site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SACIID AXMED CABDULWAXID BEENTA KALA FADHIISO NETKA WARIYANA MA TIHIDE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): SACIID AXMED CABDULWAXID BEENTA KALA FADHIISO NETKA WARIYANA MA TIHIDE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NorthSomalia

Sunday, September 17, 2000 - 08:03 am
Waryaa maanta la fadhiisatid beenta, miyaadan xitaa isku xishooneyn waxay igu kaliftey in aan la hadlo dhulka aad ka soo waranto ood beenta ka soo qorto waa la igu qosley ee beenta kala fadhiiso oo isku xishood Bismilaah, ogowna aduunka meelo badan baa laga akhristaa wararka radio badan baa kira iyo journal ee ...Please respect the thinking Ability of your readers and write something correct....
Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Sunday, September 17, 2000 - 07:15 pm
man u called ur self north somalia.u acused the guy who writes here but i dont see on what bases if ur acusing someone tell why u did so .the other thing i am from s/land i see this guy is just telling what he gets from ppl who r prodcasting from home or from other sources so its normal u may not like some of the news but that is not his fault he is just telling whats going on . bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 11:45 am
wallee ishaad ka tuurtay, ninkan si kasta loola hadlay walina wuu isku xishoon la'yahay, mararka qaarkood waxaan is iraahdaa haba tegin page-ka somalinet ileen beentii baa meesha ku wada qoronee, waxaan mar kale leeyahay, somalinet ma waayadii hore mise maanta, runtii waagii hore waxaan u haystay meesha kaliya ee soomaali isugu imaan karto oo wixii warar nadiif ahna ku wadaaagi karaan, maantase waxaad noqotay meel wax walba lagu soo gudbiyo, been abuur, warar ku lid ah midnimada soomaalida,warar saa'idinaya isnecbaysiga, iyi waliba kuwa aad isleedahay waa kuwa sii fogayn kara isku soo dhawaanshaha ummada soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Somali

Monday, September 18, 2000 - 12:27 pm
Anonymous - ma maqashay waxaadan jecleyn ha akhrin? Anigu waxaan ku raacsanahay s/lander - let me take one more step and say the guy u r accusing is just relaying news from somalia which doesn't make very small minority happy.

Somalis say nin dad qaday xumbo cuskay and you are one of the few somalis who still worship those ruthless warlords.

The simplicity of your argument is that those two northern administrations want to censor news from the ppl but hey we are in 2000 not in the 50s and 60s and you cannot tell the media what to write or report.

Wake up and smell the coffee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odey

Monday, September 18, 2000 - 12:38 pm
to real somali waxaan u maleenayaa inay ku daftay caadifad, oo aad la soo booday north somalia, somalia maanta nin kasta asagay u taalaa siduu dantiisa u garan lahaa, arinta meesha taalaa waxay tahay ninkaan ma u qalmaa inuu wax soo gudbiyo oo laga akhristo? waa maya sababtoo ah ninkaan wararkiisa ma lahan raad oo wuxuu leeyahay anagoo la hadalnay wariyaheena, iyo anagoo telefoon kula xiriirnay meel heblaayo, mida kale qiimaha warka ka sokow ninkan waxaa ku yar qoraalkiisa nuxurka ama hab dhiska warar-ka,
waxaan leeyahay haddii aad war noo hayso noo soo tebi haddii kale dad kale oo wixii anfac leh noogu soo tebin lahaa meesha noogu dhiiba bahda somalinet-deey!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 19, 2000 - 03:14 am
wararkii ugu danbeeyay ee uu soo gudbiyay wariyaha somalinet, waxa ay sheegayaan wararkaas in sanadka danbe waa 2001-da in lagu qaban doono magaalada muqdisho shirka baarlamaanada afrika, waxaana laga soo weriyay, abdalla deeroow oo ka qeyb galay shir noocan oo kale ah oo ka dhacayay magaalada abuuja dalka nigeria.
waxaana ka soo qeybi gali doonaa dhamaan afhayeenada baarlamaanada afrika,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile Badgal

