site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa waajib in la hello soomaali weyn

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waa waajib in la hello soomaali weyn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warandhaab

Saturday, September 16, 2000 - 07:54 pm
waa waajib in lahelo soomaali wayn.
taas waxaan uga jeedaa in laga dhabeeyo halgankii ay soomaali ugu jirtay sidii loo soo celin lahaa shantii soomaaliyeed ee gumaysigu kala gooyay,waana jabuuti,waqooyi,koonfur,soomaligalbeed(ogaden)iyo nfd.marka hadaan mar raadinayno soomalida la gumaysto kuwa xorta ah waxaan leenahay ha la iloobo hadalka ah waan go,aynaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Sunday, September 17, 2000 - 09:42 am
Warandhaab: waa weliba wacdara gooni ah ayuu iska leeyahaye wadiiqadu ay waayuhu maraana rabibaa uwacad ah wacadkana sidiisaba marbuu wehel noqdaaye in somaliweyn lahelo waajibweeye
afkaaga caano lagu qabey************

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdulwaaxid

Friday, September 29, 2000 - 10:41 am
Asalaamu Calaykum
Warandhaab iyo Sahal mahadsanidin aad baadna uga horaysaan qolooyin badan oo jecel "Land" walciyaadu Billaah.

Soomaali haday wayneyn rabto Axad ha waynayso
Waa Allaah Jalla Jalaalah.
Walibana Shan iyo shan ka hor shanta Soomaaliyeed:
Shanta tiiroo Islaamka si sax ah Soomaali ha u istaajiso, Shantoodana ha isticmaaleen Insha-Allah Shanta Soomaaliya iyo Shan laabkeedba waad helaysaan.
Wabilaahi Towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.