site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Caynaba hadhuub kama daraan hogo kaliileede ka hulleele hagar aadankii hoobalaynjiraye(((((GABAYGAN WAXAA TIRIYAY SALAAN CARRABAY MARKII AY HABARJECLO KA QAADAY DHULBAHANTE MAGAALADA CAYNABA)))))

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Caynaba hadhuub kama daraan hogo kaliileede ka hulleele hagar aadankii hoobalaynjiraye(((((GABAYGAN WAXAA TIRIYAY SALAAN CARRABAY MARKII AY HABARJECLO KA QAADAY DHULBAHANTE MAGAALADA CAYNABA)))))
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 08:25 am
HEEGAALI KAMA QAYLISEEN HOGO KALIILEEDE
GOORTII AAN HALKANBA KAA ERYADAY BAAD HAWD U CARARTEENE, CAYNABA HADHUUB KAMA DARAAN HOGO KALIILEEDE KA HULLEELE HAGAR AADANKII HOOBALAYNJIRAYE ADIGA UUNBAA HINAASE IYO UJILAN HAAWIS IYO CEEBE HAADAA QABIILIGA ISSAQ HIBO
ILAAH SIIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, September 14, 2000 - 08:26 am
aree dhulbahante maa waxaas ku sameeseen iidoor
ar masaakiinta dhaafa hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 14, 2000 - 11:08 am
Ma hubtaa in aad tahay habarjeclo mise hadaa lagu qoray. waayo dee anigu waxaaan ahay reer hagar waanan ka xishoonayaa in aan HJ ku caayo over the net. iyagana sidoo kale ayaan ka filayaa. markaa hadaad tahay ninkaad tidhi waan ahay maxaa sheekadeena barwaanida ogaysiiyay. haday caydayadu ku qabatay waad taqaan meesha nalaga helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Friday, September 15, 2000 - 08:28 pm
salamucalaykum.qofka yidhi habarjeclo baan ahay umamalaynayo in aad run sheegtay.wallaahi anigu waxaan ahay habarjeclo walaalkay hagar aadan nin rag ah ayaad noqotay waanay kuu muuqatay dirdiraalaa qotaasi qado habarjeclo dhulbahante waa dad deegaan,dan,dadnimo,dhaqan,xidid intaba wadaaga waa is dilaan waana heshiiyaan.
dad aad isku diri karto raadi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Friday, September 22, 2000 - 04:37 pm
Dhulbahante iyo Habarjeclo are brothers and sisters,we don,t like Majeerteen oan Habarawal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qori lugud

Friday, September 22, 2000 - 05:46 pm
Si Fiican baad ula hadasheen Ninkaas rag sharaf leh waa ninka idinla hadlayaa waa Haber jeclo Solo madow dad aad isku dirto doono baakhad yahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.