Friday, September 15, 2000 - 06:54 am mudulood sidoo utaageray walaalkood hiraab, somalidana ha utaageraan sidoo kale, ha is raaco hawanaajiyaan dariskooda digi marif, si fiican ha ula dhaqmaan reer xamarka ,barawaha sidoo kale walaalahooda jareerta ,daroodka dilka ha ka dhafan,reer waqooyina koofur xukun hoose halaga siiyo xukun hoose oo ayaga u gooni hala siiyo
Friday, September 15, 2000 - 07:06 am Nin yahow xisaabta hoos ayaad ka bilawday ilaa kor sidii loogu talagay laakiin yaa ku maqlin. tay isugaysteen waxaa u asaas ahaa hunguri xumo soomaaliyana shicibka ugu taajirsan ayay ahaa yeen siyaad bare iyo yaa uga fiicnaa adigoo ilaahay kacabsanaya ee ii soojawaab.