site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beelo somaliyeed oo lagu xaqdarooday

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Beelo somaliyeed oo lagu xaqdarooday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 16, 2000 - 06:35 pm
waxaa jirtay in magaalada jabuuti ay somali inteeda badan ay qabiil dowlad ku dhiseen, kuna abuureen Barlamaan ka kooban dhamaaan qabiilooyinka somaliyeed, haddaba waxaaa su'aaal iga ah maxaaa looga tagay in wax laga siiyo labada qabiil ee kale ah Galimays iyo Bartire. arrintaas ma xaqbaa somaliyeey. bal ka jawaaba.
mahad badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warandhaab

Saturday, September 16, 2000 - 07:39 pm
waxaasu war ma aha waxa meesha lagu dhisay oo dhan baan sax ahayn laakiin waxba wax ayuu dhaamaaye waa in cida la qadiyay iska samirto oo ka tanaasusho xaqeeda si dawladnimo loo gaaro markaasaa nin kasta xaqiisa heliye.qabiiladaad sheegtayna waxay la midyahiin kuwo badan oo qaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

z.ali

Sunday, September 17, 2000 - 07:47 am
hadhakii afweyne ee dardii somali isku dhamayse ayaa maantaa soo joogo lakari laayahay radintaankee macaan kii hore ayaa wadnaha gooyey
ma quusdooyin wadanka macaankiisi ayaaga qaday
laba wajiil iyo laba goodle ayaa dartanka ku jira
mar dhaw dhageyso kii waxa looddo ayaa cadhoon doono oo qabiilkisa kaxaysanidoono.
madaxweynuhu marki hore wuxu aha communist siba calan case haddana akhwaanu muslimiin marka kee saxa keese khalad ah dad weyne waa dood banaan ee iga soo jawab intii xadi leeg yahay faraqa u dhaxeeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMA

Sunday, September 17, 2000 - 09:07 am
Wax la dhisay ma jirto ninyahoow ee Qabiilkaaga runta u sheeg..Ma Haddaad Habagidir Dowlad noqonee waxaa gefey waqtigii Ceeydiid 10 Sanno ma haduu noo noqonaa..DAbomadoobayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

z.ali

Saturday, September 23, 2000 - 07:26 am
inteey burcad meesha joogoto waxaba ma hagaagayin
ayaa burcad ah ayaa dawlad aha bal adunka haa loosheego united nation somali maheelin dariiq lagu noqon laha ee lagu nasaab lahaa waa in xal loo radiiya xal ma jiro madaxweyne mahaysano saxah
aha la raadiyo burcadka laga safeeyo mogadisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

z.ali

Saturday, September 23, 2000 - 07:29 am
inteey burcad meesha joogoto waxaba ma hagaagayin
ayaa burcad ah ayaa dawlad aha bal adunka haa loosheego united nation somali maheelin dariiq lagu noqon laha ee lagu nasaan lahaa waa in xal loo radiiya xal ma jiro madaxweyne mahaysano saxah
aha la raadiyo burcadka laga safeeyo mogadisho

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.