site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War Yaa Garanaya Qabiiladan somaliyed

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): War Yaa Garanaya Qabiiladan somaliyed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halane

Tuesday, September 19, 2000 - 09:38 am
1.Dagoodi Saransoor
2.gaaljecel Saransoor
3.Ciise Saransoor
4.Masare Saransoor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nogob

Monday, September 25, 2000 - 11:09 pm
halane saaxiib waxaas iyo kuwo kalaba hadaan baranay shirkii carte adiguse waligaa ma maqashay
xaskul ••••••,silcis •••••• ala maxaan shirkii carta wax baranay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HARUUR

Monday, September 25, 2000 - 11:38 pm
waa samaale oo somaali ka taagan. Hawwiyana iyo Dirrna waxey isku yihiin irir oo waxey simanyihiin irirka, oo waxaa leysku dhahaa Garjante samaale iyo Irir Samaale.
Cartana waa leydinku qayaamey, oo waxaa leydin raaciyey Hawwiye oo kaliya walaaltinimo iyo qaraabo iyo daris wanaag kaliya idinka dhexeyso.
Waryaada mar haddii wax la qeybsanayo sidii Dudubloo kale ayaa waxaa la dhahaa waxaan ahey Hiraab, si ay kuraasta idinku badato. Hawwiyaan nahey haddaad dhahdaan, waad isqayaanteen ee la socda, hawwiyana kuraastiisii ayuu idinku saddaqeystey ee ma aha wax aad xaq u leedihiin.
Haddeer wali Duduble waa habargidirr waana Hiraab, saas ayuu wuxuu ku jiifaa bandar oo afrak kursi ku heley. meesha afarta lafood ee habargidir labo-labo ay kala qaateen. Hadaba habargidir sidaas ayey wexey ku heshey 12 kursi, waa siyaasad. ma fahamteen?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.