site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garaad Abshirka Dhulbahante oo lagu xukumay 7 sanadood!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Garaad Abshirka Dhulbahante oo lagu xukumay 7 sanadood!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed Yare

Monday, September 18, 2000 - 01:27 am
Maxkamadii beryahanba ka socotay Ber-bera ayaa ku xukuntay Garaad Abshir 7 sano. Garaad Abshir, oo ah Garaadka Dhulbahante iyo xildhibaan Soomaaliyeed, ayaa xiridiisu waxay dhalin kartaa iska hor imaadyo farabadan. Su'aasha aan is weydiiyo ayaa waxay tahay: Dad badan oo ••••• ah oo ka qeybgalay shirka Jabuuti oo haatan ku sugan Waqooyi ee maxaa maxkamad loo soo taagi la'yahay??. Waxay ila tahay in Cigaal damacsanyahay inuu qalalaaso ka abuuro Waqooyi ka dibna uu ku eedeeyo dawalda Jabuuti inay ka dambeysay.

Hadaba maxaa la gudboon Dhulbanahte iyo Soomaalida kalaba inay sameeyaan?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 05:26 am
ADEER DUCA QABE GARAADKA WAA LA AFDUUBAY EE LAMA XIDHIN, DAWLAD AYAA WAXAY XIDHAA SHACABKEEDA MARKAY DEMDI GALAAN. LAAKIIN NIN TRANSIT AH OO LA AFDUUBAY LAMA ODHAN KARO WAA LA XIDHAY. WAA TEROR
WAANA WAXAAN SOOMAALIYA HORE UGA DHICIN, BALSE LAGA XISAABTAMI DOONO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad adan

Monday, September 18, 2000 - 06:08 am
Caqlinada " ini ciqaal waa iney fahantaa dadk reer banu •••••
xiraanka " Garaadku waxey keeni kartaa kala fogaansho weyn iyo curaqad weyn oo ka dhalata dadweynah somaliyeed ee ku nool . oo mudadii 10 sano oo ku nolaa

maxaa dhacaya hadaan hadeysan qadan ninmak ••••• qasatan nimanka habarjeclo iyo garxis talaabooyinka soo socda

1) In si deg/deg ah loo sii daayo Garaad ka

2) In La si Gaara loo xiya xaal maran iyo in ini
ciqaal iska caslio madaxda reer kiisa

3) in si fagaara ay u bixiyaan siyaadinka reer
isaaaqa xaal marin gaaraadnimo


Hadaan sidaas la samyen maxaa dhaceya sidatan


1) dagaal Guud oo qabiil oo dhex mara Darood iyo
•••••! waayo isaaqo waxey jebiyeen xeereer soo jiritaanka ee dhex yiil qabaa ilkaas

2) waxaa xeer noqanayo in ka afduubto Garaadada iyo dubaabka

3) maxey meel kaga dheceysaa sharfta iyo sumacada iyo dhubabka ismada, garaada, iyo suldaanada kaga leeyihiin somaliya


ini ciqaal haduu xirankaro garaadada iyo ismada

Qabaa ilka somaliyeed waa mid u taala

Taasna waxaa La ogaana markuu u tago

ergo ahaan ay ugu tagaan salaadiin garxjis bal talaabadu uu qaado ini xiro iyo iney bixiin inta kor ku sheeegy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI

Monday, September 18, 2000 - 09:55 am
XAAR WEYNEYAAL MAXAAD SAMAYN KARTAAN,GARRAD QUDHA OO CALOOSHII U SHAQAYSTE AH BAAD KA HADLAYSAAN KII KU GAFA AMA DAMBI KA GALA WADDANKA WAA LAXIDHI DOONAA OO ABAAALKIISA AYAA LAGA WARAABIN DOONAA.GARAADKU DEMBI BUU GALAY DAMBGIINA WUU KU CADAADAY SI XOR AH AYAA LAWYER UDAACFACAY,WAXAANA GOOB JOOG AHAA AMNESTY INTERNATIONAL,AFRICAN WATCH.MARKA UU XADHIGIISA DHAMAYSTO AYAA LA SOO DEYN DOONAA.MARKAAS SAAXIIBAYAAL BAQ BAQDA JOOJIYA WAXBA MAQAADI KARTAAN OO WAYNU IS OGNAHAYE

