cusub ayaana naga qaban sheegatada meel kasta sheeganaysa.Indho adkaa..
maxishoodaan miyaa........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Thursday, September 14, 2000 - 11:12 am
Bashi;
Waxaad tahay qurun buste soo huwanaya. Kismaayana cida leh waa layaqaanaa maxaadse adigu hadaadan indha adke waliba fulaya ahayn u oran wayday cidaase leh. Anaase kuu sheegaya cida leh kismaayo iyo Somaliya oo dhan, Soomaali baa leh.

You can't fool us; go get an other technique to use!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lama Yaqaan wali

Thursday, September 14, 2000 - 02:18 pm
Haduu ku dhashey qofku Kismaanyo ma sheegan karne Bashi? bal iga soo qanci arintaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANE

Thursday, September 14, 2000 - 04:19 pm
BASHI,


QOFKASTO RA'YIGIISA ISAGAA U XUR AH, HADDII AY JIRTO RA'YI KUGU JIRO LA SOO SHIRTAG, SAX IYO QALAD KII LOO ARKABA JAWAAB WAAD HELI,LAAKIIN SU'AAL SU'AAL JAWAAB UMA NOQOTO,KISMAAYO WAA MAGAALO QOF AHAAN AAN U JECLAHAY WALOOW AYSAN GAAREEYNIN XAMAR AMA MEELO KALEH OO SOMALIYA KA MID AH,INTAAS AYAANA IGAGA FILAN,QOF GOONI U LEHNA MA JIRTO OO SOMALI AYAA LEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Friday, September 15, 2000 - 06:22 am
Kismaayo waxa leh Dir,shiiqaal,Biyomaal. But Not
dadka doontu keentay oo sheeganaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo_qoolada_lex

Friday, September 15, 2000 - 06:51 am
kismaayo waxa leh ogaadan oo rer abdille. Majeerteenka iyo Mareexanka waa wado quroon wax haysaanin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lama Arkaan

Friday, September 15, 2000 - 09:56 am
bASHIR,
MAYA MAYA MAYA WARYAA WAXAA ISKA KALEY KISMAAYO
NOT DIR BUT Diide
NOT SHIIQAAL BUT FOOCSANE
NOT BIYO MAAL BUT CAANO MAAL
eheheheh.
bal war kale keen aan ku maqalee tan waad ku dhacdeye/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 15, 2000 - 02:33 pm
TO LAMA ARKAAN AND THE REST

lama arkaan nice try but this is not funny try again and remember mind is a terable thing to waist by the way dir diido maaha daroodna dushay soo saarteen wayna dhaleen hawiyana waysoo xaraysteen check the hostory of qabiilada before you try to be creative.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 15, 2000 - 02:34 pm
so the misspelled words for got to check.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lama arkaan

Friday, September 15, 2000 - 02:40 pm
ehehehehe!!!!!!!!
mind is trebbile thing to waste?
who is wasting it now?
By just replying to my silly posting you've wasted 15 cells of your brains.
ahahahahah! Get a life!


By the by Kismaayo is mind okay whether you like it or not you fool.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khoshin

Friday, September 15, 2000 - 10:54 pm
nigger

kissyayo belong to Marrehan clan "Rer Deeney" they rule the jubbaland at this person moment.Gen Ahmed Warsame is the had of regime in area. the new federal Somalia will consist of ( Gedo, mid jubba and low jubba) and it's capital will be kissyayo, so all u dam nigger should by the Ogaden and the Marrehand will be the King's in that area. all the other clan's are minority.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashi

Saturday, September 16, 2000 - 05:55 am
Khoshin,

Marka hore cagadhigo.Wixii hore waalaga soo baxay.Isxaqiridi dhamaatay,soomaali isbaratay.
Dad badan oo wax-xaqiri jiray toosh baa lagu
ifiyay.(waxaa mahad leh dad kii tooshka ku'ifiyay).waa laydiin ogolyahay dad idinka midah inay magaalada dagan yihiin.Adinka waa laydin fahmi karaa oo dad wax waa laqaybsan kartaan oo wax garadkiinu waa badanyahay waxyaabaha qaarna waad ka xishootaan.BUT,dadka magaalada kismaayo doontu keentay shalay,xaqiraad iyo dhac lasoo indhocad.oo wax ayka xishoodaanba la'arag.Kismaayo anagaa lehna meelwalba lataagan.Waxan usheegayaa in maanta runtii laysaga dabatagay,beebeena ay dhamaatay,marka cagadhigta oo candhuuftiina dib ulaqa ayaan leeyahay...............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KISMAAYOY XAAL QAADO

