Fiidoow | Thursday, September 21, 2000 - 02:20 pm waa la ogyahay inuu gacan-ku-dhiiglehaas dad badan dhiiggoodii qabo, dagaalkii xabashida, kii waqooyi iyo kii xamar. maanta shaati nabad ow noo gashahaa miyaa? yeeli meyno, haddow is leeyahay ceer aa madaxweyne eh, mug aan toogaheynaa.... |
SHILKE | Thursday, September 21, 2000 - 03:33 pm yaaba waxkuweydiin uf yahay, orod cabdullahi yusuf ku ooh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! cayr is gonna rul somali. |
Anonymous | Friday, September 22, 2000 - 08:52 am qurunle, you won´t go any where without the blessing of your masters including indeed abdullahi yusuf |