site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER KONFURKA IYO FAANKOODA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): REER KONFURKA IYO FAANKOODA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 02:19 am
Waxan layaaba waxa reer koonfurka ragoodu u sheegtaan cilmi aanay lahayn, waxad maqlaysa nin isku sheegaaya Dr; hebel hada ninka Dr sheeganayaa cilmigiisuba ma dhaafsiisna heer dugsi hoose amaba iskuulba muu soo marin woo wuxu caanaha keeni jiray xamar.

Titladda ay reer koonfurku aad ujecelyihiin waxaa ka midda Dr,injineerke,Shiikha, professorka iyo Macallinka. Intaas oo qudha kuma koobna ee waxa jirra qaar kaloo aan hadda illowsanahay(haddaad xasuuusataan illa soo socodsiiya).

Gabagabo reer koonfuku inay dad diciif ah yihiin arimahan korkusoo sheeggay ayaa kuu caday naaya.
Reer koonfur faanka dadka kadaaya inaa lo'da la caqli tihiin waa la wadda ogsoonyahaye.

Came clean and stop boasting.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

parfasoore

Thursday, September 14, 2000 - 02:35 am
waryaahee adigan kula hadlayaa, haddaad tihiin dad aqoon leh qorta afkale oo midka reerkoofurta iska daaya. British Somaliland, taas baa kuugu filan nacasnimo iyo aqoon darro. sameyso afkale ama ku soo biir Somali kama maarantide.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugriyaa

Thursday, September 14, 2000 - 02:47 am
waryaa ninka isku magaacabay annymous waryee halkee lagaa keenay horta,doqon baa tahay ee dadka reer koonfur ha wada caanin cilmi la aan ayaa kuu keesee bitaaro yahoow

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.