Tuesday, September 19, 2000 - 07:32 am
Radio Sweden, wiilka la yiraahdo Saciid A. Abdulwaaxid, aniga waxaan u arkaa ilaa iyo hadda in uu Soomaali badan si fiican uga qanciyey warar badan ey dhib ku ahaan laheeyd in ey helaan. Wararkaas, uu soo gudbiyo oo inta badan ey la qabaan "muraasiliin kale" ama wariye-yaale kale ee Soomaliya war ka soo qora ama ka tabiya, oo aanan aheyn SomaliNet.
Laakiin, wax-kastoo aad maqashid ama aad akhrisid, ee media-ha kala duwan ka soo baxa, YAA KU YIRI waa run.
Aniga, aqoonta aan u leeyahay Saciid A. Abdulwaaxid ,waa midda SomaliNet uu wax ku qoro ama uu Radio Sweden wariyaha ka yahay....ilaa iyo haddana waa qof u qalmi kara in uu wax soo tabin karo. Sababtana wey ii fududahay aniga, Saciid A. Abdulwaaxid in uu u qalmi karo wariyi in aan dhaho, marba hadii uu ka qaadey wareeysi madaxweynaha Soomaaliya Dr A/qaasim Salaad , madaxweynaha Jabuuti Geelle iyo Xasan Abshir Faarah oo intaba baryahaan danbe ra`yigooda aad loogu baahnaa, Soomaali badanna in ey maqasho.
Waxa uu qof rumeeysanaayo ama uu beensanaayo waa arin kale ee kuma xirna , Saciid A. Abdulwaaxid.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odey

Tuesday, September 19, 2000 - 10:52 am
ma waxaad i leedahay waxaa ah war la rumaysan karo tan meeshan uu ku soo qoray,ee ah sanadka danbe oo muqdisho lagu qaban doono shirka afhayeenada baarlamaanada africa.
aniga ninkaan waxaan ku tilmaamo ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sool Somalilander

Tuesday, September 19, 2000 - 06:48 pm
Waa beenale weyn ninku. Waa ninka qoray Baashe Cali Jaamac iyo Qaybe ayaa Carta yimid oo ka soo
baxsaday Somaliland. For your information the Somaliland parliament is on a holiday. Sida daradeed ayuu Qaybe u yimid Abu-Dhabai iminkana Mareykan ayuu Dhakhtar ugu socdaa. Baashe Cali Jaamac wuxu ku jiray raggi bari hore ka qaybqatay maamulka Puntland, Jude kama war hayo, mana aqaan. Allah ninku been badana.

siciid beenale wahid
Sool Somalilander

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

08:a

Tuesday, September 19, 2000 - 10:43 pm
SICIID BEENAALE

MAAHA MARKII UGU HORRAYSAY EE AAD QORTID WARAR BEENA: WALLAAHI HADDAAN PROBOGANDADAN KA JOOJIN WAYDID SOMALILAND HOOYADAA BAAD KU WASI:
NACALAA ADDIGA IYO HOOYADAA IYO FAQASHTII KU DHASHAYBA WASE.
WAAR RINKEBY AYAAD SOCIAL_WELFARE KU QAADATAA MARKAASAAD NOOGA WARRAMAYSAA DHULKAYAGA:

