Mahamed | Tuesday, September 19, 2000 - 06:16 am The Islamic courts despite their relative efficiecy in restoring order in areas under their control can only do so as long as the booty from Osama bin Laden lasts. Having succefully helped Osama bin laden to transport his equipment through the port city they were able to rise to prominence from the finacial backing they got. But their usefulness to Bin laden is largely over and now they have sough to have influence in a government for the whole of somalia. In this endevour the Islamic courts have joined with a number of businessmen in support of the government established in arta. |
AAMUS | Tuesday, September 19, 2000 - 07:21 am To: Mahamed. Dhib waxaa noo keenay internetka, sababta oo ah kanoo kale ayaa iska hadlaa, war iska aamus Bin Ladin wax aad kataqaan majiraan, yaasa kuu sheegay beenta aad daldalayso maxkamadaha islaamiga ah ee soomaaliya shacabka ayaa dhistay not Bin-Ladin. Kaliya waxaad maqashay Islaam wax aad ka taqaana majiraan, war hoy naga aamus waxyahow dhintay.. Mawaxaad maqashay bog ayaa lafuraa kaa guurtay. Intaas mawaxaa kaa keenaa nacaybka muslimiinta.. War ilaah kacabso ninyahow caamiga ah.. Tankale muxuu haleeyay Bin-Ladin? Nothing. War iska aamus ama wax fiican sheeg wax aadan waxba ka ogayna ha qori tankale soomaalida oo dhan waa ku fahmeen in aad tahay nin dhintay... Dabaaaaaaaaaaal iga dheh.. |
Anonymous | Tuesday, September 19, 2000 - 03:32 pm lol lol walaahay si dhab aha ayaan u qoslay |
Sahal | Wednesday, September 20, 2000 - 08:27 am War midkaan Max'ed isku magacaabayow maad magacana noo daysid; diin mahaysatide? Qurunyahow magacu islaam kaa dhigi maayo. Why not do us all a favour and drop our name, you sell out freak? B.S: waxaan rajaynayaa ninkaan inuu Isaaaq yahay maxaa yeelay 1-afsoomaali inuu wax ku qoro waaday si'aan loo garan 2-Baryahaan ayey wadeen Isaaaqu arintaan oo waxay sympathy uga raadinaayaan West-iga. Ilaahay hala kaalmaysto; gaal wuu ku lugoyne. |
Somali | Thursday, September 21, 2000 - 05:57 am whatever we do or did to ourselves do not ever i mean ever Talk fundamentalism in Somalia there are some confusions I know. Walaalka magacaabey qabiilka i hope you you will not repeat that again cabsida Ilaahey iyo Qabil waa kale duwan yihiin taasna waa tan dalkeena iyo dadkeena qaribtey waxba kama qabo in qabiil la sheego oo hadaa waxaaba loo isticmaalaa in lagu ciil baxo laakiin i warn you i know dad badan oo waxaas ku hadla oo qabiil kasta leh. wasalam Thank you |