site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliland naageey leeyihiin ee niman ma leh!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Soomaaliland naageey leeyihiin ee niman ma leh!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadraawi

Wednesday, September 13, 2000 - 08:37 pm
Haddii aannu nahay soomaali wayn, Waanu ka maarmi lahayn soomaaliland,laakiin waxyaabaha ugu wayn oo aynaan uga maarmin waxaa ay tahay dumarkooda,kuwaas oo aniga qof ahaan u aqaan "cibaado badan" Markaa waxaanu si xushmad iyo xididnimo ku jirto uga codsanaynaa dawlad goboleedka soomaaliland,inayna ka go'in Dalkeena hooyo, sababtoo ah waxaanu nahay ul iyo diirkeeed."ku kala tagi mayno dee sidaa huunno"""""waar hayaa aaaa aay dumar wanaagsanaa""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 13, 2000 - 10:45 pm
Af caytanay ninkiisa ayuu ku yaallaa. Caqli xum ayaa kugu idil. Markaas ma istaahishid in laguu jawaabo. Balse dib u akhri waxaad la shir timid. Somaliland iyo Somalia isku darkooda iyo kala goyntooduba waa laba fikradood oo siyaasi ah, waxna lagu hagaajinayo. KA HADAL SIYAASAD IYO DANO SOOMAALIYEED. DUMARKA HA AF LAGAADIN WAA HOOYADAA OO KALE E. ISKU XISHOOD, SOONA BARO DHAQANKA SOOMAALIYEED. Sidaas ayaad doonaysaa in aad dad ku soo jeedataan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 03:48 am
adoo kale waan ku aqaan inaadan xalaal ku dhalan, sababtoo ah afkaada intaa ma aydaan soo marin lahayn, ama waxaad tahay mooryaantii indhaha ugu furmeen nolosha fawdada ah, bal waxaad afkaada soo marinaysid eeg oo dib ugu noqo, waxaad meel uga dhacday sharaftii iyo karaamadii ragga soomaalida. waxaan la socodsiinayaa bahda somalinet inaad hawshiinii gabteen, oo meeshiiba noqotay halaq galeen oo cid kasta waxay doonto ku soo gudbiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 01:36 pm
from han
waxaan doonayaa inaan dulbahante u sheego dhaqan
xumadood sabaabto ah waligood jaajuusin ayay ahaayeen iyo dabadhilif dawladii siyaad bari
hadana dowlda hawiiye marka isku xishooda ee iska
daya duriyada slaah baa sharfay oo sharfay ayayleeyahiin markaa waxaba kama qaadi kartaan ilaah mooye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 09:29 am
HANIYEEY DHULBAHANTE AFKIISU MA QABTO IN UU GABADH ••••• MEELAHAA KU SOO QORORO. WALAAL KHALAD HA FAHMIN OO QOLYAHAN AY KA WAALANTAHAY WAXBA HA KA DHAGAYSAN. RUNTII WAXAAN HALKAN U SOO GALAY IN AAN QOFKAA KUIDHAAHDO DAKHTAR TAG HADASE WAADIGAASOO HANIYEEY HIILKAYGII DHICISEEYSAY

INAABTIGAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid

Monday, September 18, 2000 - 11:14 am
Waryaa IIdoor noo daaya Qabiilka naagayahow anagu dumarka ma caynee ........

Ninkaa hablaha caayeyna isku xishood oo ilaali xaqa gabadha somaliyeed kugu lee dahay

nabdey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 10:01 am
I couldnt agree anymore. 99.99% of Iddoor men are qaad eating loosers but the majority of their women are little sweeties and they like men from Baydhabo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.