Sunday, September 17, 2000 - 08:30 am
lol lol lol lolo


cajiib badanaa adigaa ka mid ah dadka wax xaqiri jirey by the way ,,,, i agree u mr. koshin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Monday, September 18, 2000 - 08:13 pm
TO KISMAAYOQOLADE LEH:

BRO PLS DAD WAX LA AAN HAKU CAAYIN YOU KNOW MAANTA SOOMALIYA DAKA UGU RAFAADSAN INEEY YAHIIN OGAADEEN .SO CAGAHA DHIGO. AND KISMAYO BELONGS & SOMALIYA MEELWALBABA WAXAA LEH QOFKII KUDHASHAY.

TO MR KOSHIN:
WAAD SALAAMANTAHAY BRO NO REER DIINI ANY MORE PLS JUST USE THE MAREEXAN WORD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khoshin

Tuesday, September 19, 2000 - 10:01 am
This message is to all u Nigger's

ta ila eaga qofbaa hore waxuu u yire?

Geel Darood = Ogaaden
Gacan Darood = Dhulbahante
Geesi Darood = Leelkase
Gob Darood = Mareehan
Gabar Darood = Warsengely
Guun Darood = Majeerten
Gaal Darood = Gari Koombe
Gas Darood = Bartire iyo jidwaaq
Gacal Darood = Awertable iyo Arb salex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUBAAL

Tuesday, September 19, 2000 - 03:39 pm
KISMAAYO WAXAA LEH CIISE MAXAMUUD

Warka waa cadyahay,Kismaayo waxaa iska leh
Harti, gaar ahaan Majeerteen, gaar ahaan
CIISE MAXAMUUD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahruuji

Tuesday, September 19, 2000 - 11:26 pm
kismaayo waaxaa leh soomaali weyn. qofkasto oo ku dhashana isagaa leh wadamada soomaaliya waa lawada leyahay sideyna ukala qeyb samain dadka soomaalida ayaa dhulkuna u kala qeyb samin hadad moodey un uu kismayo qabiil leyahay qabiil ma laha waxaa leh dadweynaha soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusufey

Tuesday, September 19, 2000 - 11:59 pm
To: Sahruuji,

Caqliga Allah kaamaqaado Amiin. Waa sidaa tiriye Kismaayo Somaali ayaa leh aan ku daree dhulka Somaaliyana lama kala laha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibrahim mohamed

Wednesday, September 20, 2000 - 12:30 am
Qof walbaa oo taariikhda darsaa wuu garan karaa cidda leh Kismaayo, laakiin hadii loo daayo qolaha hadda sheeganeysaana waa isla soomaalidii, balse waxey ku wanaagsan tahay in loo oggolaado xaqa ay u leedahay cid walbaa in ay sheegato meesa ay dhaxashay iyadoo aan walaalkeeda kalena u diideynin in ay la noolaato.
waxaa igu maqal ah in Kismaayo aysan laheyn qolada hadda sheeganeysaa, balse ay doonayaan in ay duudsiyaan qoladii hore u degganeyd.
Waxaan rajeynayaa in dowladda cusub ay howlahan xal nabadgelyo u heli doonto marka ay saleysato hadduu alle yiraahdo.
Walaal qabyaladda ma jecli in aan ku dhaqmo, laakiin waxaan is leeyahay runta sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal yere

Wednesday, September 20, 2000 - 05:32 am
somaliye waa waalan tihiin waayo aniga waan nilayaabay waayo wadamada aan joogno fiiriya wax
waxaas ka hadlaayo majiraan anaga lah iyo anagaa lah waxaa lagahadlaa war sidee dadkeena jaahilnimada ugu bixinlaheen idinka waxaad mareesiin 1940kii waayo waxaas waa jaahilnimo
waxaad ku hadleesiin soomaliye qabiil keena lah
iyo qabiilkeena lah aduuka xiluguu maraayo fiiriya
hadaad sameesateen madaxweeno ku fakira saas
dowladiina wax aad uku qabanlaheedeen war fakira
somaliye iskaafa qabiilkaano fiicac waxkalalah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayo-boy

