site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ANONYMOUS Meel laguu raaco ma leh markaa waxaan odhan lahaa Qolka Halaga Mamnuuco Sababtuna waa Sidan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): ANONYMOUS Meel laguu raaco ma leh markaa waxaan odhan lahaa Qolka Halaga Mamnuuco Sababtuna waa Sidan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji waraabe

Thursday, September 21, 2000 - 10:52 am
Anonmyous... aad baan kuula yaabay waligeyna meeshan waxba kuma qorin laakiin adigaa igu sababey in aan maanta Qoro. sabatuna waa sidan

Maalin qof fiican baad tahay oo hadal wanaagsan
Maalin kale qof xun baad tahay dadka caaya
habeen Darrod baad tahay Habeen kale Isaakq baad tahay marna hawiya.
Maalin gabadh baad tahay ,saacad ka dibna Nin baad tahay habeen sheekh,, habeen kalena qof aad u xun Markaa Anonymous maxaa kaa si ah? maad meel uun iskugu beydhid oo iska deysid sheekoyinkan badan dadka ayaad waashee
Fikrad ahaan waxaan odhan lahaa halaga mamnuuco Anonymous Qolka .idinkuna maxaad odhan lahaydeen?

nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 22, 2000 - 08:55 am
jaahil,hoos aqri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Saturday, September 23, 2000 - 07:17 am
HAAJI RUN WAAYE KANAYTI WAA WASAQ INLAGA MANUUCO WAAYE FORUM.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.