site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABDULQAADIR QAASIN CADAW BADANAA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): ABDULQAADIR QAASIN CADAW BADANAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 05:46 pm
War soomaliyeey xumideenaa maxaad dhamaantiin ugu faraxsanaan weydiin madax weynaha cusub ee cariga laga dhisay maxaad jaanis u siin ladihiin oo aad u fiirisinaan waxii laga tagey maadan u jeedinina somaalida ku baaba'aysa dhulka qalaad maxaad dhamaantiin ugu wada aragteen in xukin kii uu habargadir qaatey ama abdiqaasin •••••• uun soo doortey ha abuurina xumaan ee dowlada ha la taageero. maruun dhaxda xirtoo isku daya even hadii ey dowlad •••••• tahey in aad taageertaan. thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, September 18, 2000 - 12:06 am
,,,,,,Alla Anonymous-ooooooow ha isoo Xasuusin Ina Cabdulqaadir Qaasim alla u Naxariisaygii Xuseen Cabdulqaadir Qaasim ma anigaa iloobay ama waan Halloowsinahayaa ,,,,Jeclaayaa kolkii laga dhaigay Wasiirkii Ku meel gaar ka ee Wasaaradda arrimaha dibedda intaan BuluqBuluq la keenin,,,Se dabeed kolkii Wasiirka Macdanta iyo Biyaha uu noqday ,,,,,ilaa waayadii dambe ee uu Odaygii Afweyne ahaa ay isla biya keenikari waayeen uu Mucaaradka hormuudka u qabtay oo Bihin Cali Dhammaantii isu uruuriyay oo ONLF DHIDIBADA u taagay,,,,,alla muxuu aftahan ahaa,,,,Alloow Naxariistii Janno idinka sii ,,,,se Caawa waxa Mowtida meesha keenay baan la yaabay,,,,,.. se tan kalaa ma Xuseen Cabdulqaadie Qaasin Gidireey ka yeelay,,,,,,,,Alloow aqoon dari ha inagu cadaabin,,,,,biyihii Haashim,,,,,reer Issaaq Haaruun iyo Bihin Cali,,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.