Wednesday, September 20, 2000 - 06:21 am
mr kismaayo qolada leh.
aad aa ooga xumahay inaa ogaadeen kala qaado oo dhahdo kismaayo reer abdille aa iskaleh, runta iyo taariikhda kismaayana xaba makataqaanid ina adeer kismaayo waa magaalo ogaadeen hadal kamtaagno taa, hadey noqoto inaan is qaad qaadno magaalada waxaa iskaleh cabdalle, waxaanse kajeclahay inaad ogaadeen udeysid oon iskala qaadin, waa kastay aa filaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Absame Girls

Wednesday, September 20, 2000 - 06:41 am
To Kismaayo-boy


Waa kugu Raacsanahay.Ogaadeen Ma kala Qaybsamo
Waana Hal.

Kismaaayana waa Magaalo Oagaadeen<
Meel Kastana Ha Joogee.

Waa

Absame Girls

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Wednesday, September 20, 2000 - 08:45 am
Here is the brief history of Kismayo.

Kismayo belonged to a clan called Wardeey for a very long time, then Ogadeen came looking for green pastures and them and the Wardey fought, the Ogaden defeated the Wardeey and settled Kismayo and the surrounding areas. After a while the Italian colony arrived and asked the Ogadeen to bring able bodied men to become soldiers for the colony and they told him that they are not hungry. The Italians brought Majerten soldiers from Bari. When the Ogadeen found out about what the Italian did, they started fighting with the Majerten and defeated, the site of the battle is called "Lafo Harti", then the Italian reinforced the colonial soldiers and defeated the Ogadens. Then to avoid further wars and skirmishes, they started negotiations and they agreed that they should both settle the city, and leave the outskirts solely for the Ogadeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiiqa

Wednesday, September 20, 2000 - 09:33 am
Kismayo belongs 2 Dir, Biyomaal, gaaljacel u all newcomers are not any more kismayo citizens, u better back to where u from.
No habargidir iyo mareexaan no Ogaden not any body else.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

city-boy

Wednesday, September 20, 2000 - 03:20 pm
muriidi,
you are really historian looooooooooooooooooooool..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI SAHAL

Wednesday, September 20, 2000 - 04:53 pm
dhamaan waxaan usheegayaa dadka somaaliyeed in aan maanta loobaah nayn in lagu MURMO yaa iskaleh kismaayo balse waxaan in dhihi lahaa in ay dhalanteed tahay welfeerka LAQATO laguna murmo kismaayo yaa iska leh qaf WALIBANA KUFANO sidii uu wax ugu qaban lahaa soomaalida gaa jaysan mana aan filayo in ay ujeedaan dhibta haysoto dad keena aad fiiricaan meesha aad kunoo shihiin dad ayaa iska leh una hurey naftoodii iyo maalkoodii maxaa se noodiiday taas????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaakman

Thursday, September 21, 2000 - 01:53 pm
Kismaayo belongs to all somalis, everybody is wlc. but the queastion is who is gonna rule....Marreexaa, hey fucked the harti whom (gun Darood) majeerteen cheated to defend the city. i'm Isaak, live in Kismaayo right now, and i feel Kismaayo is cool with under the rule of General Axmed Warsame, i'm businessman, after majeerteens, dhulbahante (dhillo iiddoor) and other small harti clans were expelled and defeated, no one loots my property and i assuredly confirm that Marreexaans r the real GOB of Daroods......i remember one day many dhulbahants with Morgan run, the dhulbahants came back but they were killed, Axmed Warsame couldn't understand y they won't go with Morgan to Dhobley, even the only corneil of dhulbahante was killed by women who stabbed him to death...sorry! dhulos, look out marreexaans, they r dangerous when it comes to real war, all other ppl/ clans know that!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 02:13 pm
IsaakMan daanyeer IIdoor ah ragan kaa maskax badan aad isku direyso wasakh yahow, mar danbe ha soo qorin war been ah oo xumaan ka dhalinaya rag is dhalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHIIQAAL

Thursday, September 21, 2000 - 05:05 pm
KISMAANYO SHIIQAAL BAALEH

WAXAAN USHEEGAYAA ••••••• IN AY SOCOTO KUYIMAADEEN
LANA OGYAHAY MAALINTII UGU HOREYSAY EE AY KISMAAYO CAGTA SOO DHIGAAN ••••••• MAWAXAA BEEN IDIINSHEEGAY HUBKA CULUS EE AAD DADKA KULAYSIIN ADINKA IYO HAHARGIR WAANDIN DHIHI LAHAA UNOQDA BOOSAASO DHULKIINU WAA BARI .
QORE BILE75

