site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TO:DHAMAAN BIYOMAAL,REERGAADSAN IYO SURE.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): TO:DHAMAAN BIYOMAAL,REERGAADSAN IYO SURE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Thursday, September 21, 2000 - 02:01 pm
WAKHTIGII DHAMAAYOO WUU DHAQAAI DOONAA, NINKII DHOOF KU YIMIDBAA DHOOFIDU DHIBAYSAA, DHULKA SOW ILLAH MALAHA, DHULKA SOW ANIGU MALIHI.

TO: REERGAADSAN, BIYOMAAL IYO SURE. CAASIMADEENU WAA MARKA. WAXA DHAWAAN LA FURIDOONAA BOG CUSUB OO AAD KALA SOCOTAAN DHAMAAN WARARKA CUSUB EE KA SOO BAXA GOBOLKEENA. WIXII RAYI AH SOO GUDBI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUBXAAN

Friday, September 22, 2000 - 04:13 am
TO: QOSLAAYE:

WAXAAN AHAY NIN WALAALKAA AH OO IZAAQ AH,WAAN GARANAYAA WAXAAD KA HADLAYSO,MARKAAS WALAAL HAWSHA HALKAAS KA WAD,WAANU IDIN GARAB TAAGNAHAY MMELKASTA OO AANU JOOGNO.LAAKIIN DADKA HA INAGA YARAYN EE INOO BADI OO INOOGU SOO DAR WALAALAHEENA KALE EE AY KA MID YIHIIN QUBEYS,FIQI MUXUMED,FIQI CUMAR,GADABUURSI,CIISE.

THANK YOU I AM PROUD OF YOU.

HEEETAN WAAN KUU DHAMAYSTIRAYAA.

"NINKII DHOOF KU YIMID BAY GEERIDU DHIBAYSAA,WAQTIGII DHAMAAYOO WUU DHAQAAQI DOONAA,GUMAYSTAHA DHACAAYAY GEERIDU DHIBAYSAA,DHIRTAYDA MIYAA LA DHOOFSHAA,DADKAYGA MIYAA LA DHALNROGI,CIIDAYDU MIYAY DHAMAATAA,DALKA SOW ANIGU MALIHI,DHASHA SOW ANIGU MALIHI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Saturday, September 23, 2000 - 09:47 am
asalaama caleykum. walaalayaal iska dhaafa qabiilka Dirta oo ilaahey ka baqa .ma loo baahno waxaad sheegeysaan .qofwalibana waxaa haboon inuu illaahey ka baqo intuusan wax sheegin. ee walaalayaal iska ilaaliya xumaanta kuna waaniya walaalihiina kale ee muslimiinta .mar labaad ka fikira aaqiradiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama Zaylici

Saturday, September 23, 2000 - 10:21 am
to: Brothers Subxaan/Qoslaaye

Your thoughts were inspirational, thought provoking and informative, i am one your lost brothers (gadaboursi) the most educated, one of the oldest, decent clans in somalia.
I think it is about time to find our place in the sun and revive our long lost culture and history.

Our people are to be found in almost every region of the great Somali inhabited lands in the horn of Africa.It is time to rebuilt our great ancient towns of Lughaya, Marka, Zayla and Kismayo.
We are hoping to call for international conference of all our people in north America.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Sunday, September 24, 2000 - 03:34 pm
TO :QOSLAAYE,SUBXAAN,JAMA SYLICI
walaal qoslaayoow marka hore aan adi si qaas ah kula kalaamo , walaal warkaan sheegtay waan u baahan nahay oo in muda ah ayaan dad kale oondoyinka naga heesteen marka waa markeeniin ee waa in aan helnaa meel aan newskeena iyo warbixinteena ka helno walaal arintaa ku dhaqso homepagekana si deg dag ah noo soo sii .
waa siduu subxaan yidhiyee waa in uu nooqdaa mid u furan dhamaan DURIYADA DIRRED pageku , ku dar dhamaan reerha oo dhan ,HABAR MAGAAD, DIR ROOBLE, AKISHO, GURE,GARIIRE,JIIDO,WARDEEY,iyo dhamaan wixii kale ee aad heli kadho, wixii cawinaad ahna waan la diyaar nahay .
TO CILMI
xaaji war xuma tashiilka meesha ha keenin , waxaa ku jaban haduu yidhi meel aanu warka yaga ku helno ayaan sameesan !? ma cid buu ku duulay oo wax u dhimay!?mise cara kaa heeso ciilbaad dabinaha la qaniin .
walaal yaal arintaas waa inuu noqdaa ficil iyo camal dadka kale ee nabada jecel waxaan ka codsan lahaa in ay nidhacood wixii hawsha ka galaan .
mahad sanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama Zaylici

Sunday, September 24, 2000 - 06:29 pm
To: all my Dir brothers

Establishing a web page for the great Dir family.
I would like to inform all of you that, we are aboriginal(original People) of Somalia, Djibouti and many parts of Ethiopia.

