MR | Thursday, September 21, 2000 - 11:54 am MY NAME IS MR AND I AM IN LOVE WITH THIS LADY WHOM I MET THRUTHE INTERNET,AND I DO'NT KNOW HOW MA I GONNA TELL HER.CAN SOME ONE HELP ME,ANY IDEA. I NEED YOUR HELP. IN THE MEAN TIME "HAASAAWAHAAN KU HABEEN SADAA,MA HADHEE JACAYL WUU I HAWLAYAA,MID AAN ILABA HAYN BAAN U HEESAYAA" |
Miss | Sunday, September 24, 2000 - 04:44 pm Mr.taas ku dhibtay maxay ahayd ma mid bilaa naxariis ahbaa. Anigaba mid ayaa sidas meesha iiga saaqaye. |
MR | Monday, September 25, 2000 - 05:05 am TO: MISS: WAAD MAHADSANTAHAY WALAAL,SIDII AANU U WADA SHEEKAYSANAYNAY,AYUUNBAAN MAR QUDHA WAAYAY HADALKEEDII,MARKAAS INAY AY OKEY TAHAY IYO IN KALE GARNAMAAYO,OR MAY BE SHE DUMP ME.LAAKIIN HADII AY ILA SOO XIDHIIDHI LAHAYD WAXAAN ODHAN LAHAA SIDAN "HALKUU NABARKA CAASHAQU I NAAFEEYAY BERI HORE,WAA NARUURO SHEEKADU WAA NASTEEXO EEGMADU EE NOQO KOLAY KAMA NAGAADIDE" ADIGU BAL IIGA WARAN KAA KU QASAAYA,IYO MEESHA AAD KALA MARAYSAAN. |
mOwLiD-mAcAaNe | Monday, September 25, 2000 - 05:30 am Fooxlahaaba fiidkii Faraqoodaa baadhtee. Fasaqaaya Diintiyo. war ma faaliyaad tahay. Maxa felegga diray. Warka faaladiisana. Faah faahin maaye. Fahan oo ujeedadda. Faraskaagii laga badi. Fariintaas ayay sxb ii kaa soo fartay Geenyadana ana Kooraha saartay. |
MR | Monday, September 25, 2000 - 05:47 am TO:MOWLID-MACANE: GOORMAA FAGAARAHA FIDIMADA COLAADEED FARASKEYGII LAGA TAGAY,MA ADIGAAN FAYOOBEYN,EE NABARKAAGII FIIX NOQOY,FIRDHISAYE JACAYLKII SOWDIGAA KA FARABAXAY. |