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

prince of ceel_waaq

Monday, September 25, 2000 - 03:36 am
war adinka wax ma fahmaysaan dad badan yaa aaminsan in ninkii reerka lahaa inta la eryo cadaalad asaga lagu siiyo gurigii.somaliya waxaa daganaan jiray ajuuraan dadla dhoho long time ago. waan lahaan jirnay waan joogi jirnay yaakaa yeelayo waan og nahay inaanaad bidoodka aad sheegteen inay xoolaha noo qalaan aanaan ka maarmin lakiin we wil be for ever king.mareexaan.

to kooshin you young brother but u inteligent, dont use again diinle it calles ugaas diini, and mareehan is one aur leader of kismanyo gen, axmed warsame is not reer diini is (celi)and the noma,people live out of city is reer xasan. talxe. uurmidig. and some kind of it,so we are one and we pellon it ok.

qofwalba oo somali ah oo inuu ku noolado rabo waa welcome nabad iyo xoriyad yuu ugu noolan karaa, manihin gumayste shacab keenana waan jecelnahay,
kismanyo long live victory,
we love you for ever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nogob

Monday, September 25, 2000 - 10:49 pm
War anagaa wax aragnay waryaada maxaad isku laynaysaan warku wuu cadyahee,Kismaayo qabiiladada aad sheegaysaan haday lee yihiin ama udhasheen maxay utagi waayeen shirkii carta iyagoo matalaya Kismaayo iyo Buaale waa labada Jubbo(jubbaland)war islayaaba,majeerteen muxuu kismayo umatali wayay,mareexaan kaba sii fog dir iyo waxan kale eed sheegaysaana warkood baa,war somaliyeey maxaad iskaga yeelyeelaysaan reer kasta meeshuu dagaan uleeyahay waxaa cadeeyay shirkii Djabuti ama qaylya ama dilaaca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaqicci

Tuesday, September 26, 2000 - 12:32 am
Kismaanyo waxaa iska leh Somali. Xukunkeedana waxa iska leh cidda ku nool. Mareexaana waa Hawwiye oo waxaa loo aqoon jirey Useerteen Gorgaarte. Haddii xukun la dhahana waxaan u maleyn in uu sidii uu Baardheere oo kale yeeley in uu yeeli doon. Muxuu baardheere yeeley? waa qiso dhacdey oo cajiib ah. Marka hore waxey biyaha ka arooran jireen wabiga waqtiga dadku ay hurdaan! waxaa dadka degaanka ku nool ay is weydiiyeen waxa ku kallifey in ay wabiga habeenkii ay aroortaan!? Waxaa laysku raacey in iyaga la weydiiyo, markii lagu wareerey waxa ku kallifey in ay biyaha habeenkii ay wabiga ka dhaansadaan!! Maadaama aysan waligood wabi arkin waxey ku jawaabeen war cidda leh barkaddan sow lacag ka qaadi meyso maalintii ciddii dhaansata? anagu waxaa nagu kallifey in aan lacag dhiibno marabno ee habeenimaan xadeynaa!! Sanad ku dhawaad bey biyaha wabiga habeenimo xadi jireen! markaa baa waxaa loo sheegey in aysan jirin cid iska leh wabiga oo uusan aheyn barkad! ee uu yahey wabi Allah sameeyey ee yaxaasku yuusan habeenkii idin cunine, iska dhaansada maalintii. Qisadanu waa qiso dhacdey oo run ah qofwalba oo reer Baardheere ahna wuu ogyahey! oo waa lag sheekeeyaa. Bal middan kalena daya: Austraaliaankii ayaa wexey dheheen war buushashka ka leexiya waddooyinka oo waxaan idiin sameyneynaa waddooyin laami ah. Waxey ugu jawaabeen haddaad dooneyso in aad waddo laami ah aad sameyso ka samey Garbahaarey. Marka Mareexaan (Useerteen) anagaa si fiican u naqaan ee Baardheere isagaa caddeystey in uusan leheyn, oo marqaati uma baahna iskaba daa Kismaanyo xaalkeeda! haddaad xukunkeeda u dhiibtaanna mashaariicda horumarinta ooo dhan ee loogu tala galey magaaladan Somaliyeed wuxuu uwada rari Garbahaarey ee yaan loo dhiibin. Waayoo ma aaminsana in uu degaankan leeyahay, wuxuu ogyahey in uu dhoof ku yimid.
Aniga wexey ila tahey ha loo dhiibo duqqa magaalada nin ah Shiiqaal. Boliska iyo milaatarigana Dirr iyo Habargidir, sidey u kala horreeyaan. Goddoomiye gobolna Baajuun. Mareexaan, Ogaadeen, habargidirta kooytada ah, Dirrta koytada ah, Majeerteenka kooytada ah, Ogaadeenka agagaarka Kismaanyo deggenaa oo hadder magaalada u soo guurey iyo dhammaan Somalida kale oo jecel in ay Kismaanyo degaan kulligood waa welcome. Ka ka shaqeystaan, ha ku noolaadeen hana degaan. Cid ku xadgudbi kartaana ma jiraan. Ciddii masuuliyad qaadda iyadaa ku dhib qabta, oo waa dhamaatey waqtigii masuuliyadda la qayaami jirey. Anigu taa baan xal u arkaa. Haddii aan qaldameyna waa ley sixi karaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isaga carar

