site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

$150 million oo loogu deeqay Ceyr?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): $150 million oo loogu deeqay Ceyr?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 12:54 am
Warar lagu kalsoonyahay oo ay xaqiijisay BBCda ayaa sheegay in $150 million oo doolarka Mareykanka ah loogu deeqay Ceyr. Madaxweynaha lagu magacaabay Carto ayaa dhawaanahanba dadaal ugu jiray sidii uu dhaqaale culus ugu soo heli lahaa malaayiinta ceyrka ah ee tabaaleysan. Waxaa dad badan yaab gelisay in madaxweyne aan laheyn dawlad, wasiiro, siyaasad mideysan iyo meel wax loogu soo hagaajiyo uu wax ka bilaabay wax haley siiyo. Waxaa intaa kasii yaab badan

-Inuu magacaabay gudi nabadgelyo oo uu madax uga dhigay Ceyr.
-In maxkamadaha Ceyrka dhamaantood wada taageereen si indh la'aan ah oo ugu horeeyo nin wadaad isku sheegi jiray oo dhihi jiray Daaquudka ha lala dagaalamo waa Xasan Daahire.
-Inuu Galaal magacaabay gudi soo dhisa booliska oo sedex ka mid ahi tahay Ceyr.
-In Ceyrka dagaalo ku qaadeen Sacad oo ay dileenba darawalkiisii.

Waxay soo wadaan ayaa ka badan, Mariixaan oo waxgarad ah marka loo fiiriyo Ceyrka ayaa sidaad ogeydeen noo galaye maxaad ka sugeysaan Ceyr oo weligiis qoyaan arkinba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 04:35 am
innaalilaahi wa,inaa,ileeyhi raajicuun.warbal qaniiskaan wuxuumesha kusooqoray fiiriya waryaa maxishoodayohow mawaxaad uhadleeysaa fakaaqoyan mise cudurkaad ceeyr u qabtaa intaas ah ,war maxishoodayohwow wax iska fal duf kubax oo diiku kaakacye dulmiga dad ka kadaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 05:55 am
NACASKAN WARYAA WAX KASTA OO AAD TAHAYBA CAYR IYO SACAD XAGEY ISKU DAGAALEEN MISE HADAAD JECESHAY INAY DAGAALAAN, NINYAHAW AMA QOFYAHO SHAQO LA,AAN BAA KU HAYSEE SHAQO YEELO BEENTA AAD LA WAREEGEYSANA JOOJI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugulle

Saturday, September 23, 2000 - 07:21 am
Qofkan soo qoray qormad waxaan kuu sheegeynaa haddii maxamed siyaad ku karbaashi jirey waad mudneyd in hadana lagu karbaaso laakiin waxaad ogaataa hadda lagu karbaashi maayee iska noolow waxaad rabtana iska hadal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haber Eji

Saturday, September 23, 2000 - 07:34 am
Marka u gu horeysa Madaxweyne makusalaamin, sida ogtahayba HABER EJI & EYAANLE cayr, is ma jecla adna waxaad nooga dhigtay gudoomiyah ciidamada nin Ayaanle ah, sidaas darteed see kurabtaa in Habar Eji kuusoo raacdo, markaa tani waxay cadeynaysaa in aad magaca Ceyr Lacag kusoo qaadatay, anagoo shalay nalaga dilay 11 nin, iyo 4 nin oo maanta ah. Waxna kaqaban, doowladu mawaxaa loo dhisay in ay dalxiis aado.

Nabadgelyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.