site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DR: C/QAASIN oo maanta ku amray gudoomiye kumeelgaarada gobolada WAQOOYI iyo BARI udiyaargarowga xuska munaasabada 21-ka OKTOBAR ee KACAAN keenii barakeysnaa oo fooda inagusoohaya

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): DR: C/QAASIN oo maanta ku amray gudoomiye kumeelgaarada gobolada WAQOOYI iyo BARI udiyaargarowga xuska munaasabada 21-ka OKTOBAR ee KACAAN keenii barakeysnaa oo fooda inagusoohaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, September 16, 2000 - 11:01 am
DR: c/qaasin wuxuu maanta si gabasho aan laheyn amar uu kusiiyey gudoomiye kumeelgaarada gobolada WAQOOYI iyo BARI,kadib markii lasoo afjaray shikii ayaamahan kasocday dalka mareykanka hase-ahaatee gudoomiya kumelgarka gobolka waqooyi jaale CIGAL oo arintaa kunuux-nuuxsada wuxuu sheegay inloo baahanyahay maanta xuska munaasabada kacaan keenii barakeysnaa ee aan laqaban tobankii sano ee nasoo dhaafey,taasina waxay shucuur gelisay shicibka waqooyi galbeed meelkasta ayjoojaan. jaalle CIGAL wuxuu intaa kudarey oo dadweynaha qiiro geliyey inaysan xuska munaasabada 21-ka oktobar aysan maanta aheyn maalinta keliya ay ku xasuustaan xusuuqooda aysetahay maalin ay kuxisaabtamaan waxqabadka kacaanka iyo guulihii uu kasoohoyey kobcinta iyo fulinta qorshada dhaqaale ee dalka marka laga reebo burburkii tobankii sano ee nasoodhaafey islamarkaana kudhudhuminaya kuna jaangoosanaya waxqabadkiisa sanadka cusub ee fooda inagusoohaya.
Jaalle cigaal oo marlabaad ugu tahnideeyey madaxweynaha JDS mudane C/QASIN xusuusinta xuska munaasabada kacaankeena barakeysnaa iyagoo islamarkaana isku booriyey munaasabada kadib inay
UBAX dhigaan qabrigii GEESIGII AABAHA UMADA SOMLIYED JAALLE MAXAMED SIYAAD BARE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Saturday, September 16, 2000 - 04:36 pm
ina siyad wuu ahaa gesi lakiin warka sii cadey.
ma madaxweynahaayga cusub baad ka soo horjedda oo hadalka waxaa u ledahay jes-jes eese waxaan ku leyahay ha guleysto madaxweyne abdulqassim.
ma dooneyno inan noqono qaxooti tugsada....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, September 16, 2000 - 06:01 pm
DR:C/QAASIM waa geesiga aabaha umada soomaaliyeed ee hada ladoortey,laakiin wuxuu kuburaarujinayey kuna boorinayey maamul goboleedka WAQOYI & BARI inaan la ilaabin wax qabadkii geesigii aabaha ummada soomaaliyeed JAALLE MAXAMED SIYAAD BARE,oo munaasabadiisii xuska 21-ka oktobar oo fooda inagu soohaysa,sida laga warqabana aduunyada taariikhaha waa laxusaa oo waa lama ilaabaan oday kasheekee ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 16, 2000 - 11:14 pm
Salan kadib aniga waxaan qabaa in Soomaalia loo tashtay, Marka la arkay in dagaal kii qabaa ilada laga ilbaxay iyo boobkii, Soomaali is keedi iskahagaagi doonto. Baaritaan dheer marka la sameeyey Soomaali waxyaalo badan ayaa loogu baqay in ay ka soo id baxaan dawlad la'aan awgeed oo lid ku noqondoono dano badan oo wadamada shidheeyaha kamalaysanaayen.waxaan Aaminsanahay in shirka Soomaalida ee magalada Jabuuti Mudane Omar Gelle Asagoo diyaar ah loo dhiibay qubaro shisheeye aad ugu soo sheqeeyen, laakin habka kaqaldamay bal hada ku mashquulsanyihiin qubaro shisheeye wixii qaldamay in ay saxaan. Qubaradahaan waxaay usabab ahaayeen tomon sano oo Africa dagaalo sokeeya kasocdeen iyo Qarnigii caanka ahaa aad ka warhaysaan ciribtirka Islaamka. Hadaba Soomaaliyeey Aniga aad ayaan utaageersanahay dawlada A/Kasim sidahabeenkii aan dooranay ilaa iyo maanta haduu uu san kaleexanin balamadii uu qaaday,
Soomaaliya Nabadeedi kuma xerna warlords
Arinta dawlada cusub Dadka kasoo horjeeda sida[warlords] Somali dan iyo nabad uma ahaan doonto in ay la gor gortamaan gacankudhiiglayaal oo caadaystay dhac boob iyo dil mas uulna kama naqan karaan danta umada soomaaliyeed, waxaan layaabanahay A/kasim salad markuu warlords kala qaybiyey qaarna barlamaankii amam hawsha wax kaga dhiiway qaarkalana gor gortan kula jira. Burbur iyo khiyaano tomonsano ayaa nagufilan. Akhristoow iiga jawaab. Bini aadamku wuxuu leeyahay halwiji A/kassim imisa wiji ayuu leeyahay?
Aduunweynaha marhore ayey diyaariyen waxa soomaali loo qabanlahaa laakin ilaa iyo hada siyaasada A/kasim ma cada.
Waxaan aaminsanahay warlords in hubka laga gadankaro ayagoo jago loo magacaabin. Soomaalida nabada jecel ee waxgaradka ah wadaniga aqoonyahanka ah ayaa xaq ku leh jagooyinka dawlada.
Talo.
A/kassimow Allah ayaa ku doortay oo kujecel ogow,xasuuso in da' daadu tahay 58 konton iyo sideed wax kuu haray aysan jirin in Allah lahortagtid maahine beerta aad halkaan kutacbandoontid,
marna ha shakinin taageerada caalamka haday goostaan mabda aagi haka leexanin aat horey u balan qaaday Umada Soomaaliyeed.
Ogow deeq awood sharaf waxaa bixiya EEBAHA aniga iyo adiga iyo waxwalba abuuray.
tusaale:
Dawlad aan la aqoonsanin cunaqabateen loogu daray waa Afghanistan wax ay aduunka kale ay kaliitaan maleh balse waxadhici kara in ay na dheeryihiin raali ahaansho EEBE. kawaran Soomaaliya oo dawlad ahaan loo aqoonsaday.