I think the 21st century will belong to us as were the periods from the 4th century-1884, when
the colonial powers destroyed our "Adel Empire" in the west, and the Biyamaal Empire in southern Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Sunday, September 24, 2000 - 11:17 pm
To dhammaantiin,
War anigu Isaaqq baan ahay. ma haddaad dooneysaan in aad tiraahdaan Isaaqq waa Dirr. Now.
Gadabuursi iyo Ciise iyo kuwo kaloo reer koofur ah ayaa maanta doonaya in Isaaqq oo laan dheer ah, hoos in ay u dhigaan oo uu hoos yimaado qabiillo aan hore loo maqan jiritaankooda. Waa maxey Qubeys?? ma qabiilbaa. Waar miyeysan Marka aheyn magaalo dadka banaadiriga ahi leeyihiin? Kismaayo Sow qabiillo kala duwan ma dagana oo kuma abtirsadaan. Waar dhul Somali shaqo kuma lihidine raadsada dhulkiinii oo iska dhiciya Ethiopia oo idinka soo ceyrsatey dhulkiinii.
Qaladkaba waxaa iska leh ciddii qoxooti ahaan idin qaabiley oo Somalinnimo idin soo dhaweysey. Waxaa fiicneyd in Xabashida laydinku sii daayo. Ma haddad keenteen in aad si maldahan Somali land u burburisaan idinkoo sheeganana Marka iyo Kismaayo. War nabad baad ku deggentihiin koofure oo mar hore ayaa meesha ladinku aqoonsaday adinkoo qoxooti ahe, ha illoobina taariikhda. Hana sheeganina mar dambe Isaaqq. Isaaqq dooni maayo in uu waddan dad walaalihii ah oo muslim ah oo nabadda jecel in uu sheegto iyadoo ay arrintu tahey in dagaal cusub oo qabiili ah la soo cusbooneysiiyo. Waar wax yahow bilaa shaqada ah ka shaqo taga meesha. Somaali oo dhan waa walaalo. Hadaad keentaan waxaad waddiina dib ayaa ladinku celin doonaa meeshaad makii horeba ka timideen (Ethiopia). Qooxootiyahey doonaya in ay qalaanqal galiyaan umad nabad kuwada nool. Anaa saan ah iyo anaa kan leh joojiya, ma fahamteen??!! haddii kale meeshaad dhab ahaan u leedihiin waa la ogyahey, bari hore ayaa xabashi idinka boobtey. U raadsada. OK? Somalilanna waddan somaliyeed oo gooni u taagan. Isaaqq na waa Isaaqq. Dirrtaad sheegeysaana ma naqaan. Joojiya waxaad meesha ka waddaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUBXAAN

Monday, September 25, 2000 - 04:35 am
TO:EVERY ONE:

YAAN LOO JAWAABIN NACASKAAS SGEEGTAY SOMALILANDER,ISAAQNA MA AHA WAA SHEEGATO,HADALKIISA AYAAD KA GARATAAN.

NABAD GELYO DHAMAAN WALAALAHAYGA DIREED OO DHAN.

"LONG LIVE DIR"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Monday, September 25, 2000 - 05:57 am
To Subxaan,
Caydu waa ceyb Subxaan. Dhiibo Ra'yigaaga.
Anugu waxaan kalliya oon ku leeyahey waxaad tiri lagu yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed araab

Monday, September 25, 2000 - 06:05 am
ku.dhamantiin

war ma shaqo ayaad watdeen.haa.mise in ann idd waasoo ayaad doonay saan.hadii aydan doonayan is ka ka taga mesha dugagyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arab

Monday, September 25, 2000 - 06:07 am
ku,ka araab ceebaynaya

war midgaan yahoo meesha sheeg cidaac tahay.af somali ligana soo baroo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hawwiye

Monday, September 25, 2000 - 06:07 am
waa warey, ma Dirr baa dooneysa in ay qabiil soo nooleyso oo ka shaqeyso in Somali qabiil qabiil ay isku urursato. Walle waddo dheer oo ay hortiin dadbadan ay ku lumeyn bbaad rabtaan in aad martaan, maad ka deysaan. Ma haddeer baad hurddo ka soo kacdeen. Waryaada Dirr koofureedey, adinkaan khaas ahaan idinla hadlayaa, waxaan idin leeyahey saxiib kaa dheer waxaa ka wanaagsan cadow kula deggen. walaalihiin dariska ah haysku dirina oo qaraabada iyo saxiibtinimaduba aad wadaagtaan. Dirr waqooyi deggen waxba kuuma aqoonsana in aad tahaye. hays baleen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arab

