site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAAN DIIDEY ANIGUYE GOLO ADI WAX HA KUU QABATO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): WAAN DIIDEY ANIGUYE GOLO ADI WAX HA KUU QABATO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurbaawe

Thursday, September 14, 2000 - 09:19 am
Waa la ini sallaamey
Marka hore mudo badan ayaan ka maqnaa pogan. Laakiin markaan ku soo noqdey arimihii oo dhan baa is badeley. Golo ayaa la isku wada haystaa.
Ma dadka Borame, hargeysa iyo Jabouti kala saarey ayaan khayr ka sugi. Maxaa arimaha murgiyey sidee baase loo sixi doonaa.
Sanadkan 2 kun sadex wax beeneeyey oo kala ah:
1 qaybiyaa qada xasan guuleed inankuu adeerka u ahaa baa beenshey. Kadib markuu isaqii wax qaybinaayey dadkii sii oon som. dulkulahey meel u raadshey.
2. Sadex nin qalad iskuma wada raacaal, taana dadkii 200 oo qof kor u dhaafey ee qaladaad isku wada raacey ayaa beenshey.
3. Qolo ha la isku gartona anigaabeeneeyey, kadib markii aan gabar reer jabouti sheegatey bartey, ee aan diidey inaan u sheego magalada aan ka imid oon dhaafi waayey nin reer w. ah baan ahey. Gaba dhaasina waxay isku badashey ina adeertey.
Waa ba yaab nin ina adeertii uuna garaneyn shukaansatey iyaa beeneeyey qolo ha la isku garto.
What do you say all about this, give me feedback.
Su'aashe kale een inii hayaa waxay tahey iyaa qolo waxku cuna ama waxku cini jirey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.