"HADAAD FICIL HINAASIDAY ASAAD HIILIN KARIWATDAY MA AFBAAD KU HAWL BIXI CIDLAAD KA HANJABEYSAAYE"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanoodi

Monday, September 18, 2000 - 10:37 am
GEESI

hadaad saa u hada shid waad taqaanaa dhulbahante
inuu afduubayo iidoorka xataa kuwa dhintay ayaa qabuuraha laga soo saari
walee hadaydaan ka fiirsan waxaad ku kacaysaan
inaan caruurtiinu aduunka meelna nabad ku marayn

bal car idinku sii dayn waaya

xaar weyna yaal waa is naqaanaa

walee inaan ina cigaal kaad sheegi ku cadaan tegi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 10:46 am
u can't touch as, xaganaad ka nac nac leddiihin ee orda bal, cigaluun saxa, don't say ciqaal,lol it's cigaal looser, xuwa xabaalaha galayna wa kuwii idiin cidhiib tiraay, wayna idiin sharaf dhaman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odey

Monday, September 18, 2000 - 03:07 pm
Odey

To Somalinet.

Waraa somnet! waa qasateenmiyaa kelimadaha qaarkood waatireysaan kuwoxun xunna waadkategysiin maad xirtaan wixii cay ah oohalkan ku qoran??!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANONYM

Monday, September 18, 2000 - 11:57 pm
ISAAQOW.
IS DABA QABO OO DHULBAHANTE WAAD TAQAANIIN OO HADDII AYDAN GARAADKA SII DAYN WALEE ADDUUNKA GEED AAD KU HARSATAAN HELI MAYSAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Tuesday, September 19, 2000 - 12:44 am
to ;isaaqland
waryaada sii daaya garaadka,qasabmiyaa in la raaco ••••• oo doonaya in uu kaligiis sheegto maamul ,maamulkaas oo ah mid sharci daro ah,
hadii aydan sii dayn garaadka waxey ila tahey in ay dhici doonto arin aargudasho ah oo keeni doonta in faraha la is saaro,taas ay dhici doonto mar kale in nabad la waaya oo 1988 wixii dhacey ay dhici doonaa iyo ka daran ,ma ogtahey in hadii aad diidaan ••••• in aad raacdaan somalia in tilaabo adag la idinka qaadi doono ,taas oo ah in wax xiriir ah oo aduunyada idinla yeelin doonin ,in isgaarsiinta la xayiri doono in ganacsiga la joojin doono waayo dowlada talaabooyin baden bey sameyn doontaa,
hadii aad diidaan in garaadka aad sii daysaan ,waxaan fasax idinku siin doonaa in gen gaani iyo gen morgan ay dowlada u xilsaarto arimaha wax qabashada w galbeed
talo war ku soo biira soomali sina daaya garaadka
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laaska

Tuesday, September 19, 2000 - 02:41 am
Issaaqu maan ta waxay cadeeyeen in ay yihiin terrorists waa ayo nin transit ku ah magaaladooda ayay afduubteen

taasi waxay aduun weynaha tusaysaa in uusan cigaal caqli uu wax ku maa mulo lahayn
waa ayo afduubidu waa danbi aduunw weynuhu isku raacay inuu yahay danbi ka xun dil

markaa bal cigaal cag dhul ha dhigo.

waa in maanta Gar xajis si fiican dhulbahante u bartaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAYIB GURAY