Qore: Sharif Aroone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYUUN

Sunday, September 17, 2000 - 02:38 am
Q******N WASNAA Q*****DAA
INTEEN GALINAAA. INTAAA.

NINKII DHOOF KUYIMID BAY GEERIDU DHIBAYSAA WAQTIGII DHAMAAYOO WUU DHAQAAQI DOONAA.

NINKIII GARANAYUUN BAA GARAN KII KALESE SIDAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 06:19 pm
waxba meeesha ma ku heysiin mada nada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDANE

Sunday, September 17, 2000 - 09:28 pm
isku diraaga ugu wayn ee forumska waxaan u caleemo saaray bilad sharafna ugu daray odayga qaxootiga ah,rufiyaanka wayn, isku diraalaha somalida, dumar lajooga, waa SAHAL.

ODAY KA FARIISO SOMALIDA DHEXDEEDA GUN YAHEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILAND

Monday, September 18, 2000 - 03:47 am
Anigoo u dhashay gobalka waqooyi galbeet, somaliland ma doonayo in aano xusno af wayne, hadii aano reer waqooyi nahay waxaano ku dharanaynaa in naan xuseynin calan soomaliyeed iyo kacaan soomaliyeed ba waxaan nagu soo kicii naysaan waxay u mada soomaaliyed noo geestayn iyo geesiyadii waqooyi waxaan kaloon udhan lahaa hadaalina baabacda timo miyeey kasoo bixe waa maye, waasidaa oo kale.HANOOLAATO SOMALILAND,
IF IS ANY ONE TRY TO •••• US WE WILL •••• HIM AND MOTHER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Born to be kacaan diid.!!

Monday, September 18, 2000 - 04:47 am
Dear Reader

Is Kacaan what we want in the modern somalia? Hel No and who says kacaan is wadaninimo that's no sense.I really feel sorry for some people with such low mentalty.!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Born to be kacaan

Monday, September 18, 2000 - 06:39 am
born to kacaan raac
i support kacan 100% ninkii halyeyega ahaa
Alaha unahariisto Jaale mahamed siyaad barre
weynu xusi doonaa kacaankii barakeysnaa.

ugudanbeyntii waxaan ushegayaa kacan didayasha iyo rerwaqoyi majeereen waxaad aheydeen wuxuush
oo cimrigood kudhameysateen anti nimo.viva kacaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BORN TO BE KACAAN DIID.!!

Monday, September 18, 2000 - 09:32 am
Dear ignorant

In this era there is no place for revutlion.So grow up and try to get a head.Majerten,••••• are you masters.!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad Bare

Sunday, September 24, 2000 - 04:09 am
•••• all of you you are mother fukers

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jurijuri

Sunday, September 24, 2000 - 09:26 am
al ustaad sayid moxammed cabdulle xassan wuxuu yiri; isxaq waa la cadaabi, oo waxaa lagu cadaabi gaalo jacayl iyo muslin nacayb,majeerteen waala cadaabi, oo been iyo ruufyaanimo ayaa lagu cadaabi iyo weliba dhillaynimo, haawiye waa la cadaabi oo daar-ood nacayb baa lagu cadaabi,ogaadeen waa la cadaabi oo xoolojacayl baa lagu cadaabi { that means waxooda wax kamna cunaan} markuu hadalkii joojiyey yaa la weeydiiyey oo i8ntii kale sayidoow aaweye?[markaan xayawaanka ka hadleeynno ayaan ka hadli doonnaa kuwaas..} alla muxuu caaqil ahaa.. more questions asK ( mareer gur )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BORN TO BE KACAAN DIID.!!!

Monday, September 25, 2000 - 09:29 am
Dear ignorant

In the real world sayada Cabdulexasan doesn't work .What works is how you develop your knowlege.On the other hand MAJEERTEEN are your masters.So shut up and warship your master.!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.