site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA GUDOONSIIN KARNAA HADAAN SOOMAALI NAHAY DHULBAHANTE IN AY MUTAYSTEEN NOVELL PRESS

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MA GUDOONSIIN KARNAA HADAAN SOOMAALI NAHAY DHULBAHANTE IN AY MUTAYSTEEN NOVELL PRESS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

home boy

Wednesday, September 13, 2000 - 03:59 pm
waxaa aniga ii cad maanta in qabaa ilka dhulbahante la yiraahdo soomali intay isu tagto la
go doonsiiyo bilad wadani nimo ah marka loo eego soomalida wali wada bur burka iyo baa bi inta dhalaanka. waxaan tusaale usoo qaadanayaa
doorka ayka ciyaareen shirka j buuti iyo isu imaadka soomaliya. ku gacansayrka kala go a
labda gobol iyo tixgalinta deegaankooda dadka ku nool oo yasan ka aar goosan . marka soomaliyay
dhulbahante masiinkarnaa novell press.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, September 13, 2000 - 04:02 pm
Novell, tolow ma networkingkay aad u yaqaanaan. O maxay ahayd billadaasu? CNE baan maqli jiraye novell prize muxuu ahaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali1

Wednesday, September 13, 2000 - 04:32 pm
to-home boy
aniga waxaan u dhashay gobolka hiiraan waxaana hadaan reer hiiraan nahay taageeraynaa caleema saarka dhulbahante maxaa yeelay waa wadaniyiin daacad ah yaqaanan sida loo dagaalamo yaqaanan sida loo heshiiyo lehna dadnimo iyo wax garasho.
waan ku gu raacay home boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Wednesday, September 13, 2000 - 04:41 pm
home boy way u qalmaan in la siiyo wayo waxay hor istaagen kal go,a somali koonfur iyo waqooyi, taas oo haday raaci lahayeen waqooyi 10 la aqoon san lahaa waqooyi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Thursday, September 14, 2000 - 08:43 am
I am my self Habirgidir and I really respect dhulbahante because they real somalis and they allways think in Somali in term of Nation and I really respect them beucause of that. Also they are really fighters who does not take any agressive behavior from any clan. Look how they defeated isaak dreams. much respect u pple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 09:23 am
Wax aad isku gubtaan illaahay ha idiin sahlo. Waa shaqadiini isku dirku. Haddii aanu dhulbahante nahay dagaal dooni mayno. Ciddii ••••• u buktaa inay la dirto,way yaqaaniin meesha ••••• laga helo.

Dhulkiiisi nin gubay oo doon doonaya doqon kale oo sidiisa oo kale yeela... ma hayno.
Nasiibkiin. Adduunka intii aad isdelayseen rag baa jaamacado samaystay, oo carruurtoodi dhammeeyeen. Xisaabtama hadaba. Doqonimada iska dhaafa, oo u fakira: Anigu maxaan qabsaday?
Inta arrimaha dad kale isku mashquulinaysaan. ma shaqo ayaad weydeen hadaba?
Beye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

some one

Thursday, September 14, 2000 - 09:31 am
looooooooooooool@ xaarwaynooyin
Is it One person who justt acting different people..how sad dhu;lbahante became........now when tyou could not find any one who support u....you idiots get Mentel
Xaarwaynayaaal..........Dhulpahante Uskag......kuma jiraan kuwa diinta ku Dhaqmaa
.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 09:57 am
TO: HOME BOY:

please inata aad ka shaqaynayso inaad dad isku dirto wxaan ku odhan lahaa"go back to school and learn how to write the english language becauase there no such thing call novell press"wxaan u malaynayaa inaad u jeedid noble prize.markaas saaxiib dhulbahante kaagama baahna noble prize,adidga ayaa u baahan school prize
nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samaroon

Thursday, September 14, 2000 - 11:22 am
I really respect them just because they see Greater Somalia,You deserve more then Nobel prize. thank you for what you doing your nation and the Unity of our beloved country, we are in the same boat remember that Awdalland and Sool Togdheer and Sanaag Somalia for All somalis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Thursday, September 14, 2000 - 11:32 am
Dhulos sheeka idinkugu dhiman.
1- Askartii Sayidka markuu dadkooda laynayey.
2- Askartii Siad Barre markuu Majeerteen (their first cousins) laynayey
3- AHda waxay diyaar u yihiin inay noqdaan askarta C/Qasin asoo laga yaabo inuu puntland/somaliland dagaal la galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

home boy

Thursday, September 14, 2000 - 05:18 pm
aniga oo ah ninka bilaabay maqaalkaan igama aha inaan dad isku diro laakiinb waxay iga tahay in la sheego loona xasuus naado ama ba taariikhda la galiyo qabaa ildaii soomaliyeed ee ka kubanayay bur burkii wadanka waana mid dhulbahante lagu tix galin doona dharaftooda iyo daacad nimada dhulkooda iyagoon cidana weji iyo sharaf kagag doonayan marka sxb yaal mawadin iku dir ee
waxay mutaysteen baan saheegaayay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majerteni #1

Friday, September 15, 2000 - 04:44 am
TO:SAMAROON:

ha sheegan togdheer,iyo sanaag,rag baa iska leh
awdalta aad sheeganaysid ayaa lagugu gumaystaa
is xoree marka hore,markaas ka bacdi ka hadal gobolada kale,somaliweyna wax faa'iido ah uu kuugu jidhaa ma jidho.markaas saaxiib nimankan aad sheegahaysid eed aad leedahay noble prize hal siiyo,uma qalmaan biladaas,sabata oo ah waa umad jaha wareersan oo aan garanayn waxa ay doo nayaan iyo waxa ay diidayaanba,maxaa yeelay qaar waa somliland oo cigaal bay kabaha u leefaan,kuwana cabdilahi yusuf bay dabada udhaqaan,inta soo hartayna hadda ayay waxay rabaan iay ina qaasin boy ay u noqdaan jaa juusiin iyo basaas meerin.
markaas adigu hoosh yahay hooshtu dhashay joog awdaltaadaas,oo wanaaga iyo nabada aad harsanayso ha iska daadin,midna ogow berigii hore wxaaa ku soo gaban jirteen magaca dawladda soomaliyeed oo dadka aad jaarka tihiin lugta idiin qabtay,laakiin hadda majirto taasi ee yaan cidlo lgaa helin sidii
arintii dila ka dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin kuyaqaan

Friday, September 15, 2000 - 06:20 am
war majeerten haku qaraaban idoor yohow labax daba cayuun intaa dadka isku diraysaan wax kale mahysaan miyaa yuhuud yahay madow
dhulbahte somali bay dhinac ka raacene haku sugin inay kula go,aan 10 sugaynay calankyag blue inuu dib noogu soo noqdo mantan diyaar baan u nahay dawlada somaliwayn inaan dhisa deeda ka qayb qadano anagoo nin kale dadntiisa fiirinayn ta somaliwayn baa kawayn ee caytanka iska daa idoorland gooso i wish godabiirsay inay ku soo biridoonan walalahood somaliwayn.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.