Monday, September 25, 2000 - 06:08 am
ku,ka araab ceebaynaya

war midgaan yahoo meesha sheeg cidaad tahay.af somali ligana soo baroo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Monday, September 25, 2000 - 01:12 pm
asalaama caleykum dhamaantiin .walaalayaal inta ra'yiga ka dhiibaneyso intaana ra'yiga dhiiban walaalayaal waxaad sheegeyso ma yahay wax anfaci doono umadda muslimiinta ah ama aakhiradaada.arinta kale hadaan usoo laabto qof alaale qofkii wax xumaan ah qabiilka dirta ah dhibkeeda waxaa keenay ragii keenay magaca dirta ah marka ilaahey agtiisa waxay kala kulmi ilaahey baa og .midna waxaan oran lahaa wiil •••••• dir ma dooneyso iney qabiil soo nooleyso ayadoo maanta lagu jiro dhimashadii qabiilka oo adigaba ogtahay labadii isla dhalatey is cunayaan.walaalkiis •••••• hadalkaas aan ku leeyahay wanaagiisa qaado ,xumaan hadey kula noqotana aan is cafino.soomaaliland ninka la baxoo ogow iney si fudud u baa ba'dey magacii "land" markey bateen "landiyaashii" marka waxaan jeclaan lahaa inaad magac kale la baxdid hadaba ereyga qabiilka la yiraahne somaalida aad sheegatay ayaan ka wada nahay.ceydana waa laga fiican yahay ee waxaa kuu roon inaad illaahey ka cabsato .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Monday, September 25, 2000 - 03:41 pm
waleel maxaa la hadal bartay !! war maxaad tidhi?
anigu hadal kugu qasaarin maayee waa siduu yidhi walaalkeen ma haboona in aan hadal kugu qasaariyo ee naf yaroow orodoo wax ciyaal suuq sidaadoo kale meelahaa ka doon doono.
intiina kale waxaan odhan lahaa mawduucan dadka maja habaabinayo yaan loo bixin , waxbana yaan loo jawaabin , hadaba anigoon ka mid aheen ragi hadalkan soo jeediyay , lakiin waxaan arkaa micnaha loog adan leeyahay .
waana wax wanaag ku dhisan aanan aheyn wixii somali burburiyey oo kale , kolkii la leeyahay DIRRIRIISIM ma ah in cid kale wax loo dhimaayo ama aanu ka shaqeyneeyno xumaan iyo wax u dhimid umada somaliyeed ee walaalaha nala ah , ee micnuhu uun waa sidii uu ilaah qurankiis ku cadeeyey ee aheed (LI TACAARA FUUU )intaa ma dhafsanee walaala yaal qalad kale ha u qadanina .
ragii waday mowduucan waxaan ka cod san in ay howshooda halkii ka sii wadaan oo ay xasharaadkan yar yar dhag jalaq u siin . waxaana kula talin lahaa in ay ka shaqeeyaan nabada iyo wada noolaashaha ayna xoojiyaan midnimada iyo wada jirkeena , cid kalen aaysan wax u dhimin sida caadada ah waxaa reerka lagu yaqaanay nabad jaceel markaa yaan taa la ilaawin diinkana waa in uu saldhigeenu noqdaa saa waa waxaan dhaxal iyo dhalashoba u lee nahee.
wasalaamu calay kum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 05:29 pm
waar waa maxay waxan aad sheegeysaan.
qubeys reer gaadsin waa maxay waxaan aad meesha keenteen.
waar dir dureema la fil meel fadhiista.
Gadabuudhsi oo rarto,iyo biyomaal oo •••••• beerah ku fasho mooyee. waxa kale maxay yihiin. waar netka ha qudhminina.
Beri annagoo India Joogan oo somali loo shirayo ayaa mid dir ahi damcay in uu hadlo markaasaa mid kale ku yidhi. waar aamu marka Naato iyo warso hadlayaan idinka u kaadiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALMAR

Monday, September 25, 2000 - 05:41 pm
TO QOSLAAYE

SAAXIIB WAAD SALAAMANTAHAY MARKA XIG TANA WAA SU AAL EE XAGEED SOMALI KAGASHIIN. SIDA AAN MAQLANA WAXAA ID KUGU BADAN LAGA ROONAYAASHA?
BAL IIGA JAWAAB ARINTAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Monday, September 25, 2000 - 10:44 pm
To Qoslaye iyo jamac zaylici,
Qoslaye walaal haddaad mowduuc cusub aad billaabeyso iska ilaali waxa dhibaatada kuu keeni kara ama cayda oo ay ka mid yihiin: Caasimadeydu waa Marka iyo anaa leh waddanka. Hadegdegin nin yar baad tahaye, qabiilkana ha u keenin cay iyo in antipatico lagu noqdo. oo iminka Horn of ASfrica oo dhan baa laga jecelyahaye. Sharaf aan Allah ku siinina wallaahaadan heleynin.

Jamacow adigana iska daa csabiyadda qabiilka. Waqtigeedii waa laga soo gudbey. Xogaa waxaad mooddaa in wax laga soo gudbey aad ku yara laabaneyso.

Somalilander adigana waxaan ku dhihi lahaa Qubeys waa qabiil sharaf leh oo layaqaan, hadaadan adigu garaneyn ee marka hore soo baro.
Waxaan ku raacsanahey Cilmi oo si isaga kawanaagsan waxba uma aan sheegeen, very good Cilmi.

