site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Garaad Abshirka Dhulbahante oo lagu xukumay 7 sanadood!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Garaad Abshirka Dhulbahante oo lagu xukumay 7 sanadood!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed Yare

Monday, September 18, 2000 - 01:29 am
Maxkamadii beryahanba ka socotay Ber-bera ayaa ku xukuntay Garaad Abshir 7 sano. Garaad Abshir, oo ah Garaadka Dhulbahante iyo xildhibaan Soomaaliyeed, ayaa xiridiisu waxay dhalin kartaa iska hor imaadyo farabadan. Su'aasha aan is weydiiyo ayaa waxay tahay: Dad badan oo ••••• ah oo ka qeybgalay shirka Jabuuti oo haatan ku sugan Waqooyi ee maxaa maxkamad loo soo taagi la'yahay??. Waxay ila tahay in Cigaal damacsanyahay inuu qalalaaso ka abuuro Waqooyi ka dibna uu ku eedeeyo dawalda Jabuuti inay ka dambeysay.

Hadaba maxaa la gudboon Dhulbanahte iyo Soomaalida kalaba inay sameeyaan?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynaba

Monday, September 18, 2000 - 02:54 am
Cigaal Caruur madhalay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 03:46 pm
Cigaal waa qamaarayaa,oo ••••• buu ku leeyahay waad aragtaan oo cidi nama rabto ,abtiyaasheena nagu kace oo dhiig baa daadan ,gudabiirsey isaga ina geelle ayey ku biiri,adduunna na aqoonsan maayo oo imaaraadkii aan ugu badneyn baa sidaa noo fadeexeeyey,ee odayaashiinan dawlad baan noqoneynaa iska daayoo aan xamar kolaan madaxweyne ku xigeen idiin keeno aan idiin aado!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.