Tuesday, September 19, 2000 - 03:36 am
Waar maad iloowdeen siday ••••• u galeen •••••••,
••••••, gadarbuursi iyo soomaali inteeda kale oo dhan oo waliba ahayd dawlad jirtay 20 sanno ayaa ••••• oo qudhi dhameeyay,oo uu dawlaw cusub sameeystay markaasaad adigoo dhulbahante ah oo ••••••• oo dhan ka maqan yay aad ooyaysaa
garaadku waa calooshiisa u shaqeeyste waanu idin ceebeeyey ee ka samra kolay waxaa jira inamo yaryar oo wasakha oo kamida somaliland waxaanay sameeynkaraan in ay torjar galiyaan garaad isku sheegaha hadii aad dhaqdhaqaaqkeentaan marka isla yaaba oo ka samra garaadka xasuustana tii uu ••••• ku dhigay soomaaliweyn oo isla socota shalaybay ahayde adna dhulbahantow hadaan gacan kuu qaadno waxaan kugu baabiindoona saacad iyo badhkeed taana waad ogtiin oo garxajis oo qudha ayaa idinbaabiinkara ee sida u ogaada!!!!!

SUAAL:••••• ma ka kuuleeystay soomaali oo dhan shalay ha iyo maya ??????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulos

Tuesday, September 19, 2000 - 04:02 am
Sharaf dhac iyo caluul xumo ayey u tahay Qabiilkeena Dhulbahante in laga xiro Garaad Abshir Saalx, oo ah Garaad kamid ah Garaadada Dhulbahante Weyne. Hadii Garaadku xiran lahaa qabiil naga awood badan Sida walaalaheen ogaadeen "just a joke" waxba ma ahaateen, laakiin nimankii idoor wagaash ahaa ayaa xirtey.

Habada maxaa nala Gudboob oo aan kaqabanaa hadaanu nahay Dhulbahantaha jooga Qurbaha siiba Europe iyo North America.

Ciidan noogama baahna Dhulbahante weyne, laakiin wuxuu nooga baahan yahay waa wax tar dhaqaale.

Waxaa lasameeyey Guddi, gudigaasoo laga sameeyey magaaladan London ee caragiga Ingiriiska.

Gudiga waxaa ka mid ah:

Gudoomiye:
Dr Ibrahim Maxamed Siciid "Balayax"

Gudoomiye Kuxigeeno:

Ina Garad Soofe,

Cali Sncad

Xubno:

Mohamooud Adan Garase "Qeelo weyne"
Cismaan Jaamac Gaafadhi
Jamac Garad Ismacil
Maxamed Xirsi
Datoor reeqa: Deeqo Cali

Waxey sameeyeen Email numbarkaan oo aad kala soo xiriiri kartaan meel walba oo aad joogtaan hadaad shulbahante tigiin.

Fadlan emailkaan Qofkastoo dhulbahante ah ugudbi.

Waa Hot email oo hada loo sameeyey Reerka:

Wixii warar ah iyo tusaalooyin halkaan kala soo xiriir. emailkku waa:

dhulbahante@dimplomats.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laaska

Tuesday, September 19, 2000 - 05:35 am
DAYIB GUREY

kaftan bay kula tahay arintu
ha su gi waayin hadaad aduunka meel aad gashaan weydaan wax ba ha i weydiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suaal?

Tuesday, September 19, 2000 - 05:42 am
SAAXIIBAYAAL WAXAAN IDIN WEYDIIYEY DHULBAHANTE XAGGEE BUU JIREY 10SANNO EE DAGAALADA? HADAAN KU HOR MARO JAWAABTA WAXAY RAACIYAD IYO DABA DHILIFYO U AHAAYEEN DAWALADA SOOAMLILAND, OO WAX JUUQ ODHAN KARA MAY LAHEYN, WAXEYNA KA BAQAYEEN WAXII KU DHACAY GEDOBUURSI, BAL ADIGU IS WEYDII MIYAAD MAQASHAY DHULBAHANTE MAANTA KA HOR DAD LA HADLYA, WAXAY KOOMADII IYO CABSIDII KA YARA SOO BAXEEN MARKII ODAYGA BEERKA L'A EE MAJEERTEEN UU BEENTA KA DHAADHICIYEY EE UU KU YIDHI WAXAAD DHULBAHANTOW TIHIIN WAX LA YIDHAA HARTI IYO PUNTLAND EE QABRIGA BAANANKA UGA SOO BAXA, WAXAA KU XIGAY ILEEN DHULBAHNTE WAA CAADE QAATEE MARKUU MAQLAY •••••• MADAXWEYNE LOO DHAARIYEY AYUU KA SII DARAY SI UU SHILIMAADKII AFWEYNE OO KALE •••••• MAR KALE UGA HELO.