To Qubeys,
Adigana waxaan u oran lahaa hanoqon akhyaar caaytameysa, waa maxey xasharaadku??!! sida akhyaartinimada leh ee aad ku socotey ku dhamee warka.
To Cilmi,
Cilmiyow waxaa kaa muuqda wixii Dirr lagu aqoon jirey: wanaag oo dhan, diinta islaamlka, sharaf, hadal wanaag. Waxaa looga baahanyahey walaalaha Subxaan, Qoslaaye iyo Jamac Zayliciba in ay adiga kugu deysadaan oo ay raadkaaga raacaan.
Meeyay ururkii Badda Cas (Red Sea) iyagaa waxey u hadli jireen si cilmiyeysane.

To Red Sea,
Ku soo laabta meesha inta aysan isku dhabqin oo kala haga, cidwaliba haddey tiraahdo anigaa wax uun netka ku qori waxbaa qaldamayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liiban- yare

Tuesday, September 26, 2000 - 06:37 am
Qof-walba inta " Dir "ee baarlamaanka cusub, xil-dhibaan ka ah , ha soo sheegto hadeey aqoon u leedahay. Aniga, waxaan aqoon u leeyahay wiil-ka magaciisa la yiraahdo Mahad Cabdalla Cawad oo ah lafta aan ka dhashay ee reer Agoon , kana sii ah Surre korna ka gala bah-weynta Dir "caws-la fil".
Wiilkaas, Mahad waa reer Ottawo ee Canada, waxaana dhalay caabo-qabiilkii reer Agoon/Surre wiilkiisa ee ahaan jiray ambassador.
"li-tacaarafuu" hadeey tahay aniga, waa ku jiraa sheekadiina, hadii aad qab-yaalad kale waddataan haddaba isma naqaano , Somalinet-na , fool-xumo qabiil in looga hadlo , ilama haboona waa argatideeyda qofnimmo.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Tuesday, September 26, 2000 - 08:34 am
TO ING MO
walaal waa runtaa yoow waa xaal ma habooneyn in aan sidaa u hadlo lakiin kol kol waxaa la yidhi duqsiga ku dul bood boodaa waa layska buufiya.
marka taa waa taa , mida kale arin fiican bay rag soo jeediyeen mooyi waxa dhex qaaday kuwa kan , anigu hadalkan ninkii furay u ma arko in uu xumaan ka damacsanaa ee waxaan u arkaa wanaag maadaama uusan cid kale wax u dhimeynin kolkaa ana waan difaaci mawduucan ilaa iyo intii usan cidna wax u dhimeynin .
TO LIIBAN YARE
walaal waa runtaayo hadii micnaha uu wax yeelayo dadkale oo somali ama wax loo dhimayo aniguba ku ma jiree lakiin sida noo cad micnuhu wuxuu ku socdaa LI TACAA RAFUU .
mida kale aad baa loo yaqaan inna cabdala cawad inkastoo aan anigu aheyn reer agoon hadana reer agoon o kaliya ma aha wax reer cawad garanayo oo wa reer aad macruuf u ah,
TO INTA KALE
waxaan idiin oran lahaa ilaahay ha indiin hanuuniyo , mid yaroow iga waano ah waxaan oran lahaa hadaad walaalyaal mowduucu idiin anfici waayey ordoo meelahaa kale wax idiin cajabiya doonta halakan waa meel sidaad sheegteen quruntay ee meel kaloo carfeyso ina adeeryaal donta .
salaaman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agoon

Tuesday, September 26, 2000 - 11:42 am
Salaan muslinimo iyo mid tolnimo. Bringing all DIR together is a task that's not any easier than bringing all somalis together. In fact, this main tribe could be a good relfection of all Somalia people. Dir sub clans has failed to be united in the past. In this primitive tribe of mine you'll see the a great diversity in culture, dialects, folklore and living style. I would say it's more like a nation.

In the history the father of this tribe, DIR also known as Mohamed had 114 sons. Only Four, Mehe, Madaxweyne, Madoobe and Madaluug made to Somalia. It's said these people were the first postral nomads who conquered and arrived Somalia From the Northern direction. I heard they have the longest lineage in terms of geneological lineup.

In Somalia's recent politics, DIR wasn't one of the main players except parts in the North. It's also because they are a bit more civilized than the rest nomads. One other factor is they are scattered in the whole eastwern Arican countries. They are the majority in Regoin 5th og Ethiopia, Djibouti, Somaliland, Shabelle Region and Kenyan NFD. They share with every tribe in the mainland as well. The subclans are too many to list.
I chose English cos some of DIR don't even speak Somali.
DIR logo is "Don't advocate violence and sabotage and fear Allah"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LABAQAAD

Tuesday, September 26, 2000 - 05:32 pm
walaalayaal waad salaamantihiin,

anigu waxaan ahay nin muuse care ah oo dega sanaag
mudugna waan degnaa oo waxaa resposor naga ahaa reer agoon oo waa dadkii southka sida heerka sare leh noogu soo dhaweeyey oo na dajiyey abaalkoodana ilaah baa gudi kara. hadaba hadaan intaa uga baxo walaalyaal
waxaa layaableh in qabiilkii dirweyne aan hashii maandeeq qaybtay ku lahayd aan lasiinin sabatoo ah
dhab ahaantii waa qabiilka kaliya ee daga j/hoose ilaa raas casayr hadaba sideey ku dhacday umad 43%
somali population ah loo siiyo 49 chairs? ileen meesha waxa wada jooga waa dad dhuuntu u daloosho'e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Wednesday, September 27, 2000 - 01:09 am
Ho, Hé, hé,

