site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Codsi ku socda Madaxweynaha

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Codsi ku socda Madaxweynaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid C/hi

Tuesday, September 19, 2000 - 09:01 am
Asalaamu calaykum
Soomaaliyeey waan idin salaamey.
Madaxweynaha waxaan ka codsanaynaa in nimankaa qab-qablayaasha ah ee ku howlan ku dheereeya fulinta amarada sheydaanka iyo gaalada oo madaxnimadu madax martey in uu madaxweynuhu siiyo jagooyinkan soo socda:

Mudane/Durane Qanyare Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane Xuseen Caydiid Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane Cismaan Caato Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane Suudi Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane Axmed C. Jees Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane Cumar X.Masale Wasiirka Madaxtooyada
Mudane/Durane C/laahi Yuusuf Wasiirka Madaxtooyada

Maxamed S. Moorgan Waardiyaha Madaxtooyada
Maxamed I.Cigaal isagu waa nin Jagooyin soo qabtey oo isaga madaxweynaha baan u daynay.
Marka qab-qablayaashu meelahooda shaaha ha ku cabeen oo turubkooda ha iskaga ciyaareen awalbeyna Towxiid baranayne

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.