KA WARRAN XAMAR IYO DHULKA FAQASHTA E DHAAF SOMALILAND

HEIL SOMALILAND
HEIL SOMALILAND

FfAQASH HA DHACDO
FfAQASH HA DHACDO
FfAQASH HA DHACDO
FfAQASH HA DHACDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 10:46 am
Saciidoow been iyo run waxaad rabtid sheeg ee fadlan marka hore soo baro habka warka loo tabiyo. Waxaa iga caraysiiya qaabka aad u soo tabisid wararka oo inta badan aan sugneed ama aadan sheegin halka ay ka soo jeedaan.
yaan la is acaayin somaliyeeey
nabadeey....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Friday, September 22, 2000 - 09:03 am
warhorta idinka caayaya siciid walaal waad mahadsantahay siciid wararka aad inoo soo tabisid waana ku faraxsan nahay, hana dhageysan kuwan qabiilka qaadey ee dadaal walaal, anigu koley adiga uun baan ku aaminsan nahay oo warka meelkale kama qaato sidaas darteed waxaan somali lee yahay dhiira geliya walaalkiin lakii caytinta waa laga fiicanyahay, aniguba ••••• baan ahay oo lakin reer xamar ah marka dhib uma arko hadii uu soomaaliland ka hadlo ee waa walaalkeen kana hara oo dhiira gelsha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 09:10 am
siciid ma qaldano ee idinkaa qaldan waana wariye ka soo warama wax ay soo gaadhsiiyan wariyaha kale ee somaliya ama somalilnd u jooga, anigu nin reer somaliland ah ayaan ahay mana qabo in uu qaldan yahay inanka waa wariye uun ku eg waxa la soo gaadhsiya, hadaba aqoontiina intaa haka koradho, talo ayaan idiin hayaa warka aad aragtaan ka qaata mid keydan rabin ka taga ee badow ha noqoninaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awees

Friday, September 22, 2000 - 09:14 am
war haduu qeybe ku sheegay in uu ka baxsaday sowtuu hadana saxay oo uu isaga wareystay, marka aqoontiinaa wey yartahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALINET LIE

Saturday, September 23, 2000 - 09:00 am
SOMALINET ARE LIERS, AND I SAY THIS ON YOUR WEBPAGE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

futo idoor

Sunday, September 24, 2000 - 07:30 pm
waryaa sool gormay idoorland noqotay edeb yeelo oo magaaladaada qoro burciyo hargayso edab laawe idoor .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PEACE

Thursday, September 28, 2000 - 03:30 am
Somaliyeey meel walba ma isku caynaysaan?

Somalinet waa meesha idinloo dhan oo saas isu neceb isu kiin keentay ee ku xamdiya. Nacaska waxyaabaha lagu garto waa asoo intuu nin gurigiisa tago ku caaya ama ku af lagaadeeya. Ilaahin ku mahadiya warar 99% sax ah oo markii waxaas dheceen ka tabinaya ayey inoo soo gudbisaa. Waxay kaloo nasiisay meshan aan figradaha ku kala qaadanayno ee jajaqda aan iska dhaafno dunidii sadexaad oo newska ku dhiba laga dagaalami jirey majoognee.

Intiina waawareey ku haaya waa qolooyinka yar )tiny minority) oo kasoo horjeeda sida somalinet u cover gareeysey Carta. Bal fiiriya resume'ga Ali Galayr yaa yaqaanay ninkaan intaan resume-giisu somalinet soo gudbin? Waa PhD holder sidoo kale ninka kale oo la tartamaya sida Somalinet sheegtay waa PhD holder kale.

Waxaa ka xuntihiin maaho siciid oo nin xun ah ee war dhegihiina u daran oo Soomaaliya ka soo yeraya. Wake up and smell the freshh coffee. Tariinka Somalia wuu dhaqaaqay idiinmana istaagayo. Meeshan dadka qaylinaya waa taageerayaasha warlordska, budlaan/somalilaan. marka jajaqda hala daayo.

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

äkta somalier

Thursday, September 28, 2000 - 06:33 am
TO: 08a

NINKAAGA CEYTAMAYA ISKU XISHOO ADIGOO CEYTAMIN WAXA AAD QABTO SOO GUDBI LAAKIIN CEYDA WAA LAGA ROON YAHAY

MIDA KALE HADII ADIGA "RINKEBY" CEYR KA QAADATID UMADA QAARBAA CEYR QAADAN EE LA SOCO

WAXAA TAHAY NIN CAQLI YAR MASKAXDIISANA YAR TAHAY OO WAXAA INDHO KUU AH " CAWAALE JIIS"

WAX LAYIRAAHDO S/LAND MAJIRTO SOMALIYA WAA MID

HAL QABILNA MA NOQDO DOWLAD AMA WADAN

"I S A A Q" SOMALIYA WAXA UU KA YAHAY WAX KA YAR 10%
ISKA IN AAD NOQOTO WADAN KA GOAN SOMALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 09, 2000 - 10:29 am
war bal ila eega sida warkiisa isku burinayo ninkaan waxaana hubaa inaysan afkiisa iyo dhegehiisa ismaqlaynin.

