site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cudur kasta oo Ilahey keeno Dawadiisa waa la helaa Lakiin wali La mahayo Jacaylka Dawadiisa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Cudur kasta oo Ilahey keeno Dawadiisa waa la helaa Lakiin wali La mahayo Jacaylka Dawadiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaaliluuulaaaa

Saturday, September 16, 2000 - 11:48 am
Qaaliluulaaaa

Dhamaan Dhalinyarada Sharafta leh ee Somaliyeed ee aqrisata qaybtan ama ka dhibata Rayigooda ayaan waxaan waydinayaa Mala Hayaa Jacaylka dawadiisa Maxayse Wiilasha Somaliyeed marka ugu horeysa ay balanta uga baxaan. Wax is waydiin ma xuma? waxaa jirta hees oranaysa oo ay qaado Maandeeq waa fanaanadeenii waynaydee." Aniga oo gu' wayn jirin anoo guudka la ii dabo anoo jooga gurigii Gacalo Hoyaday adaa iila soo galay Jacayl ee markaan kaa gudomay samihee hadaad goysay nabadii ma ogtahay inaad iga gardaran tahay" taas oo aan ka wado inta wiil Somaliiyeed uu kula soo galo jacayl iyo Bad aadan u jeedin ayey marka ay kugu hubsadaan kaaga dhaqaaqayaan ee ma wax garaa mise wax ayka siman yihiin Raga Somaliyeed inta ay gabdh niyad jabshaan wadnaheedana kala dhantalaan Jaacayl dhabkiina ay ku abuuraan ma wax loo adkaystaa Dadoow. Jacaylku waa dhab waana jiraa aduunka xanuunka xuna ma jiro markaa maa si dhabaha loola wado gabdhaha somaliyeed lana qadariyo Sharaftii iyo qimahii ay lahaan jireen Gabdhihii Somaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAFI

Saturday, September 16, 2000 - 05:12 pm
KU QAALILILUUL: WALAAL JACAYLKU WUU JIRAA WAXAASE
LAGA YAABAA INUU QOFBA IS U QABTO.EE IS KALA JAQA-AAFI, AMA WUU KU JARJARI AMA WAAD KU NAJAXI ..
JAAW

KAAFI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jilab

Saturday, September 16, 2000 - 08:05 pm
QAALI waxaan qabaa jacaylku inaanu cudur ahayn laakiin uu yahay baahi ama rabitaan dadka hadba si u soo marta, waayo haduu cudur yahay dawadiisaba hala waayee waxaa dhakhtarada iyo farmashiiyayaasha laga heli lahaa dawooyinkii lagu tijaabiyey in ay joojiyaan ama dhakhaatiir cudurkaa baadhistiisa ku takhasustay, intaa waxaa inoo sii dheer wali ma arag qoflayiri jacayl buu u dhintay, cudurada kaloo dhan waa aragnaa. xaga balanta wiilasha iyo gabdhuhuba waa kabaxaane wada waani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Falis

Sunday, September 17, 2000 - 08:55 am
You guys are sick, get a life. If you need one Qaliluula or whatever your name is find someone, you aren't going to get any from the internet. you peace of ••••!, sharmuutadaah!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 06:27 pm
abaayo wax ku haayaba waxaa la yiri wareer cawo waa loo waabariistaa marka yaa ku gaareyba waxaad ka hadlee marka hore in ey ku soo doontaan balse mid kale oodan ogeeyn maqalbo labaatan sanno hadaad la joogtana hadey damcaan waa iska tagaan mogoo wax lee ka qaldan raga somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shariif

