site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIA IYO WAQOOYIGA SOMALIA, CIGAAL, IYO SIYAASADA HEERKIISA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): OGADENIA IYO WAQOOYIGA SOMALIA, CIGAAL, IYO SIYAASADA HEERKIISA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGULE

Tuesday, September 19, 2000 - 06:24 pm
WAAD SALAAMANTIHIIN ALL

Siyaasadu waa wax xun oo is bad-badal badann waa waxa nin raga mar dumar ka dhigta, marna qof dumara raga u ekaysiiya, marka sheekh shaydaan ka dhiga marna mid shaydaan ahaa sheekh u ekaysiiya, mid tuug ahna u ekaysiisa diric maskaxle, maalin kastana meel cusub ayey ku istaajin war lala yaabo ayaa noqday CIGAAL IYO IYO REERKIISA oo leh hadii waqooyiga saomalia (S/land) larabo in ay kasii mid ahaato somaliya waan somalida Ethoipana lagu so daraa oo markaa osmaliweyn la abuuraa caalamkuna wa in sidaas uu aqbalaa, bal

Su'aashu waya tahay CIGAAL IYO REEKIISU shalay waakay hargaisa ka qab qabanayeen rag somaliyeed Ethiopiana gacanta ka galiyeene maxay ka rabaan masaakiintaan gacanta gumaysiga kujitrta ooy marba dhinac ugaga imaanayaan sidii shaydaankii!!!
Waad maqlayseen wakiilkoodi arimaha dibada ee Nairobi lagu waraysatay Cigaala sidaasuu hada males Zinaawi ulatagayaa ileen Zinaawi wuxuu ku qanacsiinrabaa siduu ula shaqayn lahaa dowlada A/Qassim. Qofwalbow maxay kula tahay wajiyada ioyto midabada badan ee Cigaal iyo rrer hargaisa ee kolba dhinac u galgalanayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JILIBKUUS

Thursday, September 21, 2000 - 12:03 am
ADIGU MA WAXAAD KA SUGI WAX KHAYRA CIGAAl kii gatay dhulka somaliyeed kana gatay dowlada keenya NFD war kaas haduusanMaansalugalaya iyo masaska wadanka dhoofsanin baa ayaan lajoogaa waa bahal waraaba ah oo dad cun ah waligii khayrku wuu ku yaraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 12:30 am
cigaal is better than the blood thirsty war lord roaming aroundin somalia now. why cant somalia leave somaliland alone is it that they cant stand by themselves i guess thats the case . mind your own buzz dont waste your energize

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Thursday, September 21, 2000 - 05:30 am
Asalaamu calaykum.
Suguloow hadalkaaga waxbadan ayaa ka jira laakiin miyaadan ogayn cigaal inuu ahaa ninkii saxiixay heshiiskii NFD loogu daray keenya shirkii caruusha iyada oo arintaas aad uga soo horjeeday ninkay siyaasada saaxiibka ku ahayeen dr C/rashiid.
Cigaal kuma filna waqooyi waa nin cirwayn laakiin siyaasadu maanta waa gor-gortan ee waxaa ba,ay kuwa moodaya goosashadu inay cigaal ka dhabtahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

British S/land

Thursday, September 21, 2000 - 05:43 am
To Sugulle,
War nimanyohow iska daaya Cigaal, sidaad meelwalba uga soo xireysaan waxaan ka baqi in uu Mareykan Barbara siiyo waligiis sida Filipiin oo kale ay u siisey saldhig uu waligiis deggenaado. Gor-gortanka noocan ah Ukley ayaa kawadey Hargeysa. War ninkani waa taqaaniine iska daaya yuusan Barbara gadanine. Ninka waddan dhan (NFD) gatey magaalo yar u daahi maayee. Iska daaya oo ka ku kallifina in uu wax walba oo uu jecelyahey beeciyo!!
Cigaal agtiisa waxwalba waa beec, aan ka aheyn dhul, waayo dhulku waa lacag la'aan ku qaado!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Thursday, September 21, 2000 - 10:11 am
To All,
Somaali weyn !!!! waxaa halan ka cadaatay inaydaan woqooyi la'aantii wadan yelan karin. Reer woqooyi haddaanu nahay Jamhuuriyadii soomaliya isku jirideedu waxba nomay tarin ama nama anfacdo !!!! Markaanu gobolkayagii goosanay ayay Somalidii kale is wada cuntay oo any ku heshiin wayday inay wada noolaato!!!!!
Waxba halasoo boodina in dagaal uu Woqooyi ka dhex dacay, dagaaladii dhacay waa fiinkii dabkii AFWEYNE IYO XAABDIISII shideen naga soo gaadhay.
Dagal sokeeye xalbaa loo heli karaa.

