CAAQIL | Friday, September 15, 2000 - 11:24 am waxaan idin weydiiyey ma isleedahiin hadii aydawladanin hirgasho,waxa ay horkeynaysaa maxkamad dadkii shacabka dhibaatada ugaystay laga soo bilaabo ilaa sideetanaadkii ilaa iyohada, maxayse idin latahay hadii , ay dawaldan ka mid yahiin , dad den biilayaal ah,iyagu se maysku ansixin doonaan sharci qabanaya, waa suaal soomaali oodhan ufuran meelkasta hajoogtee |
concern citizen | Friday, September 15, 2000 - 12:36 pm A government led and dominated by war criminals and corrupted politicians will not bring accountability and will bring no justice to us. That is why the majority of somalis will not accept it. If we allowed this to happen, It will be a nothing but a safe heaven for all those who committed crimes against our ppl!. What justice will one get, when you make the villain to be the judge. |
CAAQIL | Sunday, September 17, 2000 - 03:10 pm saxiib waad kumahadsantahay jawaabta aad kasoo jawaabtay maqaalkayga aryigaagana waan gartay waxa aan sugayaa dadkakale waxa aykaqabaan |
Anonymous | Monday, September 18, 2000 - 12:51 pm wixii maskaxdoodu shaqaynayso jawaabtooda waad heshay, inta kale ee aad sugtaa waa nac nac iyo kanaa la yiri iyo kanuu qaban iyo tii shalay halaga soo tago, maanta aynu ka bilawno, iyo aakhiritaan aynu wada heesno guulwadoo s...............,aabihii dulmiga, waa kaa bur-bur noo horseedayee, dhiiga qul-qulmaya iyo baroorta yeeraysa waa ..., tuugada iyo war-criminals-ka is biirsadoo, aqoonsi raadiya iyo hanti boob...... nooli kulante |