WAXAA KALE OO YAAB LEH GUDOOMIYIHII MAXKAMDA BADBAADII AF WEYNE ABSHIR SAALAX KOORMAY GARAAD KA DHIGTEEN ASKARI AFWEYNE AGOONKIISII AHAA?

KA SII DARANOO ABSHIR SAALAX WAXA UU XUBIN BARLAMAAN KA WADA NOQDAY MEEL WALBA OO CUNTO IYO HUNGRI UU YAALO,
BAL EEG JUDHII HORE WAXA UU KU MUSHAHAR QAATAY MIDIIDIN •••••, YACNII XUBIN BARLAMAAN DAWALAD REER SHEEKH ISXAAQ, KA DIBNA WAXAA MUSHAR U QORAY DAWALD DHABAYCO, WAA MIDA INA YUUSUFE, KA DAROO DIBI DHAL HADNA WAXAA LAGU QABTAY MIDA INA SALAAD BOY ISAGOO KA SOO MUSHAHAR QAATEY,TOLOW MARKA XIGNA YUU U SOCDAY HADDII AAN CAADA-QAATA AH UMMADA LAGA XIDHIN!


DHULBAHANTOW MAR TAAGTAA, MARNA TABARTAA, NINBAA WAX LA YIDHI WAAR MAGACAA , MARKAASUU YIDHI LOOGE, MAARKAASU UGU JAWAABEY LOOBA JOOGGEE, MARKAA WAAR DHULBAHNTOW MAXAAD SAMEYN KARTAA, BEEN LAMA DAL-DALEE, WAAYO WAXA AY WAX KAA GALEEN WAA REER SHEEKH ISXAAQ, OO AAD ADIGU AAD XAFIDSANTAHAY SIDAY ULA DHAQMAAN DHULBAHNTE OO KALE,

SAAXIIB YAAN LAYDIN WAALIN EE SIDII CADADA IDIIN AHAAN JIRETAY ISKA DHIGA OO U HADLA SII OO AAD DURIYADA REER SHEEKH ISXAAQ TIHIIN, YACNII CODKAYGA IYO DHAQANKAYGA KU FAANA OO DHAHA SIDAAD MEEL WALBA KA SHEEGTAAN WAAR ANAGGA IYO ••••• WAANU IS DHALAA, OO WAX BADAN AYAAN WADAAGNAA, OO WALAAHAY ISAAQU DEE WAA DAD NASAB AH, OO IYAGAANU DAD KA NAQNAA ,OO ISKU DHAQAN BAANU NAHAY,
KADIB MARKAA ABSHIR WAA NAGA CAFIS,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEWYORKER

Tuesday, September 19, 2000 - 05:50 am
Ku: Su'aal


Dagaal hadii ladhoho waad garaneysaa meeshaan idin geyney, laakiin nasiib xumo hogaankayaga ayaa wuxuu naga noqdey hogaan aan Dhulbahante udaneyneyn oo aad u liita.

Xabad hadaad dalbateen waad heleysaan, Anaga ayaana kunoqoneyna oo hogaamineyna umada Dhulbahante hadii rabi idmo, it is time Fagadhe and them lot to retire. The real dhuloos is coming back. isagoo oodihiisii wata.


Dhuloos, ayaan ugu farax sanahay howshaas ey u kaceen reer london, email ayaana kuusoo direy, hadaanu nahay reer New York, wixii maskax iyo hooba ah waan idinku caawin doonaa.