Tuesday, September 26, 2000 - 03:29 am
afkaygaa jeexan oo waxaan haystaa kumbiyuutar aan wax ku qoro haloo dhiibo kismaayo qabaa,ilada yaryarka ah kumalhoo haloo dhiibo kuma lahoo sheeqaal,baajuun, dir IWM.
waad waalatay yaase wax ku waydiinayo dadkani aad soo sheegtay mareexaan hortii maxay ahaayeen mareexaan dabadiina maxay noqdeen. kasoo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

prince of ceel_waaq

Tuesday, September 26, 2000 - 04:47 am
to waaqicci.
duqa adi beenloow aa tahay anagana waaku wada caarifnay, anagaa nagu dhul alifee haye, waxa wabiga baardheere taariiqda ka raacday mareexaan ma ahan mareexaanka biyaha waaloosoo dhamin yiray duqa, maxayba gabadaan,lakiin wax yar shactiradaa ku roontahay, dadka biyaha macaaneeyay aa taqiiq ka raacday baardheere,
wagii ingiriiska joogay ayuu wuxuu keenay mucaawino sonkor ah qabiiladii meesha joogayna u qaybiyay, ogaadeen waa shireen waxayna dheheen ana qaybteena wabiga aanku macaanaysano waligeen i aan u cabno.markaasaa markii la siiyay sonkorkii yaa kuli ay ku shubeen wabiga si uu u macaanado. tariiqda runta ah waa taas ha jar habaabin taariiqda duf kubexe.
byee all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaqicci

Tuesday, September 26, 2000 - 05:12 am
To ceelwaaq,
duf ku bax. war maxaad la inkaartami? maad qortid uun raýigaaga?
Taad sheegtey wey jirtaa oo waa taariikh qadiim ah, laakiin tani waa mid cusub, last decade. Adiga markaas waxaa cuneysey ceerta iyo canshuuraha laga soo qaado dhillooyinka reer galbeedka. walina waxaa kaa muuqata in aad cuntid oo aad waliba laba canleysid. oo aad iskala dhiibtey ama aad isku qaaddey! war soo laabo taariikh baa kaa dambeysaye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL

Tuesday, September 26, 2000 - 05:14 am
WAXAAN IDIN SHEEGAYAA KISMAAYO WAXAA LEH MAJEERTEEN WALIGOOD AYAA ISKALAHAA WAXAAN SOO
DHAWEENAY OGAADEEN IYO GAALJACAL IYO MAREXAAN
OOKUSOOGALAY QABQABLINIMO HADA MARKII SOMALIYA
AY DAWLADA KADHISMATO AYEE NOOTAALAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kismaayood.