War muhiim ah oo ilaa iyo haddeer iila muuqdo in uu yahey run oo taariikhihii kala duwanaa ee Somalidu heysey ayaa naga soo gaarey Aywaliinjo.
Aywaliinjo wexey leedahey Ahmed Ibraahiim Gurey wuxuu ahaa nin reer Gure ah. Gure waa qabiil yar oo dega agagaarka Harar. Carabta ayaan amagacaas u bixisey Gurey oo aheyd caado carab in qabiilka la raaciyo magaca. Marka su'aashu wexey tahey Gure ma Hawwiyaa mase waa Daarrood ama waa Dirr?
malaga yaabaa in Gure iyo Galadi ay wada dhasheen oo boqortooyadii Galadi ee ka dhisnaan jirtey Harar ay ka soo wada jeedaan?!!
Qofwalba wuxuu jecelyahey in uu ku faano shkhsiyaddaas weyn oo uu lahaa Gurey, waa arrin lafahmi karo, lakiin xaqiiqdu maxey tahey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aji

Wednesday, September 27, 2000 - 10:38 am
Liban yare, baarlamaanka cusub uma dhalan somali iyo DIR toona waa mid tuugo iyo kooxo daneystayaala ay wataan ee ha nagu darin. Dir waxaa lugu yaqaan dhowrsanaan iyo ixtiraam iyo diin laguma baran booob iyo aqoon darada kooxaha Carta isugu tagey ay wadaan.

Saxib, ha noo tirin kuwa ku jira dhaca iyo boobka dadweynaha somaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Wednesday, September 27, 2000 - 11:05 am
ING MO w
maxaad tiri, aywalinjo, oo waaxay walinjo marka hore.
warki aad kentay hadaan ka hadlo
walaal anigu waxaan ku hayaa in GURE uu yahay DIRR
uuna dego halkaas HERRER iyaa meelahaas ilaa dirirdhabena waa degaa waana qabiil la yaqaan oo ah CALI MADAXWENYE , MADAXWEYNE DIR . kolkaa GALADI waxaanba ku maqlay kuwa dega AFGOOYE oo bari hore dagaalo dhexmari jireen BIYAMAALKU intii uu soo guuraayey . marka waxa kaga yaaba in arinkaas aad sheegtee AHMED GUREY ,waxaa wax dhici karaa anigu waxaan mar dhexdaas maqlay in uu ninkaas ahaa GURE, oo reerkaan kor ku soo sheegee reerkii BOQORTOOYADII DIRREED ka soo jeedeen ee imika ku danbeyaan dhulkaa konfurta sababahii ay u soo dageen halka ayaa ka danbeysay jabkii uu jabay ahmed guray iyoba iyadoo xawashida ay si xun ula dhaqmeeysay dadkii ku xiriiray reerkaas oo dhan waxaa hubaa in ay leeysay dad badan oo aha royal familigaa taana ayaa manta tusaale u ah sida tirada yar ee reerku u tiro goeen jabkaas owgiis.
marka reerka may aheed GURE laakin waxaa ka dhaxeeyey dhalasho oo sida aad ula socotaan wax uu ahaa AHMED nin ah AMIIR kolkaa boqortooyada DIRREED ayaa waxaa la yidhi ku dhisneed heer AMIIRO ah oo uu kor ka heesto boqorku , sida fedaraali oo kale.
marka waa wax dhici karo ee waxan oran lahaa arinkaa si cilmiyeesan aan u badhno qofwalba oo cilmi u leh waxaan ka codsa in uu nagu soo biiriyo
fikradiisa iyo tariikhdaa daahsooneed waligeed.
nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Wednesday, September 27, 2000 - 01:40 pm
TO:anonymous.
ninyahoo intaadan wax qorin illahey ka baq.wax walba aad leedahay ama aad qoreysid yeysan noqin mid wax udhinto qof muslim .waana iga talo waxaana kuu wanaagsan inaadan waxba qorin .marka hadelkeyga haduu ku anfacin adey kuu taalaa.waqtiguna waa qaali,yuuna kugu seegin waxyaaba aan aakhiradaada faa'iido u laheyn.
TO:INTIINA KALE. walaalayaal waa iga codsi hadaad rabtiin inaad is barataan kala qaata e.mail.magaca dirta sidaad umalayneysaan ma aha ee waa ka sharaf badan yahay in meeshaan lagu soo qoro ........somaaliyoo idil ayaa og.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiqi Maxamed

