somali | Wednesday, September 13, 2000 - 10:02 pm WAXAAN ka yaabay sida madaxweynaha cusub ee Somaliya uu ula qayili karo ALI SAMATAR oo ahaa Siyaad barre madaxweyne ku xigeenkiisiii oo lag yaabo in uu siiyo Jago dawladda cusub, waliba Prime Ministerka ayaa lagu wadaa. Markaa tani waa S uun S ku badal. Siyaad Iyo Salaad uun baa is badalay Samatar iyo saaxibadiina way joogaan. That means that we lose our brethrens in north who could never think of being in the same country as Ali samatar, Gaani and Morgan.!!!!!!!!!!!!!! waxaa kale oo Samatar la kulmay madaxweynaha Djibouti """President Of Djibouti Is Coaxing Ali Samater To Join New Somali "Government" Ismail Omer Guelleh had a meeting with Ali Samater Sunday night (September 10, 2000) in Washington DC. Reliable sources have confirmed that President of Djibouti is coaxing the former general and Minister of Defense of the Siad Barre Regime, Ali Samater, to join the new Somali Government. The Inventor of the so-called Somali "government" is recruiting more war criminals in the US capital. It is ironic and unfortunate that those who committed the worst atrocities in the history of Somalia have an opportunity to rule it again, thanks to President of Djibouti Mr. Guelleh. Our source has reported that the so-called new Somali president, Mr. Abdiqasim Salad Hasan is recruiting more war criminals through his mentor, president of the Republic of Djibouti I.O. Guelleh, into his new Government in exile. The later, Guelleh, had a session of chewing the narcotic qat with Mr. Ali Samatar, the former defense minister of the late Siyad Barre regime, Sunday night at Samatar's house in Virginia. It is no surprise that the president of Djibouti Mr. Guelleh sought the help of Somali senior military officers living in Washington DC region. It is believed that the Washington DC metro area is a safe heaven to at least a dozen military generals from Siad Barre’s regime and more senior military officers, including some of those who are accused of committing genocide in Somaliland.""""" |
Qaran | Wednesday, September 13, 2000 - 10:51 pm Waryaa adiga diri-diroolaa tahay warkaalay anaga doqon maad namoodey,wararka dacaayada ah aad faafineysid iska daa,ninweyn baad isku sheegaysaye somalidaad dooneysaa inaad madaxa isugelisid, ANAMIIMU LAA YADAKHULALJANA buu illaahay yiri marka walaalow aakhiradaada haseegin,maanta xaalku aad buu uxunyahaye ilaahey ha inaga koriyo(AMIN). |