MAGAALADA BOOSAASO OO LOOGA DABAAL DAGAY RA'IISUL WASAARAHA CUSUB 08 Oct 2000 at 18:25 (SomaliNet) Sida uu wariyahayaga ku soo waramayo ayaa sheegaya in magaalada Boosaaso si weyn looga soo dhaweeyay magacaabista wasiirka koowaad ee Soomaaliya. Waxaa magaalda dadka ku nool ay aad ugu farxeen ka dib markii ay madaxweyne C/qasim ka sugayeen mudo fog ku dhawaaqista jagadaas, dadka magaalada oo aanu la sheekeysaney qaar ka mida ayaa yiri "waxaa naga soo fuqdey neef weyn".

Sidoo kale dadku waxaa ay aad u hadal hayaan sababta Muqdisha loogu dhaqsanyo maxaa ay tahay, iyagoo leh Muqdisha weli waa ay kacsantahay ee inta ay dowladu salkeedu adkaanayo meeysii joogto Jabuuti.


Magaalada guud ahaan lagama muujin is usoobaxyo lagu muujinayo taageerada wasiirka koowaad, balse dadku si hoosaad ah ayeey isugu waramayeen, sida aanu ka warqabno waxaa halkaas ka talsha maamul goboleedka Puntland oo uu madaxweyne ka yahay Col.Cabdulahi Yuusuf Axmed oo isla magaalada Boosaaso caawa ku sugan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 02:34 pm
tog weliba taagtiisuu rogmadaa, qof welibana
wuxuu hadlaa inta garaadkiisu taagan yahay
markaa waa nasiib darro in qaar aan dhareerka
iska duwi karin in ay iska caytamaan saaxiib
marka hore adigu is hagaaji iskana dhaaf qabiil
aad difaacayso iyo kan aad afxumanayso midna
aakhiro jannada kuu jeedi maayee isku xishooda
dadyahaw maskaxda qabiilka lagaga tolay, takhtar
ma idiin raadinaa idin siiya daawo, si aad uga
caafimaadaan cudurka qabiilka, daawadaasina
waa inaad ilaahay u noqotaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 02:34 pm
tog weliba taagtiisuu rogmadaa, qof welibana
wuxuu hadlaa inta garaadkiisu taagan yahay
markaa waa nasiib darro in qaar aan dhareerka
iska duwi karin in ay iska caytamaan saaxiib
marka hore adigu is hagaaji iskana dhaaf qabiil
aad difaacayso iyo kan aad afxumanayso midna
aakhiro jannada kuu jeedi maayee isku xishooda
dadyahaw maskaxda qabiilka lagaga tolay, takhtar
ma idiin raadinaa idin siiya daawo, si aad uga
caafimaadaan cudurka qabiilka, daawadaasina
waa inaad ilaahay u noqotaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baran

Thursday, October 12, 2000 - 07:48 am
waryaa maa beenta iska dhaaftid hawiye yahaw qurunka weyn maad ka hadashid mooryaanta ayagaa ku quseeyee, markaad afka ku soo taagaysid puntland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Stocholm

Thursday, October 19, 2000 - 09:16 am
Mooryaanku Ringeby buu cayrta ka qaataa saw ma ahan waa dhaw futadaa loo dalooliyey ayaad maqli doontaan iga warsuga si deg-deg ah. Mooryaan cayr qaata haduu isu qaatay inuu waxuu rabo fidin karo
isaga ayaa gadaal ka shalaayaye ee ii daaye Ringeby waa meel aan si wanaagsan u kala aqaan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.