Wednesday, September 27, 2000 - 05:05 pm
Since the great grand ancestor of mine (Dir) has started walking on this planet, his long held dream was one, he wanted his off-springs (us) to be more open, tolerant, and welcoming of others that however has backfired and resulted the present state of what was once a very noble concentrated tribe. I am not content nor should any dir that our tribe is scattered around east africa. My understanding is that there is tremendous effort needed to bring this gaint tribe back together. But one has to be carefull in doing so because the underlying hurdles are not one which will easily be overcome as our people today have different dialects, languages and cultures. Secondly we should not leave behind our traditional position which was peacifull co-existance with our neighbours be it darood, hawiiye or eithopians that does not mean we shall let them cross the line. Finally i have a word of advice for those who share this tribe with me. We shall seek and promote closer ties between our tribe at any cost. We shall also establish a means of communication through the web so that we can collectively help anyone who may be in need of our help. I as one will promise to create a website for all the Dir people who are in search of their lost brothers and sisters. I promise to release the name of the site shortly as i am working on it now.

N.B

Please disregard any comments by other people that u deem inappropiate as our purpose here is to learn from each other and talk about the what measures we oughta take to keep our tribe rolling in the 21 century. Remember heeding to other people's criticism will farther take away the issue here.....which is to build our communtiy.

Dir Forever


Brotherly Love

Dir's wisedom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AADEY

Wednesday, September 27, 2000 - 06:17 pm
to labaqaad
ninyahoow dir garanayee xagay isxaaq ka soo galaan
mise kuraas hor leh baad raadinee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AGOON

Wednesday, September 27, 2000 - 06:23 pm
All we have to wait from is Fiqi Maxamed and Subxaan who promised to build that page for the greater DIR.... I'll contribute to it as much as I can. "long Live Dir"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runtii

Thursday, September 28, 2000 - 05:16 am
Ninkii yidhaah Issaaq dir maha Issaaq waa
qolo kale.waxaan idiin sheegayaa dhamaantiin
Issaaq waa gobtii somalida yaan laceebeyn.
wana reer magaaliin wana dad wada maskax.
oo dhiig leh oo wax kala yaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Thursday, September 28, 2000 - 10:50 am
waa sheeg xaq ah oo qof walbo naga mid ah u taalo in howshaa ay ka shaqeeyaan marka aniga waxay ila tahay in aan hadalka u badalno ficil oo dhamanteenyu aynu kala qayb qaadano wixii tusmo iyo taageero ah walaalaheen FIQI MUXUMAD IYO SUBXAAN sidii ay howshaa ku fulin lahaayeen .
mida kale waxaan ku racsnahy CILMI hadlakii uu yidhi ee ah in EMAIL la kala qaado oo si toos ah layskula xiriiro layskana war haayo waayo waxaynu joogna wa qurbo sida badana dadkeenu is ma yaqaaniin , marka LI TACAARAFUU daraadeed iyo iskaashinimo aan dadkena iyo nafteenaba wax ugu qabano angoo cid kale wax yeelo u geesaneenin.
midnimo , guul , horo mar ayaa idiin rajeeynayaa
salaaman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DirGuy

Thursday, September 28, 2000 - 11:04 am
I'm looking forward to see DIR homepage...and what would be a name? Greater DIR, DirLand, Aji, DIR Home, or Bogga Direed.
I'm Curious to see it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiqi Maxamed

Thursday, September 28, 2000 - 12:48 pm
Qubeys:

waa sidaa arintu. waan in aynu isbaranaa

DirGuy:

Stay tuned I suppose a better approach
will be to vote on the name since we share
the name DIR. What do you think?


Dir's wisedom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DirGuy

Friday, September 29, 2000 - 03:18 pm
I'm pretty much in agreement with anything that's at hand but first let's implement it immediately.
Count on me as well.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Monday, October 02, 2000 - 02:25 pm
WAXAA LA YIRI HADAL YAR IYO HOWL BADAN .
marka arinkaa ragii keenoow dhamees tir ayaa laydinka dooni , , hadaad wax caawinaad ah u baahataan walaalihiin kale kala kaashada oo as a team u wada shaqeeya , sida magaca loo bixin doono , waayo ma ah arin sahlan cause waxa u wadan doonaa magaca DURIYADA DIRREED markaa waa in uu noqda the best page .
magacyada uu soo jeediyey walaalkeen DIRGUY waa kuwo wax ku ool ah markaa waxaan odhan lahaa si il dheer ha loo lahaado DIRGUY magacyada uu hayo.
salaaman ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraale

Monday, October 02, 2000 - 03:46 pm
LONG LIVE "DIR" DYNASTY!


salaan sharaf leh kadib,
walaalayaal anigu waxaan ahay nin isxaaq ah waxaana aad ugu farxayaa in maanta uu tolkii meel kasoo wada jeesto oo uu dantiisa garto walaw ay somaaliya ay jirto xaq daro hadana waa muhiim in ay dir is barato wuqooyi iyo koonfurba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Tuesday, October 03, 2000 - 10:11 am
Waan idin salaamay dhamaantii.

waxaan aad ugu faraxsanahay sida wanaagsan ee aad sheekada u wadaageysaan.Intaniba waxay ahayd
mid inaga maqanayd.