New Yorker

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boston

Wednesday, September 20, 2000 - 07:26 am
New Yorker,

I am from Boston, Idoors are the fuckkkkked of somalis in every where.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdilahi

Thursday, September 21, 2000 - 07:08 am
Salaama Caleikum Somalis!!!

I am tired of this debate, first of all we are not in Africa but in Qurbaha, we are all considered foreigners, aliens even niggers at times. So please stop the bullshit. I am a man from the Sheeikh ••••• but i have countless Dhulbahante, Majerteen , Hawiyee friends so what?? We are all Somalis. If you want to debate Qabiil that is find but the fact is, you can not represent all people from your clan neither can i , so speak for your self!! For instance i am an Republican, my brother and father here in the US are democrats, my favorite city in Somaliland is Berbera theirs is Hargeysa, my point is we are all individuals and this clan name is not yours only but belongs to thousands of people you have never meet so stop using their name because your views may not be their views. Personally my friends are closer to me than an ••••• man in Australia that i have never meet and i am sure that is the situation for the majority of Somalis. Qabyalaad destroys never builds!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G

Sunday, September 24, 2000 - 07:24 am
WAR IDOOR MIYUUNA AHAYN KII HDULOS DABAR JARAY EE ANU WALAALKAYO DAROODA SIYAD BARE INTAAN U RAACNAY RAGOODA AY CIILKA IYO QAMUUNYADA KUWADA DHINTEEN NEWYORKER WAXA KAA OOHINAYA ABAHAA BAA LA DILAY WALAASHANA WAAN KUGU SOO HOR WASAY CIIL IDIINMA QABO IDOOR.WAA NIMANKII 1991 NABADA NOOLA YIMI EE YIRI AAN SOMALILAND ISKU NOQONO MIYAANAY XUSUUSAN RAGOODII QAMUUNYADA KU DHINTAY EE ILAHAA WAR II AAR MAY U AARAN INTAY NIN DHULKODA DHEXMARAYO AF DUUBANAYAAN TAASI DAGAAL IYO XAAG MA NOQOTO LAKIIN DHULBAHATE HADAANU NAHAY HALA HAL BAANU IDIIN LAYNAYNAA EE MEEL GAL NAAG YAHAY OOYAYSA.HADAANU MAJEERTEN RAACANAN WAA TOLKAYO EE HADAANU SOMALIWAYN RAACNANA WAA DADKAYAGII EE MISADAADAN COOK UNOQONAA IYO ASKARI ENGRIS.ENGRISKA DADKUU ASKARTA QORTAY WAXAY AHAYEEN IDOOR IYO HINDI OO JAAJUSNIMANA U SII DHERAA MARKAA MAXAAD SOMALI NIMO KA TAQANAA AWOOWGAA BAA ENGRIS COOK U AHAYE WAA INAAD WALIGAA SOMALI NACAYB KUGU JIRAA ILAYN SINJIGII AWOOWIYO SAMAC WAA MAGUURAN BAY SOMALI HORE U TIDHI AMNTA SOMALIWAYN WAXAY SUGAYSAY HESHAY CALAN KEEDINA U SOO NOQAY KUUNA SUROBI WAYDAY HABARLAND SIDII SIYAD MAXA IDINKA TUMI JIRAY BAANA MIDKASTOO SOMALI QABASADAB IDIIN GARAACI OOD WALIBA QAXAYSAAN WALIGIIN BA HA LAYDIN DILO SAA IDLIDAAD WAX KULEEDIHIINE.TAA TIRI DHULOS WAXAY DHAHAAN IDOOR BAA WANAAGSAN IDOOR WAA GARAC WUXUU GALO LA AQOON MAXAAN KAGA FAANI ANOO DAROOD ISMACIL AH OO WAXAAN GALO IYO WAXAAN GUDO LA YAQAAN ILAAHAYNA I BADASHAY LAKIIN IDOOR MAALINBA QOLO HA SHEEGTO MAR HAWIYEE MAR DIR TOLOW YAA KU XIGA MAYBE RAXANWAYN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.