site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Rajadaada ku wajahan jiritaankaaga umaddeed maxay tahay?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Rajadaada ku wajahan jiritaankaaga umaddeed maxay tahay?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Y.Aydid

Wednesday, September 20, 2000 - 04:45 pm
Walaalayaal.

Marka aynu doonayno inaynu is tusno mustaqbalkeena
umaddeed aad bay u adag tahay inaynu isla meel dhi
gno,ama aynu isla fahano danteena guud halka ay ku jirto.Taa macnaheedu ma aha ineynu nahay oo keliya
umad ku wada nool kalsooni daro iyo qaybsanaan,bal
se waxaynu nahay umad ku nool rajo guulgaarideedu-
aysan u muuqan.

Inkasta oo ay rajadu tahay ta dhista hamiga qof ha
dana ma oran karo taasi waa rajo la'aan u diiday -
qofka soomaaliga ah inuu garto dhibaatada qofahaan
haysata intuusan garan tan umaddiisa haysata.
Waxaynu wada garan karaa maanta in qof walba oo so
omaali ah leeyahay rajo muuqaal wanaagsan u leh ha
daba rajadaasi ma tahay mid leh weji midnimo.

Mahadsanidin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.