fikradaha rag badani soo jeediyeen aad ayey u wanaagsanyihiin ee ku saabsan in lafuro bog reer direed u gaar ah.anigoo ah QOSLAAYE ahna ninkii sheekada bilaabay waxaan idin weydiiyey qaabkeed rabtaan in loo furo bog aynu ku wada xidhiidhno?

marlabaad sheekada halkaas ka sii wata waxa khayrku ku jirana is fara dadka caytamayana dheg aad leedihiin ha u dhigina.

walaalkiin QOSLAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBYES

Tuesday, October 03, 2000 - 02:15 pm
TO QOSLAAYE:
walaal waa habooneed in aan mar qura wax war ka helno ragiinaan meesha marki hore noo bilaaway ,
anigu rayi ahaan waxaan oran lahaa waa in uu noqdaa bog macluumaad badan leh , sida xaga diinta, dhaqamadeena kala duwan , tariikhdena intii ilaa iyo hada la heli karo laysku soo ururiyo si aysan u lumin , qayb kaloo lagu keydiyo gabayadeeniin qiimaha badnaa,qaybo kaloo faracyo ah oo jilib jilib reeraha iyo meelaha ay kala degaan iyo sida xaalkooda iyoba wararkooda loo sameeyaa,iyo mid aan anigu is leeyahay waa muhiim oo ah family tree , hadii ay macquul tahay in la sameeyo .iyo dadkeenan maanta sida uu xalkena yahay warbiximo kala duwan oo ku saabsan dadka degan wali somaliya gudaheeda iyo dibadeeda in war biximo laga sameeyo , iyo qeybta weyn ee aanu ka qaadan karno dhismaha bulsha weynta somali IWM.
wixii kaloo dadkiinan kaloo aad u aragtaan ku dara iyo hadii ay jiraan in waxa aan anigu ra'yi ahaan sheegay hadaad u aragtaan fikrado kale oo ka wanaagsan in aad nagu soo biirisaan waxaa horey loo yidhi TALO KEEN NOQO AMA TALO RAAC NOQO.
hadalku meel fiican ayuu noo mariee sidaa ku wada wabilaahi tawfiiq...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARAALE

Tuesday, October 03, 2000 - 05:06 pm
qubays,

walaal anigu waxaan qabaa in dir loo sameeyo chain of general adminstration oo isku xira beesha guud ahaan min saylac ilaa raaskaabooni sababtu waxay tahay iyadoo casrigu is badeleyo ngative haday noqon lahayd iyo positive intaba. aniga waxaan garanayaa inamo biyamaal ah oo furtay meel computerada lagu sameeyo capapilitygeedana leh furitaan website cusub ee beesheena dir.mida kale anigu waxaan ku caawinkarona waa wixii taariiq ah madaama aan philosophyga barto adinkana waxaan idinka rajaynayaa in aad gacan ka gaysan kartaan wixii aad awoodaan maadaama uu pagesiteku u baahan yahay dhisma macluumadeed iyo information

salmu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Wednesday, October 04, 2000 - 01:46 pm
TO CARAALE:
walaal waa arin fiican warkaad nagu soo biirisay kola anigu figradaasu aad ayaan ula dhacay waana kugu tageeray in la sameeyo xaruun isku xer u ah duriyada DIRREED marka waligey anigu waan ku hanweeynaa lakiin horaa loo yidhi fargaligeed fool ma dhaqdo , marka waxaan kaa codsan in aad anida iyo walaalahaa biyamaaal aad howsha gashaan sidii pagekaa lagu sameen lahaana aan falkeeda galno , adigan maadaama aad xaga tarikhda naga kaafisay waa arn wanaagsan oo farxad leh wayo waan u bahneed qof dhinacaa nooga aqoon roon oo naga caawiyo waana howl culusk , waxaan ka rajeenayaa raga kale sida SUBAXAAN iyo ciidankiisa oo makii hore sheekada fureen ay kula soo xiriiran wixi figrado ah na ay meeha kaala qayb qaataan .
waxaan kaloo anigu aan rajeenayaa in qof kastaa manta ka bilaawdo uu meesha kaga tagaa email si layskula socdo saa maanta hadlalkii waa dhameenee waa camalkii waxaa noo haree bal qof walbo reeb mail dadkana la xiriira si an isku geeyno wixii aaraa ah ee aaynu hayno . waa kan kaygi aan ugu horeeyee:
johan16@hotmail.com
salaaman ...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

subxaan

Thursday, October 05, 2000 - 05:59 am
TO:CARAALE IYO QUBEYS:

AAD IYO AAD BAAN UGU FARXAY ARINTAAS AAD SHEEGTEEN,WAANA ARIN FIICAN.MR CARAALE WAA HALKEE MEESHAAS AY WIILASHU KA FURTEEN COMPUTERKA.

