site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BEESHA DIR.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): BEESHA DIR.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 20, 2000 - 06:26 pm
TO: QABIILKA DIR (GAAR AHAAN BIYOMAAL IYO GAADSAN)
CAASIMADIINU WAA MARKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dirow

Wednesday, September 27, 2000 - 10:43 am
Waryaa magaceena nooga meesha urtay. Dadka aan sharafta laheyna ayaa lugu soo qoraa meesha oo ummada dhiba. Dir wax ma dhibaan waa dad asturan.
Ka fiirso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dirs Wisedom

Wednesday, September 27, 2000 - 04:10 pm
As a member of this centuries old tribe i am appalled to see our name added to this public list. Dir(people) are known for being civilised and therefore not worthy of the kind craziness that goes on in this discussion page. I don't want to be forced to insult back any lunatic
who comes here and smears his dirty mouth on this prestigeuos name therefore I request that this folder be removed at the earliest convenience.


N.B
There is nothing to be gained from putting our name on this list.....if anything it will be mainly among the lines of ....insult and disrespect. We don't want our name be exposed to that kind of attack.

Perhabs u are wondering who i am at this moment. i am ....SURE sub-clan (FIQI MAXAMED)

your Brotherly Love

Dir's wisedom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmin

Wednesday, September 27, 2000 - 04:55 pm
I couldn't put it any better Wise. Hats off to you dude! "Respect for thee whom he respect himself" Also I belong to Abdalla by chain of Suleyman, perhaps I'm reer Agon. Salute the ancient honourable tribe of ours!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud man

Saturday, September 30, 2000 - 08:28 pm
Long life Dir.This honorable ancient people reside in all the region of the great Somalia.
The great Dir conprise of Gadson, Sure, Qubeys,Biyamaal, Gadaboursi and Issa.

Brothers i will be the most grateful had you add to aforsaid list the names of the Great Dir clan family i ommitted.
Viva Dir!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Sunday, October 01, 2000 - 10:33 am
TO: ALL MY BROTHERS OF DIR

The Awdal Liberation Front[ALIF] is inviting you all, to join them.
We lookforward to hearing from you soon.

SWITCH TO THE AWDAL LIBERATION FRONT---ALIF--

sincerely yours
ALIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sultan of Dir

Monday, October 02, 2000 - 09:08 am
OPEN LETTER to Dir Nationalities
-----------

I wave you all!
Let's put our differences aside and work as one community. That's to my opinion the only way we can reach out our goals. Thank you!

My question to ALIF: as a brother I wouldn't mind to give you a hand when you need me the most but shouldn't you rather rephrase the liberation to one of other forms of struggles? I mean, who's the colony in Awdal? I'm afraid the liberation will last for a while if that's a colony. There was Siad Barre a while ago, and there might be Issa next morning and now Issaq! I'm saying let's call such things tribal differences not a colony please.
-------------------------------------------------
Three Calls:
----------------------
On behalf of the honourable Dir, I'm calling the Somaliland Government to retreat from the Gadabuursi land ASAP without any conditions. This people had enough in their soil in the past. The Gadaboursi fought and led so many wars and put so many efforts to keep their name high. Let's reward them with peace for now!

On behalf of Honourable Dir, I urge and support the existence of Somaliland people, the government and the civil society there. Thus, I'm calling the Gadabboursi to akwnowkedge and recognize the government of their brothers/neighbors and respect the coexistence of the two Dir tribes. The Gadaboursi should also reward the Somalilanders for their long war with Said Barre. And finally, the Gadaboursi should and must stop campagning for the bunch of criminals, savages and ruthless dictators in the south led by Ina Salaadboy. You have to know that Awdal people were their own governments long time ago. Why go all the way to Habargidir/Hawiyye to govern you? We have nothing in common other than peaceful coexistence between Dir and Hawiyye period!

Last but not least, on behlf of the honourable Dir, I'm calling every member in this nation to renounce any relation with the Carta gangs led by Saladboy. Reasons my brothers include, for their disrespecting the cause of Isaaaqs by bringing the very same generals who killed, raped and murdered their boys and girls in to power; for their creation of cunfussion among Issa and Gadaboursi tribes by throwing couple MP seats in between; for their denying the existance of Biyomal and Surre by treating them like fox among scavengers where Marka, Janale, luuq, Jariiban and all their land is under Habargidir rule; for their insult and ruins of the Dir names by giving the same share of seats to Isaaqs and the Majeerteens and the same share to so-called Southern Dir [Fiqi Maxamed Bari, Fiqi Maxamed Bay, Agoon, Dabac, Nacdoor, Qubeys, fiqi Cumar, Biyomal, Gaadsan, Dhaaweed, and many more ] and smallest Hawiyye tribe Murursade....that's ugly!!!

