site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Majeerteen And Hitler are Same

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): Majeerteen And Hitler are Same
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Wednesday, September 20, 2000 - 11:24 pm
To Majeerteen

Badnaanshaha.Awood, Qurux.Aqoon
Wax walba Majeeroon Sheegataye Sow
Hitler Oo kale Ma ahid


By Run

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Thursday, September 21, 2000 - 01:44 am
Asalaamu calaykum
Taariikhdu waa mudan waana tiro markhaantiya waqtiguna isaga ayaa iskaa xasuusinaaya, laakiin soomaaliyeey waqti kale ayaan ka sheekaysanaynaa
anigu waxaan ahay Majeerteen waxaana aan qaraabo dhow la ahay Suldaan Cali Keenadiid, waxaad doonta sheega taariikhdu waa giraan wareegi, wixii xukun ay tolkay soomareena ilaah ayaa u qadaray laakiin waa inaan hilmaana.

Hitler manihin oo waxaad ku garan Awoowgay wuxuu ahaa ninkii reer hobyo ilbixiyay oo xadaarada waxkala socodsiiyay laakiin hitlar dhiiga dadka un buu ku noolaa.

Soomaalidu aad ayay xaasidnimada ugu dheeraysaa war ilaahay haduu caqli nasiiayay mawaxaad meel walba la istaagaysaan waa munaafiqiin tuugu dadka kala xada, fadlan ka faaiidaysa taariikhda iyagana aamina

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.