site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa ka taqaan Taarikhda ini Salaad Boy

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Maxaa ka taqaan Taarikhda ini Salaad Boy
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Adan

Monday, September 18, 2000 - 06:34 am
Ini Salad boy madax naha soliyeed KMG carta waxaa lagu soo doortey hab lacgeed hadaba waxaan ka hadlayaa wax yar maxuu yahey

Waa nin aqoonyahan, sayaasi qabiil, Ganagsade, Nabadoon u eg, hadana aad moodid inuu jecalhey
xukun.

1979-91 wuuxuu soo qabtey xilal kala gedsan oo wasiirnamo iyo maamul dawladii degtatooriyada aheyd ee ini sayaas bare , halkaas oo ku soo bartey siyaasada ama uu ka soo qalinjebiyey
waxuuna ka mid ahaa dadka aad u taagersan siyaad baro alow uu dhinaca kale ka ahaa nin qabiili ah oo taagarsenaa USC si qarsoono.

1991-2000 waxuu ahaa nin ganacsade kana mid ahaa
dadka iyagu taageera dhica malayada dagaaladii qabiil ee ka dhacey waxuu si xagdaro ah oo boobaya ugu qayb qaatey bur/burka mooriyaaniyo ee dalka ka dhacey wuxuu degann gurigii "Maxamed cabdula faadul" waxuu soo dabacey oo dalka geliyey Lacago qaldan ama Falase ah, waxaa ka mid ahaa Group reer
Djabuuti ah iyo somali ah oo lacagaha falsika, Drug, waxaa aan sharci darada ka samaaya Ganacsiga waxaa lana isticmali bangiyada Djavuuti si cadeyo lcagtaas waxuu kaloo xirir la leeyahey niman Aad looga yaqaano Africa Ganasatada aadn sharciga aheyn ah.

NI boori oo ah Ganagsade djabuuti oo la ah shirko
ismail geele waa ayaa ka qabqaatey iney ka dhigaan madaxweyne si ay Mustaqbalka u isticmaalaan Dalka
hab Musuqmaasaq

Dr Adan
Djabuuti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Monday, September 18, 2000 - 07:23 am
Dr Aden good try balse afka soomaaliga si fiican u soo barro marka hore waayo laguma fahmayo waxa aad ka hadlayso point,kooda. ina salaad boy waa nin ilaahay yaqaana muwaadina ah jecel dalka iyo dadka soomaaliyeed inuu mideeyo, aqoon aduun iyo mid aaqiraba bartay. si cadaalad ah jecel inuu wax ku maamulo anana waxaanu leenahay ilaahay ha la garab galo xilka weyn ee uu qaaday aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibriil

Monday, September 18, 2000 - 07:58 am
khadra sis u are naive very naive.i feel sorry for u.waxaanad hubi ha sheegin mise assumptional syndrome baad qabtaa? mise qabyaalad baa kaa hadlisiinaysa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAX

Monday, September 18, 2000 - 08:12 am
to adan & jibriil ina salaad boy maanta waa madaxwayne waxna kama qaadi kartiin wuxuuna ku helay kartidiisa iyo raganimadiisa ee niman raga hadaa tihiin ordoo taga meeshuu ragu waxku qaysano
sidii habar xunoo maseersan haka caaytaminina internet SHAYAADIINYAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Adan

Monday, September 18, 2000 - 08:17 am
Salan khadra Marka Hore,

Khadra hadaan kuu soo koobo denbiyada loo hayo
markhaanti cad ee uu qaranka ka galey Ini Salaad boy waxaa ka mida ah

1) Inuu si xaqdaro ah u deganaa una haystey hanti
muwaadan kale oo somali ah

2) Inuu ka Qayb qaatey uuna Abaabuley Dagaaladii
Qabiil ee wadanka Ka Dhacey

3) Inuu Daabacey Lacag Qalad ama False Ah wadankana keeney islamarkaana uu Hada shirko
Layahey shirkado Ganacsato ka samaayo Ganacsi wax Aan sharci Aheyn

4) Inuu Ka Qabqaatey Burburkii Wadanka ka dhacey
waxuuna ka qayb qaatey isku dirkii ka dhacey dalk ee qabiiliga ahaa

Hadaba Rag kale oo denbiilyaal waa in la keeno maxkad marka dalka ka dhaso xukun caadil ah
ragaas waxaa ka mida ah, Ini salaad Boy, Gaani, IWM

Dr Adan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAREED

Monday, September 18, 2000 - 09:49 pm
DR;ADEN,

shirkadaha sameeyay lacagta qalaad ama lacagta somaliga ah oo dhan waa shirkado la wada yaqaano, qaar la qariyayna ma aha,ee adigu ma waxaad ka soo horjeedaa mudanaha xukunkiisa?mise qabiilkiisa?haddii aad beel ka soo horjeedo H/wiye ayaa ku hursan waqtigaan la joogo,haddii aad se ka soo horjeedo mudanaha somali weyn baa u dooratay in uu noqdo mudane ee adigu ma umada ayaad ka wada caqli badan tahay? tan kaleh in aad noqoto mucaarad iyo mu'yid intaba xaq baad u leedahay laakiin maxaad mucaaradi mudanaha iyo
xukunkiisaba waxba kama aadan arage,maxkamad saarkiisa ama dambi ku soo oogidiisana umada somaliyeed ayeey u taalaa,haddii ayba dhaceeyso, ee adiga seex la bood nimada inaga daa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdallahi

Monday, September 18, 2000 - 11:46 pm
as salaamu calaykum,

waah waah waah, war dumarkii ba difaacayoo, ma waxay ka heleen, shaqsiyadiisa, mise quruxdiisa, mise degnaantiisa, yuu televiishanka been idin sheegin.

mida kale ogow in xaas leyahay, oo aad u qurux badan eena u san jeedin habrahra oo halka isu sharaxaayo.

ah ah ah ah ah ah ah ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Tuesday, September 19, 2000 - 12:55 am
to dhamaantiin
salaaan soo baro taariiqda abdi qaasim salaad hassan,
wuxuu ahaa nin adag oo karti u leh maamulka iyo siyaasada soomalida,wuxuu ka soo shaqeyay somalia,kama qeyb qadan dagaalka sokeeye ee ka dhacey somalia ,in kastoo uu yahey nin habar gidir ah shaqo kuma laheyn dilka iyo dhaca ay sameyeen mooryaanta,ma daganey guri u lahaa allaha u naxariistee faadil ee abdi wuxuu daganaa guri u lahaa oo waan aqaan ,dalka wuu ka qaxey oo qaahira buu dagey xiligii dagaalka ,1988 ayuu ku soo laabtey dalka kadibna wuxuu abaabuley dadka xamer dagan wadaad iyo waranle si somalia dib nabad loogu soo dabaali lahaa ,loona ceyrin lahaa jabhadaha moryaanta oo kale
waligiis lacag foorjari ah ma sameyn ,jabuuti si cadalad ah baa loo doortey, aniga waan aqaan shaqsi ahaan ,qabilkeygana mahan waxaan ahey ••••••• taageero baan u hayaa ee saaxibayaal cadifada joojiya
ee taageera dowlada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS

Wednesday, September 20, 2000 - 07:08 am
Waxa wax laguqoslo ah ooo aadna loolayaabo madaxwayne kusheeg dhan oo magac aan jirin, magacyada islaamkana aan ka mid ahayn loogu yeedho

"Cabdul Qaasim" macnihiisu waa adoonka qaasim, laakin qaasim kama mid aha 99 magac ee ilaahay

Jaahil weeye leh magac jaahilnimo.

MS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.