Tuesday, September 26, 2000 - 07:23 am
waryaa faysal, taariikhda soobaro kismaayo ogaadeen baaleh adigaba waad ogtahay ood iska indhatireysaa, but who cares. markaadse leedahay soomaaliya markey dowlad kadhisanto ayey nootaalaa, haday dhalato iyo hadii kalaba sidaan kaaga adkahay uun baan kaaga adkaan waligeedba, madowlada baad igaxigtaa? mase c/khasim salaad baa iniga dhulkayga adi kusiinkaro? waryaa riyada kabax dharaarbeynu joognaa. kismaayo cidkasta oo nabad kudagnaanayso waan u ogolaankaraa, cidaan rabina waan iska eryikaraa sababtoo ah anaa iskaleh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aab

Tuesday, September 26, 2000 - 11:13 am
kismayo waxaa iska leh jidwaaq(Abaskuul,Bartire)iyo Ogaadeen oo laisku dhaho Absame.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

prince of ceel_waaq

Tuesday, September 26, 2000 - 10:34 pm
to waaqici.
duqa filin kaaga waa qaraxsan yahay marka, adiga waxaad wadid dacaayada suuqa waaye miyaa, hadaan ku fahmay. lakiin waxaan soconayn fun ma noqdaan ha ceeboobin mar danbe yaan waxaas lagaa maqlin. mareexaan ma qixii kadib yuu wabiga xadayay war ninku ma jiran yahay. awoowe wakaa talaa waa kuu jeedaa hada sheeko kale oo raqiis ah soo alifo oo kismanyo qusayso lol.

to faysal.
faysal nin ul kaaga adag ma u malaynee af inaad uga adkaaneyso saa markaad wada hadashaan wuu ku darbaaxiye lol.
aqayaaray ha idiin macaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farjano

Wednesday, September 27, 2000 - 01:25 am
ku- Faysal
adigu borobogaandadaan kugu ognahay, inaguna dharbaaxanta adoo kale.

Ku- aab
idinku kismaayo sidii laydinkaga cayriyey waagii aanu wada ognahay, hadana adigoo iska dhex fadhiyo ayaanu kuugu nimid ee soo kala cadee dagaal iyo heshiis midkaad ku soo gashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mo

Wednesday, September 27, 2000 - 01:50 am
kismayo waa gadoland waxeyna unoqoneysaa magalo madaxda gedo so anyone can welcome without trouble or will die.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesi

Wednesday, September 27, 2000 - 01:58 am
to: faysal maskiin ayaa tahay hada waxaad sugeysaa in ay dowlad idinku soo celiso kismyo waa idinku xaaran madnuuc ayuu kayahay nin majerteen unless uu inoo noqdaan kaboqaad.
hadii aan nahay marexaan waxeynu naqanaa qori carediis ee manaqano xan iyo borobogando.
ee ninhadii aad tihin idinka iyo harti kalaya oo qabsada kismayo...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Wednesday, September 27, 2000 - 02:26 am
to geesi mareexaan
duqa wax walbo sameeya kismaayo waa lisku arki doonaa cidii leh tan labaad goormuu naqday geesi
maxeraan waabayaab haduu geesi yhay maxuu ugu soo
ardeen siyaad bare TO CEELWEEQ duqa waxaad tahay waan fahay adigaa been iyo boragalaam lajooga meelahaa sxb waalayaqaanaa cidii kismaayo
leh dadka ay xudutooda ku dooganyihiin
KISMAAYOOD MAGACA AAD NOOQACAYARTAY AYAA WAX WALBO
noogudaran kismaayo yaasiiyay OGAADEEn yee kumaqalin dadka anaa kumaqalay soobaro taariiqda
sxb ogaaeen hada ayaa been been ku haastaan wax yar nasoga haday dhicin yaa arkay yaa maqlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Au cabaas

Wednesday, September 27, 2000 - 05:11 pm
Hey you all idiots stop your stupid trivas.It's
all meaningless,kismanyo belongs to all somalis.
The days of this village is mine that village is yours is over.If hargesia is too hot,please come
to kismanyo.If bosasao is too hot come to kismanyo
if Belte weyne is too cold come to kismanyo.If you
waana vacation with your kids and your lovely wife
come to kismanyo.If you are a somali,born somali
anywhere in the world come to kismanyo.Kismanyo is
my home,Galkacyo is my home,borama is my home,luug
is my home,Galadi is my home,but the lowly amxaaras ruled it,kalafo is my home,but the lowly
amxaaro injiiray ruled it,dhagah buur is my home
but the lowly amxaar told me i cannot come back to
it.Ceel buur is my home. Long live my Beloved Somalia.****Kismanyo yaa iska leh?*********

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.