site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GANKUDHIIGLE CABDULAAHI YUUSUF WAA INLAQABTAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): GANKUDHIIGLE CABDULAAHI YUUSUF WAA INLAQABTAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Thursday, September 21, 2000 - 07:18 pm
CABDULAHI YUSUF WAA GANKU DIIGLE MAJEERTEENA UMA AYSOO JEEDAAN IN AY DAGAAL DANBE GALAAN WAANA RAAC SANYIHIIN DAWLDA CUSUB.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliweyn

Monday, September 25, 2000 - 08:20 am
SAAXIIB WAA RUNTAA OO WAA IN LA QABTAA DABADEEDNA LA TOOGTAA OO MAYDKIISA LA WARAA EYGA XUNKA AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Monday, September 25, 2000 - 08:40 am
Gacantiisa dhiiga leh xagaad ku aragtay ma futadaaduu kaa darsaday?

Yusuf waa madaxweynaha Puntiland state of Somalia.
Waana la doortay ilayn idinku dugaag baa tihiinoo ma taqaanin macnaha doorasho xor ah.

Ama noo yeerta aan idin xukunee ama anagu waan idinka go'ine sidiinaas isu cuna bahaloyahow.

Madaxweynaha waxba ha ka sheegin hadii kale qarowga aad habeenkii ku warweyso baa run kugu noqon oo saqdhexe buu ku ceejin ee la soco.

Hadaad rajo ka qabtaan nabad iyo Somaliweyn Abdillahi Yusuf iyo ina Cigaal bay ku xirantahye saas ula socda.

Wadaadada xun-xun iyo xaarka Afweyne ka hadhayna waxaan leeyahay sabiishii haraga weyneyd ee khadiijo ood leefi jirteen iyo guskii cumar faaruuq baad u baahantihiin.

Yusuf naagana kuu dirsan mayo lacag la xadayna ii soo qadhi ku odhan mayo ee shaqo kale yeesha qarmuun fowqal qadhmuun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUGAAL

Monday, September 25, 2000 - 09:32 am
badhan miyuusan dilin
ina caydiid dhab dhable
700 oo wiil oo majeerteen ah ayaa wali la sugayaa
mala weydiiyay meeshay jiraan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 25, 2000 - 10:16 am
war maxaad ka rabtaan meeytida miyaadan ogeey in cabdullaahi yuusuf saakay dhintey, oo illaa hadda la qarinayo. oo laftiisu leedahay{ meedkiisu hannoo taliyo nin kale ma haysannee] .afweeyne iyo caydiid ayaa soo dhaweeyey. si gooni gooni ah ayaana loo cadaabayaa,waxayna soo codsadeen in si degdeg ah cigaal loogu soo afreeyo si ay u wada baroortaan, iyagoo xusay in cali mahdi,iyo caato ay sanadku intuusan dhamaan aaqiro ku soofool leeyihiin,si looga abaal mariyo dhiigii masaakiintii soomaaliyeed ee sida waxashnimada lahayd loo xasuuqay,laakiin warku wuxuu intaas raaciyey in moorgan uu codsaday in uu is dilo waxaana loogu baaqay in uu hargeeysa tago intuu gacantiisa isku dili lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Monday, September 25, 2000 - 10:32 am
Soomaliyeey Cabdulahi Yusuf xaa ka rabtaan? Dadka Puntland ayagaa aayahooda kaa jecel ee faraha ka qaasda. Reer Puntland waa halka dad oo aan marnaba xabad isu qaadan siay arimahooda u xaliyaan. C/Lahi haduu xunyahay iyo haduu fiicanyahayba waa nin Reer Puntland madax u ah ayagaana doortay. We know what's good for us so clean your backyards first then talk about the Punt.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDNIMO

Monday, September 25, 2000 - 10:39 am
CABDULLAHI YUUSUF WAA TUUG U ADEEGO GAALADA WAANA IN FASAHAADKA UU SOOMAALIYA KAWADO LAGA HORTAGAA, WAA IN CABDULLAHI YUUSUF AY DABGIISA AY KU QAADAA DOWLADA CUSUB. HADII ANAN NINKAA MAXKAMAD LAHORKEENIN SOOMAALI WALGEED MADAGEYSO, WAXAANU LEENAHAY "EEDEYSANE CABDULLAAHI YUUSUF WAA IN LAQABTAA". SOOMAALI HA'ISRAACDO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:00 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Monday, October 30, 2000 - 05:19 am
So far waxuu haleeyey maleh, somalida maxaa shaqo uga dhigataan waxaan la idiin dirsanin.
Waxuu yahayba dad kiisa ku jecel so back off ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Wednesday, November 01, 2000 - 07:41 pm
waxaan arkaa dad badan oo cabdulaahi yuusuf ku qarwaya, war haddii la idinka tashaday miyaydaan samraynin dugaag yahaw, dugaaga ma yaqaan wixii san iyo wixii xun, yaa idinka danbi badan nijaasa yahay, wadankii ayaa sidii aboorkii u fiiqateen, masaakiintii aan hubka haysan waa dhacdeen oo gabdhahoodii ayaad ka fara xumayseen(reer xamar), ilaa maanta ayaydaan kala aqoon xaga qorax ka soo baxdo iyo xaga ay u dhacdo, war haddii great leader abdulaahi yuusuf qurunkiina ka tashaday ma eed buu ku yeeshay, oo ummadiisii dooratay. mida kale waxaad hilmaansan tihiin kuwiii naan dhahaya abbdulaahi yuusuf baa dhintay, puntland ma ahan abdulaahi oo kaliya waxay leedahay kumanaan kun aqoon iyo garaad ilaahay siiyay, puntland 's for ever, waligeed way jiraysaa, inta ay dhibaysoo nafta waa abdulaahi waa uu dadaalay, ilaahay ha ka ajar siiyo, kolay ciduu reer ka laayay iyo ciduu dhacay ma jirto ee waxaad ku haysataan waa oo kaliya muu reerka dab qabadsiiyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.