ANIGA WAA KAN E_MAILKAYGU rashiid_98@yahoo

babadgelyo iyo naxariisi korkiina ha ahaato


ps. beesha direed ha israacdo hana waarto,hananoolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Saturday, October 07, 2000 - 12:28 pm
WAXAAN RAJEENAYAA RAGA KALE EE DHIMAN IN AY IYANA NALA SOO XIRIIRAAN WIXII FIGRAD AH NA AY NAGU SOO KORDHIYAAN .
TO : CARAALE
WALAAL WAA XAGEE HALKA AY KA FURTEEN WIILASHAA BIYAMAAL , BAL NOOGA SOO FAAH FAHI IYO SIDA AY HOWSHU XAGAAGA KA MAREEYSO.
ILAAHE GUUL AYAAN KA RAJEENAYAA..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 07:52 am
Hayaay! waar ma caadifad baa warkiinu mise waa wax ku ool? Dee idin aawey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Thursday, October 12, 2000 - 03:03 pm
walaahi waanba yaabay ragii meeshii ay galeen , malaha DIR meey aheen oo anaga uun bay na waalayeen ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIR-BRO

Friday, October 13, 2000 - 03:52 pm
SALAAN DHAMAAN TOLKA ANIGOO AH NIN ISXAAQ
WAXAA ABTIYAAL II AH GAADSAN ,WAXAA ILA DHASHAY CARUUR BIYAMAAL MEEL KASTA WAA DIR GREAT .
ILAAHII IGA DHALIYAY DIR AYAA MAHADAA ISKA LEH ,
WAANA ISKULA WAYNAHAY INAAN AHAADAY 'DIR'
WALALAYAAL ARINKAN HORUMARKA LEH EE AAN MAANTAS AADKA UGU FARXAY WAXAAN FILAYAA INAANAYN SALHALANEEYN BALSE ILAAH GARAB KIINA HA GALO AYAAN IDIN LEEYAHAY .WAXAAN KU NOOLAHAY DALKA USA .
XAGEEGEYGA WAXII TALO SIIN,TABURUCAAD GARABIINA AYAAM AHAY .
OGSOONOW DIR WAX YAR MAHEE BALSE WAXA HUBAAL AH DHIB BADAN IN LAGALA KULMI DOONO TAARIKHDEENA HODANKA AH TAASO ILAA FARAACIINTII TAXAN .HADBA WAXAA IGA TALO AH IN LOO HURO WAQTI ,MAAL ,MASKAXIYO WALIBA XOOG WADAJIR AH 'DIR MA DAASHO'

TALO:
WAXAAN IDINKU OGAHAY DULQAAD FARABDAN WADA SHAQAN IYO ISKU DUUBNI MIDA AH .

DARDAARAN:
WAXAAN IDIIN DARDAARMAYAA DIINTA IYO IN LAYS FARO SAMAHA IYO XAQA .

BALANTEENU:
WAA BARI IYO PAG-KA BAHWAYNTA DIREED SOO BOOQO .

UGU DANBEEN:
ITS TIME TO GO....AND GET MY PPL BACK ON TRUCK TOGETHER ........
I WISH ALL THE BEST 2 ALL THE BAHWAYNTA DIREED
FROM THE BOTTOM OF MY HEART KEEP THE BROTHERHOOD
SI ADAG ,GUUL DIR AAAMIIN..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Saturday, October 14, 2000 - 02:41 pm
TO DIR BRO:
walaal xamaasada aad nagu soo biirisay waa mid aad u wanagsan runtiina loo bahnaa waxaad mooda in meeshu ay ragii ka caajiseen , marka adiga ayaa hididiilo hor leh meeshee ku soo biiriyey qeer ilaahey ha kaa siiyo waxaan rajeen in aadn nagu cidleen meesha oo kol kol aad bal cagta na soo mariso oo salaamaha nala dhaafin , waxaan filayaa in ragii ay imika ku mashquul san yihiin pagekii waxan rajeen kol dhow in ay nagu soo bishaareen ee inta intaa ka harsan ogow in booskaagii walaal uu ku banaan yahay wixii aad nagu soo birin kartaana aad nagu soo biirisaa haday ahaan laheed xaga taarikhda iyo dhaqankeenii iyo diintka ba waa loo baahan yahay ee ha naga hagran ..
mahad sanid .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYS

Wednesday, October 18, 2000 - 12:55 pm
war heedhaha , ragii howl adag bey noogu maqan yihiine yaana la kala tagin oo aanu halalkan ka sii dhiiri galino , saa ma sahalnee howshey hayaanee, waxaan idiinka codsanin inaad kol kol na soo martaan oo aadan cidlada na dareen siin
war iyo dhamaadkis
WAR YAAN LAKALA TAGIN ......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed yasine

Friday, December 01, 2000 - 03:01 pm
asalmu alaikum brothers, as a fellow DIR
(Gurgura i.e Mohammed Dir)I wish to send you my best wishes in uniting all Dir people together as we are scattered all over Somalia & Ethiopia.

The Gurgura are the most westerly tribe of our people and live even West of Diredawa.

I know the Gura also live very westerly s far as Sheik Hussain.

Is there any relationship between the Gara , Gure and the Gurgura.


Why is it that the DIR are the only tribes of Somalia that just get on with their lives? You dont hear much about them in the news.

Best wishes to all the peaceful DIR people of Somalia & Ethiopia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.