Gobol walibabow is dabar oo is maamul. Wax Somali la yidhaado ilaabba. Shacbiga Woqooyi waxaanu ognahay waxaanu rabno: Koonfur iyo waxay cagaha ku wadato ma rabno!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! tobonkii sannadood ee ugu dambaysay waxaanu idin lahayn idinma RABNO!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Somali shan qaybood bay ahayd, saddexdii kaleba kama daba ooyasaanee oo labbana cadow ayaa siiseen midna dawlad bay noqotay. Waxaa is waydiin leh maxaa ka rabtaan Reer Woqooyi? Horaa loogu mahmaahay " dacawo meelay macal ugu baratay ayay macaluul ugu baqdidaa".
Jabuti oo naga dad yari, naga dhaqale yar ba waa dawlad. Anaguna dawladnimadaya inay U.N. tu iyo daba dhilifka ay cagaha kuwadato iyo N.G.O ay dawladii AFWEYNE baryijirtay waxa ugama baahna!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUBXAAN

Thursday, September 21, 2000 - 10:49 am
TO:SUHAYLA:

WELL DONE I AM PROUD OF YOU KEEP UP THE GOOD WORK
AND REMEMBER NO MATTER WHAT SOMALILAND WILL SUCCEED,BECAUSE I HAVE A LOT OF CONFIDENTS OF MY PEOPLE.A LOT OF PEOPLE DIED FOR SOMALILAND EXISTANCE,THEY WILL DEFEND AT ANY COST.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godey

Thursday, September 21, 2000 - 03:19 pm
sugule,
jaahil xun baatahay waxaas oo kale halasoo shir tagin, waryaa nin kujecel baa kuxoreeyo, markaad leedahay cigaal baa soomaali galbeed (ogaadeen) xorey, war dadka yuu kulayaa bin!!!!! mida kale nimanka gacata loogaliyey itoobiyaanka oo iidoor dhiibay imisaa nin iidoor uraftay arintaa oo dhuunta birta loomariyey ama han tidoodi loola wareegay taas darteed. waryaa iidoor waa isnaqaan oo anaga iyo ayaga been isu sheegi mayno. nacas yahow mardanbe masaakiin ha'nagusheegin.

dad halaage.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceel Baxay

Friday, September 22, 2000 - 10:19 am
Salaan,

Sxb Ogaadeen miskiinyaw malaa Sugule meel ayuu kaa dhaafee aan ku baro, waxad tahay haween la kore.

Sugule waa Boqoarada Habar yoonis ..Ismaaciil Care. Waa ninamkii kaa xoogay Hawd oo dhan.

Hara Gar Duur waa kii Boqor Xirsi Amaan 1870gii Waran kaaga qaaday. waa sedeed ceel waa la yaqaan Moholin iyo Gaashaamo ayaa ka mid ah.

1923giina Hara Doole waa kuwii kaa qaaday waa 8 ceel oo kale. waxana ka mid ah ilaa Wardheer. wali Habar Yoonis maad iska gardhin..waxad wali ku eryanayaa waa Xirsi Cismaan oo kaliya.. waar ninku miskiinsanaa. Marku cali dhuux barooranaayay:

Doqonkii Ogaadeen ahaa Doolo laga qaadiye.