And finally, I ask my fellow brothers/sisters Issa, Akisha and Gugure not to involve the devilish work of Geelle in Arta and stupidity of Habargidir in Mogadishu. Just be alert in Region 5th, dominte it and work harder as usaul.

Thank you all...what an audionce!

The Sultan of Dir....... of course the Sultan is from Surre. I'm determined to bring all Dir sultantes into one big Sultanate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABOOJIYE

Monday, October 02, 2000 - 09:28 am
TO:SULTAN OF DIR:

MY BROTHER,MY COUSIN I DON'T KNOW WHAT TO SAY I AM SPEECHLES MAN,YOU SAID IT.WE HEAR YOU AND I FOR ONE WILL SUPPORT YOU AS LONG AS THE NAME DIR EXIST


TO:ALIF:

SAAXIIB ANIGU HAL SU'AAL AH AYUUN BAAN KU WAYDIINAYAA,YAA KU GUMAYSTA OO AAD ISKA XORAYNAYSAA,MAXAAD KA WEYDAY WADANKAAGA AWDAL,MAXAAD KU HAYSATAY DAWLADII AFWEYNE,EE AANAD KU HAYSAN TAN SOMALILAND.ILAAHAYBAAN KUGU DHAARIYAY 10 SANADOOD KA HOR MIYAAD TELEPHONE U DIRI JIRTAY BOORAMA,MA JAAMACAD BAAD LAHAYD AAD WELIBA ADIGU U MADAXBANAANTAAHY OO AANAY CIDINA FARAGELIN,SAAXIIB ANIGU KUMA LIHI WAXAAS OO HORUMAR AH OO AY AWDAL GAADHAY WAXAA KA MASUUL AH SOMALILAND,LAAKIIIN WAXAA KA MUSUUUL AH DADKA REER AWDAL,SAAXIIB MARKAAS ARINTIINU MA DAB HURIN IYO DAD ISKU DIRIDBA,MISE WAA IZAAQ NACEYB.MID OGOW DAWLAD WAAD NICI KARTAAN WAANAD KZA SOO HORJEEDSAN KARTAA ADIGA OO AAN DAGAALAMIN OO AAN DAD ISKU DIRIN AYAAD ARIMIHIINA DHAMAYSAN KARTAAN.COLAAD IYO DAGAALNA WAX LAGU CARARO MA AHA.

SIDAAA IYO NABAD GELYO,YAAN LA CAYTAMIN INGA OO AAAN CAYTAMIN AYANU SI FIICAN U DOODI KARNAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Monday, October 02, 2000 - 02:40 pm
WAA SALAAMAN TIHIIN DHAMAN TIIN.
WAX AAN IRAHDO GARN MAAYO OO DADKI IGA SOO HOREEREY AYAA U DHAMEES TIRAY WARKI .
MID YAR AAN RAACIYO , WAXAA LA DOONAYAA IN FICIL HOOWSHU ISUGU DABA DHACDO OO MARKAA SI WALAALTINIMO AH WAX LAYSAGA KAALMEEYO , MARKA WAXAAN ORAN LAHAA DADKA INTI ISKU MEEL JOOGTAABA AMA IS DHAW DHAWBA HA IS BARTEEN OO WIXII ARIN AH EE MARKAA JIRA HALAYLA SOCOD SIIYO , MICNAHU WAXAAN UGU DAN LEEYAHAY WAXAAN U BAHANAHAY COMMUNICATION, MARKA TAAS UUN HALAGU DADAALO WAXA KALE HA DANBEEYEE..
SALAAMAN .
ANIGU SIDAAD MAGACEYGA KA ARAGTAAN WAXAAN AHAY QUBEYS , FIQI CUMAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huda

Monday, October 02, 2000 - 05:27 pm
Hail to the Sultan!
You sure do talk like one lol
I admire you and agree with you 100% God bless you....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laughing

