site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"Wadaado waxaan u naqaana kuwa allabariyada quraanka ka aqriya ee maxaa siyaasad galiyey!" waxaa yiri Ina Yuusuf yey

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 29, 2000): "Wadaado waxaan u naqaana kuwa allabariyada quraanka ka aqriya ee maxaa siyaasad galiyey!" waxaa yiri Ina Yuusuf yey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MMMMM

Friday, September 22, 2000 - 11:40 am
Hogaamiyaha dagaalka isla markaana magacowda in uu ka taliyo Maamulka Buuntalaandi, Col. A. Yuusuf, ayaa qodbadiisii uu kula hadlayey umaddiisa, ku lidiyey dowlada cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynahaba in ey yihiin Wadaado(wadaadana u yaqaan kuwa allabariga cuna ee ducada ka aqriyaa) kala ah Itixaad iyo Qaasim oo ahaan jirey saaxiibkiis balse uu la yaabey goortii uu xumaadey ee uu noqdey wadaad Islaax ah.

Habada waa yaabe, wadaad soo mahaan kii Eebbihiis ku xirnaa? Soomaaliduse soo maahan Ummad Islaam ah? Marka haddii aan dad Eebbahood yaqaan eysan maamulin yaa maamulaya?
Taas waxaa ka sii daran dadka uu la hadlayaa soo mahaan dad kuligood islaam ah oo wadaado ah.
Xitaa ma siyaasad hadli waayey? Aawase la taliyaashiisii? Mise cidiba lama taliso? Yaab dheh!

Macna maleh, waxey ka mid tahay nasiib darada qabsadey ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan dadkii caqliga iyo sharafta u saaxiibka ahaan jirey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj.wase

Saturday, September 23, 2000 - 03:11 pm
C/llaahi Yuusuf - Jaahilkii Majeerteen aad u khasaariyey oo iyaguna ka hari waayeen....


Waxaan ka xumahay inuuba diintiina ka faanayo oo uu sacadna weji ka sameysanayo ileyn afar wiil oo sacad ah ayey boqollaal majeerteen ah ka cararaan, yaa Daaarood eheey!!! dadka majeerteen 90% dowladda soomaaliyeed ayey rabaan sida soomalida kale, reer waqooyi ra'iisulwasaare ayey rabaan iyo marduuf qaad ah, marka majeereteen dadkoo idil iyagaa u khasaaro badan, dharbaaxada sacad iyo hawiyeha kale iyo tii marreexaan ayey la wareersan yihiin, maxa dad laga laayey markow Ceydiid yimid Gaalkacyo, markow Axmed Warsame Kismaayo ugu tegay iyo markay Siyaad afka ku taageen 77dii lafaha kale ee yar yar ee daaaroodka ayey khiyaamaan oo herti-herti ku dagaan. marka C/llaahi Yuusufka cudur maxamuud wasiir ku xigeen in laga dhigo ow rabaa, sacadna waa ka baqaa oo Gaalkacyo sacad keliya aa qoryo wato, nimankii cudur maxamuud oo dhan Bari ey u carareen, naagahoodii aan habeenkii laba-laba u wasnaa, maalintiina bush ay shaah ku karihee, marka intow Itoobiya ku soo waashay ayuu dadkii xamar ka cararay iyo kuwii kismaayo ka soo cararey Bari isugu geeyey ow soomalida kale siraa....sacad aa kaa dambeeyo cudur maxamuud ma tihiinoo iyo kuwoow Sayid Maxamed yiri,inta habara iyo halamash majeerteen baa leh.......waa la idin wasaa sidii waayadii hore.....faan lee iska wata......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 23, 2000 - 03:32 pm
MJ.WASE


SAAXIIB, MAXAA KU DAAREY, OO U CIIL HADLEYSAA, ADIGII BAABA KA WAALAN NINKA IYO CIDAAD WAX KA SHEEGEYSIDE.

CEEB, CEEB! dadka lama caayo, ogowna afka iyo ximnaha aad adeegsaneysid Ilaah baa ku siiyey, wuxuuna kuu siiyey in aad ku cibaadeysatid.
Hadabba markii aad dooneysid in qof ama cid kale aad naqdisid sheeg wixii khalad ee ey ku jiraan iyo sida aad u aragtid in lagu daaweyn karo.

Aad baad u mahadsan tahay.
Please, make apology!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ehludiin.

Saturday, September 23, 2000 - 07:17 pm
walaalayaal cabdullahi yusuf iyo cigaalba waxay kuqaraabtaan oo waxkuraadsadaan diinta islaamka anagaa hortaagan, marka walaalayaal soomaali waa muslim nimankane diintoodii waxay dhaaf sadoohaayaan shilimaad iyo in magac yeeshaan, wax oo dan ah oo xitaa kuwa ay kadhasheen ay uhayaan malaha waa labo tuug taariikhda soomaaliyana baal mugdi eh ayey ooga jiraan, sidaa darteed waan usamreenaa ilaa waqti dhaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Tuesday, October 03, 2000 - 03:07 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish2000

Friday, October 06, 2000 - 07:56 am
Salaamu caleykum
Runtii hadalka cabdullaahi yuusuf waa wax marna la la yaabo marna lagu qoslo, maxaa yeeley waxaad mooddaa ninku inuu aduunba la socon ama laga soo bilaabo bartamihii qarnigii tagey uu meel kaligii ku xirnaa. hadalka uu ku hadley waa mid waayhaas si hoos hoosa loo dhihi jiray.

Miyuusan lasocon in ragga ruushka ka saarey Afgaanistaan ay wadaado yihiin?
Miyuusan ogeyn ragga Suudaan xukuma iney wadaado yihiin?
Ma maqal miyaa Aljeeriya iney doorbiday iney wadaadadu hogaamiyaan?
Ma oga miyaa in maanta wadamada carabta oo dhan mucaaradka kaalinta koobaad ku jira ay wadaado yihiin oo Cummunists,Socialists iyo Liberalskii loo dhammeeyey kadib dadku markey arkeen iney zero yihiin.
Miyuusan ogeyn(waa hubaa inuu ogyahaye) in cadowga koobaad oo ay ka baqaan reer galbedku siiba mareykanka maanta ay yihiin wadaadada islaamka.

Dulliga kor ku ceytamey waxaan leeyehay ciddii ku soo deysatey(tarbiyadeysay) ayaa danbiga leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEEYNADIID

Friday, October 06, 2000 - 09:15 am
To:Ninka isku magacaabay Mj Wase....
Walaahi saaxiiboow saan u jeedo waxaa tahay nin
xanaaqsan oo ka xun qabiilka la yiraahdo Majeerteen.Makula yaabani koleybo waxaa ka dhalatay kuwa eey is neceb yihiin qabilkaas ama
ka qaba fikrada xun oo ah Majeerteen ayaa wadanka qasaayo.
Walaahi dad badan oo majeerteen ah ayaa kula qabo in C/laahi yuusuf oo qaldamay laakiin aan asaga kaliya wax ka sheegay,laakiin adigana qabiil dhan
ayaad caaysay maangaab nimadaada,koleybo qabiiliinta ducafada aha ayaa tahay.
Ama jecloow ama ha jeclaanin MAJEERTEEN INTA QIYAAMAHA KA DHACEEYSO MADAXEEY KAAGA TAAG NAANAAYAAN.LET ME TELL YOU MAJEERTEEN IS A NOBLE TRIBE NOT LIKE YOUR TRIBE

ADEERKAA ..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.