Ma wuxu ka hadalayay ..••••• meel laga qaaday..mise Xirsi Cismaan oo ah laf ka mid ah Ismaaciil Care ..Cari saciid Garxajis..oo Absame oo idil dhul ay xoogaan hablo loogu daray..Car qamaan waydii


Nabdey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABGABLE

Friday, September 22, 2000 - 12:11 pm
Marka hore waxaan la yaabanahay ina cigaal oo
ethiopianka jaajuus u ah oo wax walba u sameeya nimanka uu u dhiibay males dowladiisa
waxaa sii daayay isla ciidamdii ahaa ethoipianka ee ina cigaal is lahaa hala laayaan taas ma dhicin oo ina cigaal u hirgali wayday waxaa ka fiicnaa isaga oo laaya 3 nin ee onlf
maxa yeelay hadaba waa uu dilay oo amxaaro ayuu u gacan geliyay sidaa owgeed ina cigaal
waa dhurwaa wax aqoonsi ahna wuu wayay sidaa owgeed waxaan ina cigaal kula talinayaa inuu soo raaco dowladeena cusub ee soomaliya ka dhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABGABLE

Friday, September 22, 2000 - 12:13 pm
Marka hore waxaan la yaabanahay ina cigaal oo
ethiopianka jaajuus u ah oo wax walba u sameeya nimanka uu u dhiibay males dowladiisa
waxaa sii daayay isla ciidamdii ahaa ethoipianka ee ina cigaal is lahaa hala laayaan taas ma dhicin oo ina cigaal u hirgali wayday waxaa ka fiicnaa isaga oo laaya 3 nin ee onlf ta ahaa
maxa yeelay hadaba waa uu dilay oo amxaaro ayuu u gacan geliyay sidaa owgeed ina cigaal
waa dhurwaa wax aqoonsi ahna wuu wayay sidaa owgeed waxaan ina cigaal kula talinayaa inuu soo raaco dowladeena cusub ee soomaliya ka dhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABGABLE

Friday, September 22, 2000 - 12:14 pm
Marka hore waxaan la yaabanahay ina cigaal oo
ethiopianka jaajuus u ah oo wax walba u sameeya nimanka uu u dhiibay males dowladiisa
waxaa sii daayay isla ciidamdii ahaa ethoipianka ee ina cigaal is lahaa hala laayaan taas ma dhicin oo ina cigaal u hirgali wayday waxaa ka fiicnaa isaga oo laaya 3 nin ee onlf ta ahaa
maxa yeelay waa uu dilay oo amxaaro ayuu u gacan geliyay sidaa owgeed ina cigaal
waa dhurwaa wax aqoonsi ahna wuu wayay sidaa owgeed waxaan ina cigaal kula talinayaa inuu soo raaco dowladeena cusub ee soomaliya ka dhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lafaruug.

Friday, September 22, 2000 - 01:14 pm
ceel baxay.
fulay xun oo iidoor baatahay in laguu jawaabana maba mudnid, ee orod oo dameerki kudhalay waydii dagaalkii lafaruug ee iidoor barbara lagu wasay, taariikhda hadaad aqoon lahayd ogaadeen afka kuma aadan taagteen, iidoor futo xume waan isnaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmedey

Friday, September 22, 2000 - 03:43 pm
waryaa lafaruug, ina adeer maxaad kaqeyrsanaysaa iidoorkan afka urka badan, dhibaatada mareykan kuheysato maaragtay, siday oogu faanijireen ilkacas baanunahay waxaaba dhaqaatiirta cadeeyeen inay waxan huuro lee tahay oo markey afka kalaqaadaan waa lagasiijeestaa uf uf uuuuuuufffffff. waa idinku daadsan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh ogaden

Sunday, September 24, 2000 - 10:29 am
awoowgay sayid baa idin sheegay idoor waa gaal madoow ogaden malin buu idinku qabsan ee amusa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y.GUNBUR

