This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, September 21, 2000 - 03:32 am WAXAAN AHAY ARDAY DHIGTA A-LEVEL WAXAAN DOORASHO IIGU JIRA MID INAAN BARTO MARKA WALAAL TALADAADA AYAAN UBAAHANAHAY EE MA PHARMACY MISE LAPORATORY MIDKEE AYAY KULA TAHAY IN MUSTAQBAL FIICANTAHAY WAAD MAHAD SANTAHAY IGALA SOO JIRIIR ABDIL22@HOTMIAL.COM KA HOR 26SEPT, 2000
| |
Thursday, September 21, 2000 - 04:59 am ABDULAAHISHARIF: WALAAL RAYIGEEYGA HADAAN KUU SHEEGO WAXBARASHO SCHOOL ISKA NAC WAAYO WAALAGATAGAY SOMAALIDA MIDKAAD LAHDASHAB AMA WAA INJI. AMA DHAKTAR: SO ADUUN KA HADAAD LASOCOTO UFIIRSO DHALINYARADA FACAAGA AH,MID KUBADOOW CIYAARAA MID BAASKID MID WAA ORDAA MID TINIS MID WAA DABAASHAA IYO WAX AANAN LA SOO KOOBIKARN MARKA WALAAL WAXAAD WAX UBARNEEYSO WAAN OGAHAY WAA LACAG TAN AYAA KALACGBADAN HADAAD SU AAL IGA WEEY DIINEEYSO WAXAAN KUUSOO QORAY IGALASOO JIRIIR (((ABDULAAHISHARIF81)))WAAD MAHADSAN TAHAY
| |
Thursday, September 21, 2000 - 05:01 am ABDULAAHISHARIF: WALAAL RAYIGEEYGA HADAAN KUU SHEEGO WAXBARASHO SCHOOL ISKA NAC WAAYO WAALAGATAGAY SOMAALIDA MIDKAAD LAHDASHAB AMA WAA INJI. AMA DHAKTAR: SO ADUUN KA HADAAD LASOCOTO UFIIRSO DHALINYARADA FACAAGA AH,MID KUBADOOW CIYAARAA MID BAASKID MID WAA ORDAA MID TINIS MID WAA DABAASHAA IYO WAX AANAN LA SOO KOOBIKARN MARKA WALAAL WAXAAD WAX UBARNEEYSO WAAN OGAHAY WAA LACAG TAN AYAA KALACGBADAN HADAAD SU AAL IGA WEEY DIINEEYSO WAXAAN KUUSOO QORAY IGALASOO JIRIIR (((ABDULAAHISHARIF81@HOTMAIL.COM)))WAAD MAHADSAN TAHAY
| |
Thursday, September 21, 2000 - 05:17 am Aniga waxaan ahey laboratoriste. Taa ayaan kugula talin lahaa.
| |
Thursday, September 21, 2000 - 07:09 am walaal anigu waxaan kugula talinayaa inaad dooratid laboratory insteadof pharmacy this my advice.
| |
Thursday, September 21, 2000 - 07:12 am walaal anigu waxaan kugula talinayaa inaad dooratid laboratory insteadof pharmacy this my advice.
| |
Thursday, September 21, 2000 - 01:57 pm Aniga laftigeygu laboratory ayaan kgu la talin lahaa pharmacy ma fiicana waa nin dukaan iibinaya iyo dawooyinka kala bartey magac yadooda ee baadhista cudurada waa wax fiican laboratory ma aha dhiig la baadho ee wax yaalo baadn baa la xidhiidha cudurada aduunka ku soo kordha varis ama germis cusub xitaa baadhista Biyaha in ay nadiif yihiin iyo howlo badan markaa walaal baro taas aniga waxaa barata walaashay oo sanadkan bilow dey markii ay schoolka dhamaysay markaa taa baro walaal insha-Allah wanaagna baan kuu rajaynayaa salaamu calaykum
| |
Saturday, September 23, 2000 - 02:49 am to;Lataliye,Quresh.ahmed iyo anonymous Walaalayaal waad mahad santihiin, fikradiinana waan idinku raacay, maadaama aad isku raacdeen inaan barto laboratory, anonymous walaal waad ku mahad santahay taladaada laakiin hada uma soo jeedo sporska... khary baan isku ognahay
| |
Saturday, September 23, 2000 - 03:11 pm ABDIL WALAAL HADDII ARRINTU RUN KAA TAHAY, WALI INTAASI KUGUMA FILNAA EE SAMEE DARAASAD INTAA KA BADAN SIDA: 1)Daris oo ogow midka aad jeceshahey. 2)Aqoontaada iyo mida qoyska ama ehelka aad la soo barbaartey, tee bey xiriir la leedahey. 3)Meesha aad dooneysid in aad wax ka baratid iyo xiriirka ey la leedahey maadooyinkaas. 4)Shaqada aad jeceshahey in aad ka shaqeysid mustaqbalka iyo faai'idada ey ku leedahay maadadaas. Isku soo duubo, wax aadan jecleyn marka waqti ha iskaga dhimin, CALAFKUNA WAA KII EEBBE KUU QOREY, EE OGow TAAS.
| |
Saturday, September 23, 2000 - 11:36 pm Abdil, both laboratory and pharmacy are good and we need both at home,specially there r no enough pharmasist back home if u thinking going back anytime in the future.there r some somalian studynig laboratory in india and pakistan but there r very few doing pharmacy.pharmacy is not selling medicine only its more than that and its important field but u should be very good in chemistry and physics coz pharmacy is tougher than lab.anyway both r good but pharmacy needs a lot of hard work and long time.anyway decide the one u like most both r equally good.
| |
Sunday, September 24, 2000 - 03:35 am asalaama caleykum. walaalkeygiyow tacliintu ma qasaarto.qofka cilmiga leh ayaa wax laga dhac dhacsiin karaa sixiroolaba ha ahaade.marka hadaan u soo dhaadhaco ra'yigeyga waxaa kuu wanaagsan labaratory.umadeena saddexaadna ay mar waliba u baahantahay.talo kalena walaalkiis midii aaqiro ha hilmaamin.igana raali noqo la soo daahidii talada waxaan ka hartey waqtigii aad qabsatey 2-beri.
|