Monday, October 02, 2000 - 05:46 pm
Oh please, now Dir is not haaawiye anymore huh? They have been for the last 10+ years when they were serving as the foot soldier for haaawiye what happened now? Not happy that haaawiye used and discarded you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Tuesday, October 03, 2000 - 12:28 pm
Waaad salaamantihiin dhamaan gabar iyo wiilba ,
walaalayaal waa fikrad wanaagsan hadii aan isku waydaarsano wixii fikrada ah ama isbarashada furan iyo iswaydaarsiga fikradeedba balse waxaan rabay in aan idiin sheego in ay aad u wanaagsantahay in aan kuwada qorno wax luuqadeena hooyo,si uu qofkasta oo beesha Dir katirsan meelkasta uu joogaba gabar iyo wiilba ay u aqristaan waayo waxaa jirta in uu san qofkasta uu san fahmi karin luuqada English, ka waayo waxaan ku kala noolnahay wadamo kala duwan ku kala hadlan luuqado kala duwanba .


sincerely yours


Yaska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKKHYAAR

Wednesday, October 04, 2000 - 06:03 am
Soomaliyeey Dir waa qabiil sharaf leh. Kama dhalan waligeyna gabar kama shukaansan laakin markaan ciwaankan arkay ayaan soo xasuustay dhalinyarada aan aqaan oo qabiilkan ka dhashay rag iyo dumar ba.

Hal koo xabo oo Gaalkacyo ka imaaday maahine Dirtaan kasaayo waa dad sharaf leh. Laakin ciladoodu waa waxay u badanyihiin niman..LOL Gabdhihii dhan Soomaaliyey uga soo tageen sida leel kasaha camal...LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oday

Friday, October 06, 2000 - 03:31 am
Akhyaar gabadha dirta dibada looma ogola waayo qaadka ayay ku baranayaan sida kuwa kale lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Saturday, October 07, 2000 - 12:35 pm
TO DHAMAAN.
walaalayaal waxaan idiinka cidsani in aad meesha wixii qeyr leh aad keentaan oo sharafta magacaa aan wax yeeleenin , marka si cilmi ku dhisan yahay aan u kala faideeysano anagoo magaac aixtiraameeno kii u dhashay iyo kaan u dhalanbo waa magaca ixtiraamkiis dhaman inta somali wax garad ah ay ogtahay ..
sidaa iyo nabada galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciise

Wednesday, October 11, 2000 - 07:50 am
Alleylehe Suldaanow waan kuu istaagay anigu. waxaadna tahay waxgarad direed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIR BRO

Friday, January 05, 2001 - 12:51 pm
salaan DHAMAAN BAHWAYNTA DIREED
GAAR AHAAN SULDAAN .
WAXAAN AHAY ISAAQ ABTIYAALNA THE GREAT GAADASAN
WAAN KU FARXAY DADKAYGA WANAGA AY ISUGU YEERAYAAN
IYO WAX GARADKA DIREED EE AQOON WAYDAARSIGU DHEX MARAYO .
ILAAH AYAA DIR IDINKA DHIGAY SHARAFTAANA IDIN YEELAY HADABA WANAAGII AAD KU CAANBAXDEEN IYO CAAQILNIMADII MEESHEEDII HA KA SOCOTO .
ALIF HADAAD WAX GARAD TAHAY MAR DANBE WALAALAHA IS JECEL EE DIREED HA LA DHEX IMAN WAXAAN KOR KU SOO ARKAY EE AAN GARANWAAYAY MEESHA UU KA SOCDO IYO MEEL KALE ,.
TALO TO ALIF.
WALAALAHAA DHINAC KA RAAC HADII KALE WALAL XUN WAA LAGA MAARMAA ,OO AAQIRKA ADIGA MEEL XUN KU DANBAYN SIDII KII LAGU DILAY MUQDISHO WAAD GARANAYSAA ALAH U NAXARIISTO ,KALA QAYBINTA JOOJO ,MIDNIMADA DANEE
ISAAQ IYO GODOBGIIRSI WAA WALAALO WAA ISKU DEEGAAN ILAAH AYAA ISBADAY ,HADAADAN CALOOSHII U SHAQAYSTE SHEEGATO AH AADAN AHAYN ,WAAYO INTAADA SIDA U HADALAYSID DAN GADABGOORSI MA WADID .
DHAMAAN WLAALAH DIREED LONGLIFE WHERE EVER U R
GOD BLESS U ALL SALAMUALAYKUM.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.