site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Halbowlaha isku xira Waqooyi iyo koonfur oo keliya ayaanu ka aqbalaynaa goosashada Waqooyi{Bridge}haday taageeraan go ista.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Halbowlaha isku xira Waqooyi iyo koonfur oo keliya ayaanu ka aqbalaynaa goosashada Waqooyi{Bridge}haday taageeraan go ista.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Wednesday, September 13, 2000 - 10:43 am
waxaan u sheegayaa dhuloos idinka ayaa Somalia u ah halbowlihii isku xidhayey ee please marna ha aqbalina kala goista Somaliya.
waxaadna ogataan niman kan leh aynu ka goosano Somalia ay yihiin kuwii aad ka xoreyseen Ingriiska
ee halka Milyan ee dhuleeska ahi naftoodii ku waa yeen{Darwiish}.
waxaan kaloo aan xusayaa sidii fiicnayd ee aad ula dhaqanteen dadka Fiqishiniga ah{HABARGIDIR} ee idinla degan gaar ahaan waqtigii xumaa ee qabyaalada laysku laynayey THANKS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas

Wednesday, September 13, 2000 - 11:04 am
Thanks baan ku leeyahay Somaliya kala Go'imayso Waligeed INgiriisbaanu ka diidney macdalaa Cigaal ooh sarkhaanwaxaanu nahay Umadiiugu horeysay ee AFRICA diyaarad lagula dagaalamay Ingiriiskana waanu jabiney anagoo intaa ka Yar maantna Alxamduliulaah malaayiin Fardojaan ah baa Nool Marlabaad Soomaaliya waligeed walaahay kala Go'Imayso Dhimasho ayaan ka xigaa kala Go'a Somaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Wednesday, September 13, 2000 - 05:31 pm
Waan kugu raacsanahy habargidir dhulos somali kama goayso walaalahayo somali wayn waanu rabnaa anagoo wax walba isku samynay meel aan uga socono male walaal waa kii wax walba wadaaga xumaan iyo samaanba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Thursday, September 14, 2000 - 08:10 am
waxaan usheegayaa ninkan habargidir ee ah mooryaanta ah in aadan waqooyi ka helaynin waxaad bililiqaysatid iyo waxaad isku dirtid after all you are habergidir futo madoobe ass....!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.