Sunday, September 24, 2000 - 11:22 am
NINKA LA YIDHA CEEL-BAXAY.DHANXIRBAADTAHAY SHAYDAAN)DADKA LEYSKUMA DHUFTO.OGADEEN WAA RAG REER WAQOYI AH WAX AY KU KALA DUWAN YIHIIN HABARYOONIS MA JIRTO.WAYWADA DEGAAN WAANEY ISDILEN WAANEY HESHIYEEN.JUST LIKE EVERY OTHER CLAN IN SOMALI DID IT)LAAKIIN WAXAAN DIIDAY WAXAANU IDINKA QAADNAY DHUL.BEENWEYE.WAXAAN KUU SHEGAYA CEELBAXAYOW, MAHMAHDA SOMALI EE TIDHA.(AFXUMO NABADNA WAY KAA FOGEYSA COLAADNA WAXBA KAGAMA TARTO)
IMIKANA NINKA LA YIDHA AXMEDEY.SXB ADIGA WAAD CIDAY.WAXA LA YIDHI NIN RAGI WUU HADLA EYNA (DOG)WUU CIYA.KOLKA ADIGA WAAD CIDAY,DADKII SOMALI MEELBAADKAGA DHACDAY,RALI GELI DADKO DHAN.ILKOCASANTU DHAQANKENA HABLAHENA QURUXWEYE,MISE ADIGU GALADA AYAAD RUMAYSATAY AAD SHALAY U TIMID.WAXAANAN KU SHEGAYA BRO AXMADEY.IN WAXA DHAQANKENA DIINTENA DADNIMADENA AY GALADA LA FOOLXUNYIHIIN.MARKA ILAHAY HA KU SAHLO DAD BADAN AYAA GALADII U DHEGO NUGLADE!!!!!!!!!!!KANA RALI GALI DADKA SOMALI EED MESHA UGA DHACDAY.SIDA IYO NABADGENYO
IMIKANA GABADH-OGADEEN
ADIGA INAN AYAAD TAHAY CIDNA MA TIHIN DADKA WAA INAY ISUGU KAA MID NOQDAN MA AHA IN AAD QAR CAYDO QARNA AMAANTO.HADDII HABARYOONIS XUN YIHIIN OGADEEN AYAAN KA KENAY,HADDII OGADEEN XUN YIHIINA HABARYOONIS AYEY KA KENEEN.SIDAS IYO DHALINYARO KAFTAN WACAN (I HOPE I DIDNOT SAY SAMETHING BAD WHICH CAN HEARTS MY DEAR BRO AND SISTERS. MAHADSANIDIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh ogaden

Sunday, September 24, 2000 - 11:30 am
TO:gumbur habar shaydaan

Ha barooran sidii naag marna ogaden cay marna soo baryo tag ogaaden waa is yaqanan idoor af dheere meelkasta ogaden wax ka sheega ogaden kana badan kana gobsan nin ogaden ah oo caytama ma arkaysid lakiin habar xabuushed meel kastad lugta kula jirtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BERBERI

Sunday, September 24, 2000 - 01:30 pm
TOO ALL IGNORANT PPL:
OGADEN AND HABAR-YOONIS ARE BROTHERS SO STOP THIS TRIBAL NONESENSE. THERE ABSOLUTELY NO DIFFERENCE BETWEEN THESE TWO PPL PHYSICALLY, SPIRITUALLY AND CULTURALLY. THEY HAVE INTER-MARRIED TO PRODUCE SOME OF THE MOST BEAUTIFUL CHILDREN IN THE WORLD. IT IS PLAIN IGNORANCE TO START A HATE PROPAGANDA SO LETS PUT THIS B.S TO REST PLEASE.
ASLAAMU CAALYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ramzi

Sunday, September 24, 2000 - 08:40 pm
H/y.gunbur iyo berberi.
waa saase dadkan waa walaalo yaanan la iskudirin.
si wacan baad uhadasheen, rag waakii diriro oo hashiiyee, nabada waxdhaamo lawaa. LOL> LOL> LOL>LOL>LOL>LOL>LOL>LOL lolololol.
nabadey.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.