site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Who can stop the new Somali Govertment Stablished in Djabouti.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Who can stop the new Somali Govertment Stablished in Djabouti.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed Ali

Friday, September 15, 2000 - 06:35 am
Ma u malaynaysaa in ay hor istaagi karaan(dhiigyo cabyadda 1 Caydiid & Caato 2 Suudi yalaxow 3 cigaal 4 cabdulaahi yuusuf, dawladda cusub ee soomaaliya lagu dhisay jabouti.madaxwaynaha wili shaqadda sifiican u ma bilaabin laakiin mar dhow ayay bilaabanaysaa dhismaha dal ka soomaaliya.dabhuriyaasha qaarkood keenya ayaa loo la cararay qaarna waa yaa ban yihiin waxa soo socda hadda aduunkii waa uu soo jeestay somalia mar labaad laa luushka talyaaniga iyo carabta ay bixiyaan waa soo af jar mayaa. qabqablayaash hadday wax fahmayaan laymanka qaxootiga sayan ka qarxin oo magacyo kale ha is ku dhiibaan. hadii kale Liibiya iyo suudaan ha u cararaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.