Anonymous | Wednesday, September 20, 2000 - 04:46 am Hi soomaaliyeey Wadankan Soomaliya Waligiiba Waxaa Ka talin Jiray Mareexaan. Hadan ninkii Talin jiray uun Baa Taliya Maxaa Wacay? Soomaaliya waxaanu haynay dad waalan Dadkiina waa Kala baxsadeen Haday idiin fiican tahay. hadaba mareexaan haloo dhiibo By.Bare ali |
Anonymous | Wednesday, September 20, 2000 - 05:11 am waryaa edeb daro jooji waxaadwado |
bare | Wednesday, September 20, 2000 - 05:15 am boowe or baayo Manaa wax dhimay By Bare |
Saado ali | Thursday, September 21, 2000 - 04:56 am Absolutly!!!!! But they have to pay for the services Jaallow |
Anonymous | Monday, September 25, 2000 - 06:01 am To SaadO Ali Cunaabi Sidiii aan Ogaa buu laguu ilaalinayay Holland.Yaad Ka baqi mareexaan Marka Hore salaan guud Maka Xigana Saadoow Siday doonto yeelaay Anagu naa Sadaan ahay Colaad sahan Uguma Soomalida Simaan ahay Ordoo oo Sidiinii Soo Basaasa Suuqyada Hada Sidee Wax u jiraan Saadoow Bal noo Warab By.Bare No.More Landkuruuser Ninkii Lacag leh Baa Gata!!! |
saado | Monday, September 25, 2000 - 07:21 am Walaal maxaad Saada ka rabtaa magaca miyaan la wadaagi karin maad fahmine waxaan iri si marrehanku ugu deeqo experiencigooda dee walaal somalida kale waa iney bixiyaan mushaar dee barrow ina adeer waa ku sidee maanaa viruska majeerteen ii soo gudbey sidaad ogtaheyna dawaa loo helay |