site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaa dhashey kaligiitaliye cusub

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaa dhashey kaligiitaliye cusub
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 18, 2000 - 04:40 am
waxaa uu isku deyayaa ninka kumagacaaban madax kumeel gaadhka ahi inuu dhiig marlabaad dadka
walaalaha ah ee kunool soomaliland uu kadaadiyo
taasi oo ah inuu isku diro oo uu qabiil qabiil
kahorgeeyo.
waa layaab tolow miyaanu kutusaale qaadan wixii
ay hore isaga iyo dooladii hore ay soo mariyeen
umada ku nool gobolkaas.
soomaalise maxaa daacadnimo udiidey markey kadhigayaan madax nimankii wadankeenii baabi iyey
Icant bleive.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, September 24, 2000 - 04:14 am
I am impressed about your message, and hope people understand what you want to stablish.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/lle kebed

Sunday, September 24, 2000 - 10:13 am
Anigoo ah odey soomaaliyeed oo ku jirey halgama yaashii calanka keenay,kana shaqeeyey midnimadii qurxooneeyd ee soomaaliweeyn, waxaan dhammaantiin idinku boorinayaa in waxa kuwii ugu cilmiga,aqoonta, dadnimada, diinta iyo waddani nimada badnaa,isku afgarteen iskuna raaceen,siyaasi iyo iyo madaxdii qabaa'ilka soomaaliyeed oo idil, tahay in inta kalana raacdo arkaan iftiinkaas ku hor ifaya,mugdigana ka soo baxaan., waxaan kale oo xusayaa intii aan la dooran Dr cabdilqasim in leys weeydiiyey yaa maanta soomaali weeyn raadin kara helina kara jawaabtii waxay ka badin weeysey nin weji,cilmi ,aqoon iyo diin leh in loo dhiibo taas ayaa keentay in mudane cabdilqaasin loogala soo baxay ummaddii isugu timid waddanka jabuuti magaalada carta. waana soomalinimo, tuu maanta baadi doon ugu jiro nabaddii luntay,si awlaadeenu,iskoolaadkiidib loo furo,carruurteennu isbitaallo ku dhalato, hadda geedaha hoostooda ayeey u bateene,macallimeentii,qareenadii,
taqaadiirtii,ciidamaddii,ganacsatadii,ciyaartooydii,jilayaashi iyo inta kaleba dib loogu celiyo hawlahoodii si loo helo, jiritaan qaran.haddaad intaas diidantahay ilaaheey haku caafiyo. hadaad ogoshahayna illaaheey haku caafiyo, ka qaybgal dadaalka ballaaran ee loogu hayaan jiro soomaaliweeyn,sharaf iyo calan leh.
mahad ilaahbaa leh .
(waa anigoo ah mudane c/lle kebed.***

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:03 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.