site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HALA SII DAAYO 12 NIN EE Buhoodle ku Xidhan si looga badbaado dagaal dhaca

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): HALA SII DAAYO 12 NIN EE Buhoodle ku Xidhan si looga badbaado dagaal dhaca
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Coodinle

Wednesday, September 13, 2000 - 12:03 pm
Waxaan u sheegayaa Dhulbahante iyo ••••• waa inaynu kala badbaadnaa dhibaato waxaan umalaynayaa inoogu filan waxii ina soo maray markaa si wanaag iyo xushmad ku jirto ha loo sii daayo raga aad xabsiga dhigteen
sababtu dhibaatadu waxay soo gaadhaysaa habarjeclo iyo dhulbahante inagu uun baa hadana ciyaalka iska leyn markaa dhiiga dhaci doona hala badbaadsho
Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 12:15 am
Doqon baad tahay ma waxaad moodi in dadku run moodayo 12 qofood aa lagu xiray buuhoodle maxay
BBC u sheegi weysay wax aad naga xiri kartaan ma jidho dhulloos anagaa idin xirana doqon kolkaad waxba samayn weyday aad afka ka tiri waxbaan xiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMA YOUSUF

Friday, September 15, 2000 - 02:22 am
HAAJI JAAMAC BAAN AHAY, HALAKALA BADBAADIYO DHULBAHANTE IYOHABARJECLO TAASINA WAXA AY KU IMANAYSA IYADA OO LA SIIDAAYO GARAADKA LAGU XIDHAY DHAQAN LAAANTA AY SAMEEYEEN ••••• INAGAMA DHAXAYN IN AAN ODAYAASHA DHAQANKA ISKA XIDHXIDHNO SIDA DARTEED ISAAQO ••••• BAATIHIIN EE SOO DAAYA GARAADKA SI LOOGA BADBAADO DAGAAL KA DHEX DHACA HABARJECLO IYO DHULBAHANTE WAAYO ••••• IYAGA AYAA U XIGA IYAGA AYAY DHIBTU KU DHACAYSA ANIGUSAAS AYAAN QABAA HANA LAYEELOSIDAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.