Sunday, September 17, 2000 - 08:59 pm
waad salaamantihiin

kulli daa'in dawaa.....(macnaha waa xanuun kasta dawo ayuu leeyahay) marka jaceylka ma aha cudur la yaqaano ee waxaan dhihi karaa shucuur qofka gudahiisa ku beeran meel keliya ku wajahan. Jacaylka ugu horeeya waa in aad ka jeclaataa wax walba alle & rasuulkiisa, kan labaadwaa kan u dhexeeya waalidka iyo caruurta,kan seddexaad waa inaad jeclaataa dadka wanaagsan. intaas wixii ka soo hara jeceyl ma ahan ee waa jeceyl shaydaan ku lug leeyahay sababtoo ah meel keliya ayuu shiishka kuu saaray oo ah qofkaad jeclaatay bes inaad hesho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Sunday, September 17, 2000 - 09:16 pm
jacayl waa cudur, weliba cudurada kuwa ugu xun ayuu ka mid yahay, daawana wuu leeyahay oo waxaa u daawo ah wixi aad jeclaatay oo aad hesho.

dhallin yarada rag iyo dumarba, beenta way ka siman yihiin qolo si gaar ah loo saari karaa ma jirto, oo dadku wuu isku dhex jiraa in wanaagsan iyo in xunba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 11:09 pm
JACELY WAA DHIBAATOO WAA DHAMAC LASHIDAYO KU DHALAALINAYEE

JACEYLKU WUU JIRAA EE ISKA JIR MARKA HORE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.LOVEGANHAJI

Tuesday, September 19, 2000 - 12:01 am
MA ogtahay inuu yahay in jaceylku kamid yahay cudurada ugu weyn dunida aanan wali loo helin daawada dr.lion mike waxa uu yiri waxaa laga yaabaa in dawadiisa 2001ka la helo.
laakiin anigu waxay ila tahay in jaceylka daawadiisu tahay qofka aad jeceshahay ood hesho hadii kale waad udhiman intaadan dhiman iska gaar walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

R M ABDALE

Monday, September 25, 2000 - 05:42 am
DAWADDIISA CAASHAQA WAA DADKII IS DOORTEE .


NAFBA WAXAA U QAALI AH QUDHII AY JECLAATO , QALBI WAXAA DAWAYN KARA QIIMEYAHEEDA.


AAMIINTA DUCADIYO ALLA BARIGA MOOYE ARIN KALE MAHAYEE ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR LOVE

Monday, September 25, 2000 - 06:08 am
TO:EVEY ONE:

JACAYLKU WUU JIRAA WUUNA JIRIDOONAA,WXAANA DAWO U AH JACAYLKA QOFBA RUUXII UU JECLAADO INUU HELO.

MARKAAS FOR THOSE OF YOU WHO DON;T KNOW WHAT LOVE IS.I HAVE ONLY ONE TWO THINGS TO SAY
1."KOL HADAANU SOO MARIN AYAA BARAYA CAASHAQA"

2.CAASHAQA HAWEEN WAA HORE AYUU CAADIL SOO ROGAYE,SOOMAALIDAA CAADO XUNE IGUMA CAYDEENE,SAYID CARSHIGA FUULAY IYO CALIBA SOO GAAADHYE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 07:04 am
TO::WIXII JACEELKA HADLAY::::jaceel ku wuujiraa laakiin daaw diisu waa aan is dhabno mise waan qaldanahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadar

Monday, September 25, 2000 - 08:43 am
abaayo jacaylku waa jiraa waana dareen ,meaning it's feelings and a desire,wax aad ubahantahay,ama rabtid,waxaana udaawa qofkii oo aad is bahaysataan,kuna dadaal,kana fiirso sidii aad qof kaas iskuheli lahaydeen,ragana ha eedayn sababtoo ah rag iyo dumar labaduba way leeyihiin qof xun iyo qof fican.
fakarbaa kufogaaday laabtada fowdo joogtahe,fidnadaba waxxa dhigay kalgacaylkan fogaadee feerahaga waxyeelay ee fahmad li'idu waa hadaadan kafogaanayn alaa se faxan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EaSyM

Monday, September 25, 2000 - 09:55 am
To: Qaali Luula honey, we can,t do nothing a bout what happened between u and somebody else, imean if the relation didnot work for some reoson u better work it out 2gether,,,what concern a bout the guys we are not all the same as the fingers ain't same, honey think a bout b4 u chose ur bartner,,,, u better knew me lol,,,, any ways hold on ur horse maybe one day u will meet mr-right,,, aight,live is full surprises,,,,,, take care.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.